Category: Warar
#Xamaas Oo Lahaystayaal #Ruush Ah Ku Sharfay Madaxweyne #Vladimir Putin
Xamaas Iyo Israel Oo Maxaabiis Is Weydaarsaday >Israel Qoysaska Oo Faquuqaya Haweenka Maxabiista Ee Lasoo Daayay #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Xamaas ayaa sii daysay 10 qof oo kale oo Israa’iili ah oo la haystayaal ah iyo laba ajaaniib ah, kuwaas oo ay
.#Somaliland: Shirka Sida Weyn Loo Sugayay Ee Beelaha #Habarjeclo Oo La Shaaciyay #Go’aamada Kasoo Baxay
#Araweelo_News_Network. Burco (ANN)-Salaadiinta Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka Beellaha Habarjeclo, ayaa soo saaray qodobo kasoo baxay shirka maalmihii u danbeeyay uga socday Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirka ayaa ahaa mid si weyn loogu dheg-taagayay oo guddaha Somaliland, mandaqada geeska
“Somaliland Umma Bahna Dagaal Beelleedyo Bulshada Hubka Laysugu Dhiibo” Guddoomiye Cali Xaamud
#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha Wakiillada Cali Xaamud Jibriil oo ka qaybgalay kulan ballaadhan oo lagu soo dhoweeyay Murrashaxa Xisbiga WADDANi, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo ka dhacay London, ayaa ka hadlay xaalladda collaadeed ee dalka oo xilligan isu
#Somalia: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Digay Collaada Sool Iyo Khilaafyada Doorashooyinnka #Somaliland iyo #Puntland
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in lasii wado collaadda gobolka Sool oo xilligan weji kale isu beddeshay, sidoo kale wuxu ku baaqay ka xukuumad Federaal ahaan innay ka walaacsan yihiin khilaafyda dhanka doorashooyinka
Garoowe: Cabsida Laga Qabo In Puntland Uu Ka Dhaco Dagaalkii Labaatan Sanno Ka Hor Sababay In Boqortooyada Qardho Usoo Qaxdo Somaliland
> Magaalada Oo Dadku Ka Qaxeen Guryahaooda iyo Hay’addaha Oo Ka Baxaya > Heshiiskii Cabdullaahi Yuusuf Iyo Gen. Cadda Muuse Ee Biqor Buurmadaw Gadhwadeenka Ka Ahaa Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Garoowe(ANN)-Xaalladda Khilaafka doorashooyinka
#Somaliland: Dalabka Xeer Ilaalintu Ku Dalbatay In Sharciga La Hor Keeno Cida Dalka Soo Gelisay #Bariiska La Qabtay Iyo Dooddaha Ku Xeeran
Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex, ayaa dalbatay in sharciga la hor keeno cida dalka soo gelisay Bariis ay Hay’adda dhawrista Tayadda Somaliland qabatay, oo abuuray dooddo iyo su’aalo
#Washington: Yuhuuda Maraykanka Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xasuuqa Falastiin Iyo Duqaynta #Qaza
“Magacayaga Juwish yaan loo addeegsan in lagu xasuuqo Falastiin, Dawladda Israel waa innay joojisaa xasuuqa iyo Duqaynta Qaza” Yuhuuda Maraykanka > US: Jews say cease fire in Gaza ” Jews Community at Capitol USA #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Kumanaan Yuhuuda dhaladka ah ee
Madaxweyne Biden Oo Wejigabax Ku Waajahay Booqashadiisa Bariga Dhexe Iyo Qorshayaashiisa Kulamada Oo La Diiday
Biden Wuxuu Abaalmirin Ku Siiyay Oo Ku Faanay Xasuuqa Israel Ku Hayso Falastiin #Araweelo_News_Network. Tel Aviv(ANN)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden booqashadiisa Gobolka Bariga dhexe ayaa uga sii dartay xaalladda, iyadoo uu waajahay wejigabax kaga yimi Boqorka Urdun iyo hoggaamiyayaal
Madaxweyne Putin Oo Ka Qaybgelaya Shirka Beijing Qorshaysay Oo Boqol Waddan Kaga Hadlayaan Siyaasadda Mustaqbalka Dunnida
#Araweelo_News_Network. Beijing (ANN)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa la filaaya inuu todobaadkan ka qaybgalo shirka Beijing oo dawladda Shiinuhu ku qiimaynay arrimo dhaqaale iyo kuwo siyaasadeed oo caalami ah. Shirka, ayaa kusoo beegmay, iyadoo Toban sano ayaa laga joogo tan