Category: Warar
Qodobbada Kasoo Baxay Shirkii Gogol-xaadhka ah Ee Bilawga Wadahallada Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(ANN)-Shir loogu gogol-xaadhayey, isla markaana lagu doonayey in la gaadho heshiis guud oo fure u noqda in dib loo bilaabo wadahadalladii u dhexeeyey dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa la iskula qaatay qodobbo la xidhiidha sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadallo
Somaliland: Madaxda Saddexda Xisbi Qaran Oo La Kulamay Madaxweynaha Iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay masuuliyiin ka socday Saddexda Xisbi Qaran, kulankaa oo ay ka qaybgaleen Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee Xisbiga, WADDANI, Cabduqaadir Jirde, Xoghayaha WADDANi, Khadar Xuseen Cabdi (Looge), Guddoomiyaha Xisbiga UCID,
Somalia: Hoggaamiye Kooxeedkii Qanyare Afrax Oo Geeriyooday
Muqdisho(ANN)-Allah u naxariistee waxa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka tirsanaa hogaamiyeyaashii siyaasadda ee Soomaaliya, kuwa ugu magaca dheer, isla markaana ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyaddii sagaashanaadki markii ay burbirtay dawladdii Soomaaliya kala qeybsaday Muqdisho. Qanyare
Xoghayihii Hore Ee Maraykanka Oo Sheegay In Diplomaasiyada Maraykanku U Af-duubantahay Wiilka Uu Sodoga U Yahay Trump
Warbixin: Arraale M. Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. New York(ANN)-Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda Maraykanka Rex Tillerson, ayaa sheegay in siyaasada arrimaha Dibedda Maraykanka aanay ahayn mid gacanta ugu jirta xoghayaha Arrimaha Dibedda, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha Donald
Hay’adda Xuquuqda Aadamaha Ee Amnesty International Oo Ugu Baaqday Xukuumadda Somaliland In Deg-deg Loo Sii Daayo Saddex Muwaadin Oo Xabsiga Ku Jira
New York(ANN)-Hay’adda caalamiga ah ee xuquuqda Aadamaha u dooda ee Amnesty International, ayaa ugu baaqday Xukuumaddda Somaliland inay si deg-deg ah oo shuruud la’aan ah xabsiga uga sii dayso saddex muwaadin oo u xidhan, kuwaas oo kala ah, Cabdimaalik
Djibouti Oo 42-Guuradii Kasoo Wareegtay Xoriyadeeda Xaflad Ballaadhan Loogu Qabtay Hargeysa
Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayo sannad-guuradii 42aad ee kasoo wareegtay markii Dalka Djibouti xoriyadiisa ka qaatay gumaysigii Faransiiska 27 Jun 1977, ayaa xalay lagu qabtay Huteelka Maansoor ee caasimada Somaliland ee Magaalada Hargeysaka. Munaasibadaa oo ay kasoo
Djibouti Oo Si Weyn Looga Xusayo 42-Guuradii Kasoo Wareegtay Markii Ay Xoriyada Ka Qaadatay Gumaysigii Faransiiska Toos U Daawo Xafladaa
Djibouti(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayo sannad-guuradii 42aad ee kasoo wareegtay markii Dalka Djibouti xoriyadiisa ka qaatay gumaysigii Faransiiska 27 Jun 1977, ayaa ka socota Caasimadaa dalkaa ee Djibouti, Munaasibadaa oo ay kasoo qaybgaleen madaxda qaranka, Madaxweyne Ismaaciil
Sariflayaasha Hargeysa Oo Ka Raali Geliyay Shirkaddaha Dahabshiil Eedo Loo jeediyay
Hargeysa(ANN)-Sariflayaasha ugu tunka weyn suuqa sarifka lacagaha ee magalaada Hargeysa, ayaa ka raali geliyay shirkaddaha Dahabshiil Grouop eedo loo jeediyay oo la xidhiidhay safrika lacagta Electarooniga ah ee E-Dahab. Safariflayaasha oo la hadlay qaar ka mdi ah warbaahinta , ayaa
Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Dhawaaqa Midnima-doonka Ah Ee Madaxweynaha Soomaaliya
Hargeysa(ANN)-Madaxtooyadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay dhawaab kasoo yeedhay xalay Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo mar uu ka hadlayay munaasibad lagu qabtay xalay magaalada Muqdisho oo lagu xusyay sa59-guuradii kasoo wareegtay markii ay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Mustacmaradii Boqortooyadii
Somaliland: Madaxweynaha Oo Sheegay In Aanay Aqbalayn Shuruudaha Sucuudigu Kusoo Rogay Moosinka Xoolaha Xajka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shuriuudaha dawladda Boqortooyadda Sucuudigu ku xidhay moosinka dhoofka xoolaha ee Xajka, wuxuuna si cad u sheegay in aanay Somaliland marnaba aqbalayn shuruudaha noocaa ah. Madaxweynaha oo daba socda shuruudaha dawladda Boqortooyada