Category: Warar
Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Xamar, Baaqna U Jeedisay Beesha Caalamkana
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa uga digtay dawladda Villa Somalia ee Muqdisho inay farageliso arrimaheeda, Isla markaana waxay ugu baaqday Beesha Caalamka in aanay simin horumarka Somaliland iyo xukuumadda fashilantay ee Muqdhisho. Sidaana waxa lagu sheegay war Qoraal ah oo kasoo
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Wen Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea Ee Galbeedka Afrika
Conakry(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini (Guinea) ee galbeedka qaaradda Afrika oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen. Madaxweynaha Somaliland iyo weftiga
Somaliland: Cabduqaadir Jirde Oo Sheegay In Kulamadii Saddexda Xisbi Ka Burbureen Dhinaca Madaxweynaha Iyo Doodii Dhexmartay Faysal Iyo Muuse
Hargeysa(ANN) Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay in kulamadii ay la lahaayeen maalmihii u danbeeyay labada xisbi ee KULMIYE Iyo UCID, aan wax natiijo ah laga gaadhin arrimihii lagaga hadlayay ee
Al-Shabaab Oo Sheegatay Qarax Lagu Dilay Taliyihii Booliska Gal-mudug Ee Gaalkacayo
Gaalkacayo(ANN)-Weerar Qarax ah, ayaa lagu dilay Taliyihi Booliska ee dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacayo ee Soomaaliya, Gaashaanle Cawil Nuur Rooble, maanta u geeriyooday dhaawac culus oo kasoo qaraxaa oo gaadhigiisa loogu xidhay. Sarkaalka lagu dilay oo ahaa Taliyaha Booliska maamulka
Somaliland: Madaxweynaha Oo Safar Ugu Baxay Dalka Guinea Ee Kusii Jeeda Badweynta Atlantic Iyo Sharaxaad Laga Bixiyay Ujeedada Safarkaa
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar aan hore loo shaacin galabta ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Guinea ee kulaalaya Badweynta Atlantic ee galbeedka qaarada Afrika. Safarkan Madaxweynaha Somaliland oo ay ku weheliyaan xubno ka tirsan xukuumaddiisa, ayaa ka
Deegaanka Soomaalida Ethipia Ee Xarshin Oo Lagu Caleema-saaray Ugaas Cusub
Xarshin(ANN)- Ugaas Maxamed Cumar Cabdi, ayaa ka mid noqday Madaxdhaqameedka cusub ee kusoo kordhay Isimada Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, munaasibada lagu caleema-saaray Ugaaska Cusub, ayaa ka dhacday saaray Deegaanka Calaydh oo ka tirsan Degmada Xarshin ee Gobolka Jig-jiga ee Ismaamulka Soomaalida
Somaliland: Salaadiin Iyo Madax-dhaqameed Bulshada Usoo Bandhigay Doorka Dugsiga Aggoomaha Ee Kuwatigu Kaga Jiro Horumarka Dalk
Hargeysa(ANN)-Sudlaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu Salmaan) oo ka mid ahaa Salaadiinta Somaliland, isla markaana hormood u ah masuuliyiinta sare ee Dugsiga Aggoomaha Kuwaiti-ga ee Hargeysa, oo maanta ka hadlayay madal ay ku kulmeen labaatan Madax-dhaqameed isugu jira Salaadiin iyo Cuqaal
Agaasimihii Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Oo xilkii wareejiyay Waxyaabihii Uu Qabtayna Soo Bandhigay
Hargeysa(ANN)-Agaasimhii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland, Cabdirashiid Ibraahim Sh. Cabdiraxmaan oo maanta xilka ku wareejiyay Agaasimaha dhowaan Madaxweynuhu u magcaabay wasaaradda, ayaa qoraal kusoo bandhigay wax-qabadkii u qabsoomay wasaaradda mudadii uu joogay. Qoralka uu Agaasime Cabdirashiid, kaga hadlay waxyaabaha
Deegaanka Gobolka Sanaag Ayax Ku Habsaday Iyo Dadka Oo La Tacaalaya
Ceergaabo(ANN)-Deegaanka Gobolka Sanaag, ayaa laga soo sheegayaa qaylo-dhaan la xidhiidha Ayax ku habsaday meelo ka mid ah, waxaana wararku sheegayaan in meelaha Ayaxu ku degey ay u badan yihiin dhulka dooxooyinka iyo Beeralayda. Cabdiraxmaan Cali Madoobe (Cabdi Badhaf) oo ah
Somaliland: Saraakiisha Sare Ee Baanka Aduunka Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Kulmay Xili Ay Taagan Yihiin Fadeexado Musuq-maasuq Oo Ku Xeeran Mashruucaa Tayaynta Shaqaalaha
Hargaysa (ANN) –Wefdi ka kooban Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada Nairobi iyo Washington, USA. ayaa maanta soo gaadhay Somaliland. Saraakiisha Wefdiga , ayaa kulan albaabada