Category: Warar
Maayarka Hargeysa Oo Canbaareeyay Xeer Golaha Wakiiladu Ansixiyeen
Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO), ayaa ku tilmaamay Wax-ka-bedelka iyo kaabista lagu sameeyay Xeerka
Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In Somaliland Ku Hungawday Taageerada Xulufada Sucuudiga
Hargeisa(ANN)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay xiisada mudooyinkii u dambeeyay u dhaxaysay Somaliland iyo Soomaaliya, wuxuuna si adag ugu dhaliilay Xukuumadda Muuse Biixi, isagoo tilmaamay in Somaliland ku hungoowday taageerada xulufada Sacuudiga. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo arrimahaasi kaga
Somaliland: Xukuumadda Oo Mamnuucday Mooshinada Xilalka Lagaga Qaadayo Maayarada Dalka
Somaliland, ayaa mamnuucay fadhiyada la xidhiidha xil ka qaadista Maayarada ee golayaasha deegaanka dalka, waxaana la laalay kalfadhiyada aan caadiga ahayn ee mooshinnada 23 Degmo doorasho.
Ankara: Kulan Dhexmaray Agaasimayaasha Wasaaraddaha Diinta Iyo Awqaafta Ee Somaliland iyo Turkiga
Ankaral(ANN)- Agaasimaha guud ee wasaarada Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Aadan Cabdillaahi Cabdalla oo ku sugan dalka Turkiga, ayaa kulammo muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Xafiiska arrimaha dibedda ee Hay’adda Diinta iyo awqaafta ee Turkiga Afir Yildirim, Masuuliyiinta Hay’adda TIKA
Ambassador Nicolás Berlanga Martínez Oo Muuqaal Madasha Bandhiga Bugaagta Ee Hargeysa Mar Keliya Jawigeeda Bedelay
Somaliland: Bandhigga Caalamiga ah ee 12-aad ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay iyo Waxa Sannadkan Ku Cusub Hargeysa(ANN)-Munaasibadaa Bandhiga 12aad ee Buugaagta oo ahayd mid si weyn loo soo aggaasimay, ayaa maanta lagu qabtay xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, waxaana furitaankii ka
Madaxweynaha Somaliland Oo Gef Iyo Gardaro Ku Tilmaamay Guddida Uu Magcaabay Madaxweynaha Soomaaliya
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa gef iyo gardarro ku tilmaamay guddida uu magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya kusoo daro xubno dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo uu ku tilmaamay inaanay Somaliland meteli Karin shaqsiyaad iskood u shaqo tegay
Xildhibaano Soomaaliya Ah Oo Xukuumadda Farmaajo Ku Eedeeyay Inay Dagaal Kula Jirto Somaliland
Muqdisho(ANN)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka ee Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa dowladda federaalka ku eedeyay inay qaaday tallaabooyin ay sheegeen inay tahay cunaqabatayn ay la doonay Dawladda Somaliland. Xildhibaannada oo asalkooda kasoo jeeda
Somaliland: Furitaanka Carwada 12-aad Ee Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa 2019 Oo Si Rasmi Ah Loogu Furay Munaasibad Si Weyn Loo Aggaasimay
#HIBF2019 Hargeysa (ANN)Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa si rasmi ah u furay Carwada caalamiga ah ee Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo ah sannadii 12-aad ee 20 July 2019, saaka munaasibad ballaadhan lag furay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Munaasibada
Aragtiyaha Kala Duwan Ee Diimaha iyo Dhaqamada Aadamaha Ee Dayax Madoobaadka
Dayax Madoobaad, ayaa si weyn looga dareemay Meelo baddan oo gobolka geeska Afrika ee geyiga Soomaalidu degto iyo meelo kale oo dunida ah habeen hore, wuxuuna Dayaxu kusii jiray Madawgaa in muddo ah. Dayax madoobaadkii ugu dheeraa qarniga 21aad, sida
Farmaajo Oo Shaaciyay Magacyada Guddida Wada Hadaladii U Dhexeeyay Somaliland Iyo Soomaaliya Xilli Xiisaddaha Siyaasadeed Ee Labada Dhinac Sii Murgeen
Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wareegto ku magacaabay Guddi Qaran oo uu sheegay inay yihin guddida dhabta ah ee Dib-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Dawladda Soomaaliland. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay maanta Villa