Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6797 Posts

Congress-ka Maraykanka Qaraar Kasoo Saaray Weearrarkii Madaxweyne Trump Ee Haweenka

Washington, D.C (ANN)-Aqalka Wakiilada Maraykanka ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay qaraar lagu cambaareynayo Madaxweyne Trump, kadib dhawaaqyo lagu tilmaamay cunsuriyad iyo hanjabaad oo uu ku weerarray Afar Haween ah oo ka tirsan Aqalka Kongaraeska Maraykaka Donald Trump iyo

Xisbiga WADDANI Oo Dhaliilay Hoggaaminta Siyaasadeed Ee Madaxweyne Muuse Biixi kana Hadlay Siyaasadaha Gudaha Iyo Dibedda Ee Xilligan

Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa dhaliilo u jeediyay Hoggaaminta Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ka hadlay Siyaasada arrimaha Dibedda iyo arrimaha gudaha oo ay sheegeen inay yihiin kuwo tusaale loo soo qaadankaro. Sidoo kale, waxay

Somaliland: Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Oo Tababar u Furtay Macallimiinta Maddarasadaha Afar Gobol

Hargeysa (ANN)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa tababar kor loogu qaadayo Macallinta Maddarasadaha dalka ee heer Qaran. Tabobbarkan oo ay ka qaybgaleen ku dhowaad 200 macalin oo kala yimi Gobolada Mariidi-jeex, Togdheer, Awdal

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Xiisadda Siyaasadeed Saamaysay Dhoofka Xoolaha Soomaalida

“Wuxuu Baaqyo u kala Diray Somaliland iyo Soomaaliya” Muqdisho(ANN)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wakhtigan hoggaamiya mid ka mid ah Xisbiyada siyaasadda ee Soomaaliya ka jira, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqay inaanay siyaasadayn waxyaabaha nolosha bulshada taabanaya,

Haweenka Aqalka Congress-ka Maraykanka Iyo Madaxweyne Trump Oo Jawaabo Kulul Is Dhaafsaday

Washington. D.C (ANN)-Gabdhaha Aqalka Congress-ka Maraykanka, ayaa sheegay in aanay marnaba ka daali doonin inay la xisaabtamaan Madaxweyne Trump. “Waa arrin la idiinka jeedinayo qalalaasaha uu maamulkiisa hayo iyo dhaqanka musuqmaasuqa” ayay ku yiraahdeen dumarka Afarta ah  oo shir jaraa’id

Somaliland Ganacsatada Xoolaha U Dhoofiya Dalka Cumaan Oo Lagu Qasbay inay Oggolaanshaha Ka Qaataan Maamulka Puntland Ee Boosaaso

Hargeysa(ANN)-Ganacsatada reer Somaliland ee Xoolaha u dhoofiya waddamada Carabta, ayaa caqabado hor leh waajahaya, ka dib markii ay culays iyo cadaadis xooggan saareen qaar ka tirsan iskaashatada Xoolaha dhoofisa ee reer Puntland ee ku dhaqan dalka Cumaan, kuwaas  oo kooto

Somaliland: Golaha Wasiirrada Oo Cambaareeyay Soomaaliya

War-saxaafadeed Hargeysa(ANN)-Kal-fadhi aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, maanta yeesheen oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa lagu lafo-guray weerarka siyaasadeed

Americans among dead as hotel attacked in Somalia

Kismayo(ANN)-The death toll from the attack on a hotel in Somalia’s port city of Kismayo has risen to 26, with Kenyans, Americans, a Briton and Tanzanians among the dead, Jubbaland region’s president said on Saturday. A presidential candidate for upcoming

Somaliland Oo Ka Hadashay Markab Xoolo Ka Qaaday Dekedda Berbera Oo Dawladda Federaalku Diiday In Laga Dejiyo Sucuudiga

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Markab Xoolo loo waday Xajka ka qaaday Afar caana-maal ka hor  Dekedda Berbera oo weli ku xaniban Dekedda Sucuudiga ee Jiddaha. Kadib markii Dawladda Federaalka diiday in xoolahaa laga dejiyo Markabka, iyadoo ku dooday in

Final Sudan agreement delayed amid new political divisions

Khartoum(ANN)-The draft final agreement between the ruling military junta and the protest movement will be delayed indefinitely, a mediator has said. A Sudan legal committee has postponed the delivery of the draft final agreement between the military and protesters regarding