Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6799 Posts

Somaliland: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Hay’addaha Maaliyadda

Hargeysa (ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta soo gebogabeeyey Shirweynihii Hay’adaha maaliyadda, Baananka, Xawaaladaha iyo Shirkada caymiska oo muddo laba maalmood ah ka socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Shirkaas oo doodo iyo falanqayn ka dib

Maayarka Berbera Oo Ku Eedeeyay Maayarka Burco Iyo Badhasaabkii Hore Ramaax Arrimo Kala Duwan

“Maayarka Burco, Markuu  Ku Guul daraystay Inuu Shacbiga Wax U Qabto, Ayuu Ku Jiheeyay Berberaa Lacagtiina Cunta, Ramaax Waa Ayaan Daro inuu maanta Beentaa Ummada u sheego” Hargeysa(ANN)-Maayarka Berbera, Cabdishakuur Cidin, ayaa ku si kulul u eedeeyay in Maayarka Burco

Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegay In Aanay Awoodin Inay Wax Ka Qabtaan Qiimaha Maceeshada Weli Taagan Halkii Dollarku Kasoo Dhacay

Hargeysa(ANN)-Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee Somaliland, Axned Xasan Carwo, ayaa sheegay in aanay Baan aahaan awoodin inay wax ka qabtaan dadka weli qiimaha 10,000 sh/sl ku sarifaya dollarka marka laga iibsanayo baddeecadaha. Agaasimaha, ayaa sheegay inay wax baddan la

Shirkadda Telesom oo Wacdaro Ka Dhigtay Shirweynaha Baananka iyo Hay’addaha Maaliyadda Somaliland

Hargeysa(ANN)– Shirweyne si heer sare ah loo soo agaasimay, oo uu ka qayb-galay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa lagu qabtay, ayay shirkadda Telesom Group ku soo bandhigtay adeegyo casri oo la xidhiidha arrimaha maaliyadda. Madaxweynaha Jamhuuriaydda

Somaliland: Baanka Dhexe Oo Soo Bandhigay Qalab Lagu Ogaanayo Lacagaha Foojariga Ah Ee Dalka Lasoo Geliyo

Hargeysa (ANN)- Masuuliyiinta  Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Carwada Baananka iyo shirkadaha maaliyadeed oo maanta Hargeysa ka furmay ku soo bandhigay adeegyo lagu hubinayo in lacagta saxda ah ee Somaliland iyo lacagaha la been abuuray. Saraakiisha Baanka dhexe, waxa kale

Telesom Group Oo Madasha Shirka Gancsiga Ka Sheegtay Doorkeeda Isgaadhsiinta, Adeega Casriga Ah Ee Zaad Iyo Maalgelinta Bangiga Ay Mataanaha Yihiin Ee Daarasalaam

Hargeysa(ANN)– Shirkaddaha Telesom Group , ayaa Madasha Shirka Gancsiga Somaliland oo saaka uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi ka furay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka sheegtay doorkeeda horumarka dalka ee dhinacyada Isgaadhsiinta, horumarka Tiknoolojiyada casriga ah iyo weliba maalgelinta

Shirkaddaha Dahabshiil Group Oo Carwada Kusoo Bandhigay Adeegyada Ay Hayaan Iyo Maalgelinta Ay Sameeyaan

Hargeysa(ANN)- Shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa wacdaro ka dhigay, isla markaana adeegyo cusub ku soo bandhigay Carwada Baananka iyo Shirkadaha Maaliyadeed ee Somaliland oo maanta Madaxweyne Muuse Biixi si rasmi ah uga furay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa oo ay laba

Shirkadda Caalamiga Ah Ee Caymiska Somtakaful Oo Soo Bandhigtay Adeegyada Ay Qabato Ee Bulshadu U Baahantahay

Hargeysa(ANN)-Shirkadda Caymiska ee Somtakaful, ayaa carwada maanta ka furantay Huteelka Maansoor rr Magaalada Hargeysa, kusoo bandhigtay edeega ay bulshadda u hayaan iyo qaabka ay u shaqayso shirkadda Somtakaful , iyadoo nasiib u yeelatay inay ka mid noqoto shirkaddaha Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Halday Dhibaatooyinka Hortaagan Horumarka Dalka Iyo Kaalinta Shirkaddaha iyo Bangiyada Madaxabaanan Iyo Xukuumadda

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi, ayaa ka hadlay Shirka Isku Xidhka Baananka iyo Hay’addaha Dawladda Iyo Kuwa Madaxa Banaan oo ay soo qaban-qaabiyeen Wasaaradda Maaliyadda iyo Baanku dhexe ee Somalialnd. Madaxweyne Muuse Biixi, oo ka hadlayay shirkaa oo saaka ka

Aqalka Senat-ka Maraykanka Oo Diiday iibka Hubka Ee Sacuudiga Iyo Imaaraadka

Washington(ANN)-Aqalka Senate-ka Mareykanka , ayaa taageeray go’aanka ka soo horjeeda qorshaha Madaxweyne  Donald Trump ee ahaa inuu sii wado iibinta hubka ee dalalka  Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka, taas oo sababtay welwelka ay ka muujiyeen Haya’addaha xuquuqda Aadamahu arrinta hubka laga