Category: Warar
Somaliland waxay ku tallaabsatay horrumar ballaadhan, awoodda Millateri, nabada iyo ” Ambassador James Swan
Wakiilka Khaaska Ah Ee Qaramada Midoobay Oo Kulan Albaabada Loo Xidhay La Yeeshay Madaxweynaha Somaliland Hargeysa(ANN)-Wakiilka khaaska ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaalida Ambassador, James Swan iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta kulan albaabada loo
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Afaafka Wadada Tabca Iyo Gaadiid Laga Qabsaday Malayshiyada Col. Caare
Ceergaabo(ANN)-Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro), ayaa hadlay khasaaraha ka dhashay dagaal saaka ka dhacay dhinaca Karin ee Woqooyiga Bari ee Magaalada Ceergaabo oo ah Afaafka laga galo wadada Dowga Tabca ee loo maro magaalada xeebta ah ee Maydh.
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Daah-Furtay Wejigii Labaad Ee Dhismaha Wadada Ceergaabo Qalab Iyo Gaadiid Cusubna La Wareegay
Gar-adag (ANN) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaadhay Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag, ayaa daah-furay wejiga labaad ee dhismaha Wadada isku xidha Goboladda Togdheer iyo Sanaag. Waxaana lagana bilaabay Degmada Gar-adag, iyadoo Qalab
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xiisadda Sanaag Iyo Xaaladdii U Danbaysay
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqada gobolka Sanaag, wuxuuna sheegay in arrintaa nabad lagu soo dhamaynayo sida uu filayo. Madaxweynuhu, wuxuu sidaa ka sheegay kulan ballaadhan oo maanta ka dhacay qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo lagu soo
Somaliland: Khilaafkii Ka Taagnaa Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka Oo Lasoo Af-Jaray
Madaxweynaha Iyo Hoggaamiyaasha Saddexda Xisbi Qaran Oo Soo Saaray Heshiiska Ay Ka gaadheen qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deeganka Kulan Qasriga Madaxtooyadda Somaliland ka qabsoomay Hargeysa(ANN)-Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane
Trump Oo Aflagaado Iyo Hanjabaad Isu Raaciyay Madaxweynaha Faransiiska
Washington(ANN)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. ayaa weedho aflagaado ah ku tuuray madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, isagoo yidhi, ” Marcon waxa haya doqonnimo” Trump, wuxuu sidoo kale raaciyay weedhahaa hanjabaad, isagoo ka jawaabayay sida uu sheegay markii uu canshuur dhinaca internetka ah
Daah-furka Loogu Walqalay Munaasibad Shirkadda Dahabshiil Dalka Ku Keenayso Gaadiidka Casriga Ah Ee Hyundai Oo Madaxweynuhu Furay
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay mashruuc ballaadhan oo ay shirkadda DAHABSHIIL Group dalka ku keentay gaadiid casri ah oo ay samayso Shirkadda Hyundai ee laga leeyahay waddanka koonfurta Kuuriya. Munaasibad ballaadhan oo maanta daah-furkeeda loogu walqalay mashruuca
Somaliland: Madaxweynaha Oo Shacabka Ugu Bushaareeyey Dhammaadka Shaqaaqaddii Gobolka Sanaag
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqada colaadeed ee muddada ka taagnayd deegaanka Ceel-Afweyn iyo guud ahaanba gobolka Sanaag, wuxuuna bulshada ugu bushaareeyey inay arrintaasi marayso marxalad farxad iyo yididiilo badan leh. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,
Somalia: Qarax Lala Beegsaday Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sababay Dhimashada Iyo Dhaawaca Guddoomiye Yariisoow Iyo Masuuliyiin Kale
Al-shabaab oo ka hadashay Qaraxa iyo bartilmaameedka uu Yoolkoodu ahaa, Ambassador James Swan
Afar Ka Mid Ah Xildhibaanada Gebilay Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Mawqifka Kooxda Iyo Maayarka Oo Idaacada BBC-da Ku Eedeeyay Been Abuur
Ma jirto meel ay igu waraysteen BBC-da Soomaaligu, waxayna sheegeen Inay Maayarka Waraysteen” Maayarka Gebilay Maxamed Amiin Cumar Cabdi.