Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6797 Posts

Xukuumadda Somaliland Oo Idaacada BBC-da Dacwad Ka Gudbisay

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay dacwad ka gudbisay Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Soomaliga, isla markaana aanay ku qancin jawaabta laga soo bixiyay warqad ay hore ugu qoreen maamulka Idaacada. Sidaana waxa sheegay Wasiirka wasaarradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed

Somaliland: Ururka Saxaafada Ee SOLJA Oo Ka Qaygalay Shir Caalami Ah Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay

London(ANN)-Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA,  Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ka qayb gelay shir caalamiya oo ku saabsan difaaca xoriyada Saxaafada, isla markaana looga dhigay   Defend Media Freedom. Shirkaa oo maanta ka furmay magaaladda London dalka Britain,  ayaa waxaa

Maxaabiis Laga Qabtay Malayshiyada Col. Caare, Mudaharaadyo Ka Dhacay Burco Iyo Ceergaabo

Ceergaabo Oo Bandaw Lagu Soo Rogay Kaddib Rabshado  Sababay Khasaare Sababay Ceergaabo(ANN)- Magaalada Ceergaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, ayaa lagu soo rogay Bandaw, kaddib markii ay maanta halkaa ka dhaceen rabshado sababay khasaare. Dadkaa mudaharaadka sameeyay, ayaa Taayiro ku gubay

Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga WADDANI Xabsiga Laga Sii Daayay

Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Xoriyadiisa u soo celisay Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDAN, Maxamed Sidiiq Dhamme, kadib markii uu mudo laba bilood iyo dhawr caanamaal ku xidhnaa xabsiga, iyadoo  Maxkamadda gobolka Maroodijeex ku xukuntay 6 bilood

Dallada Rayidka Ah Ee Sonsaf Oo Baaq Ku Waajahan Colaada Ceel-Afweyn Soo Saartay

Hargeysa(ANN)Dallada SONSAF, ee Bulshada ee Ururada aan dawliga ahayn ee rayidka ah, ayaa baaq kasoo saaray colaada soo noq-noqotay ee deegaamada Ceel-Afweyn eegobolka Sanaag. Baaqa oo uu ku saxeexnaa, Guddoomiyaha SONSAF, Anwar Abdirahman Warsame oo nuqul ka mid ah soo

Somaliland Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Aqoonsiga Golaha Deegaanka Ee Birmingham Ku Dhawaaqay

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay aqoonsiga ay golaha deeganka Birmingham ee Dalka Britain u fidiyeen Somaliland. Dhanbaal qoraal ah oo kasoo baxay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekadda Araweelo News Network. Qoraalkaa,

Somaliland: Madaxweynaha Oo Sheegay In Dhawaaqyadii Safarkooda Guinea Ka Cadhooday Talyaanigu Kow Ka Ahaa

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay safar ay todobaadkii hore ku tageen dalka dalka Jamhuuriyadda Guinea  ee kulaalaya Badweynta Atlantic ee galbeedka qaarada  Afrika.  Madaxweynaha Somaliland oo maanta si weyn loogu soo dhoweeyay  hargeysa, oo warbaahinta

Madaxweynaha Somaliland Oo Dareen Xamaasadaysan Lagu Soo Dhoweeyay

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa qaar kamid ah dalalka qaaradda Afrika, ayaa maanta dalka kusoo laabtay, waxana si xamaasadaysan iyo qiiro waddaniyadi ka muuqato loogu soo dhoweeyay Caasimadda Hargeysa. Weftiga uu hoggaaminayey Madaxweyne

The Remarkable Story of Anthony, President Akinwumi Adesina’s Adoptive Son from Madagascar

PRESS RELEASE For President Adesina, Anthony’s story is one of hope ABIDJAN, Ivory Coast, (ANN)– Three years ago, Anthony, then 11, showed signs of stunted growth as observed by African Development Bank (www.AfDB.org) President Akinwumi Adesina during a visit to

Labada Madaxweyne Ee Somaliland Iyo Guinea Oo Kulan Muhiim ah Yeeshay .

Conakry(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo weli ku sugan Caasimada Conakry ee Dalka Galbeedka Afrika ee Guinea, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Dalakaa President Alpha Conde. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir,