Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6797 Posts

Prof. Buubbaa Oo Ka Hadlay Sababta Xidhiidhka Somaliland Iyo Soomaaliya Usii Xumaanayo, Khilaafka Badda Soomaaliya, Siyaasada Mandaqada Iyo Arrimo Kale

Wuxuu ka hadlay dhabbaha u bannaan Somaliland inay u marto sidii ay aqoonsi u heli lahayd iyo aragtidiisa guddida sita magaca Aqoonsi-raadinta ee xukuunmaddu samaysay Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubbaa, oo  xiligan ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, isla markaana

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Digay In Somaliland Ku Bur-burto Gacanta Madaxweyne Muuse Biixi

“Xalka Gobolka Sanaag wuxuu ku Jiraa jeebka Madaxweynaha, Caare iyo Inamada la Socda, waxaan qabaa in..” Cabdiraxmaan Cirro. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa ku dhaliilay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, inay xal u weyday colaada

Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Waajahay Fadeexado Iyo Dhalinyaro Ku Waayay Rajadii Ay Ka Qabeen Inay Shaqo Ku Helaan

Guddoomiyaha Barnaamijka Shaqo Qaran Maxamed Xuseen (Mu’addinka) Oo Kaga jawaabay Eedaha Loo Jeediyay

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Xilliga Ay Dhammaanay Wadada Ceergaabo Iyo Wadada Ku Xigta

Oodweyne(ANN)- Wasiirka Gaadiidka iyio Horrumarinta Wadooyinka Somaliland Cabdullaahi Abokor Cismaan iyo Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Cali Baqdaadi),  ayaa ka hadlay xilliga ay dhammaanay wadada Ceergaabo. Sidoo kale, waxay ka hadleen wadada u qorshaysan inay ku xigto

Somaliland: Guddoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Beddelaada Lacagta Qarbashta Ee Gobolka Laascaanood

Guddoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Beddelaada Lacagta Qarbashta Ee Gobolka Laascaanood

Wasiirka Gaadiidka Iyo Wadooyinka Oo Ka Hadlay Dhismaha Biriishka Burco Iyo Xaalada Gobolka Sanaag

Burco (ANN)-Wasiirka Gaadiidka iyio Horrumarinta Wadooyinka Somaliland Cabdullaahi Abokor Cismaan,  ayaa ka hadlay xaalada gobolka Sanaag, malayshiyada Col. Caare ee ku sugan Buuralayda Woqooyiga Magaalada Ceergabo iyo qorshaha xukuumadda ee Biriishka Magaalada Burco ee roobabku waxyeeleen oo weli go’an. Wasiir

Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Cuntooyinka Iyo Badeecadaha Dalka La Keeno Oo Sababay Dhibaatooyin Caafimaad Iyo Cuduro Kusoo Batay Bulshadda

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Caafimaad ee ay sababaan Cuntooyinka Dalka la keeno, Dawooyinka, Qalabka iyo Gaadiidku, wuuxuna xusay in xannuunada ugu badan ee dhibaatada ku haya dalka laga qaaday cuntooyinka lasoo geliyo dalka. Sidoo kale,

Dab Galaaftay Meherrado Ku Yaalay Suuqa Xaafadda Xero-Awr Ee Hargeysa

Hargeysa(ANN)-Dab ka kacay Meherado ganacsi oo ku yaala Suuqa Xera-Awr ee Magaalada Hargeysa, ayaa la xakameeyay, kadib markii Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa goobta soo gaadheen. Dabka oo aan la ogayn sababta dhalisay, ayaa sababay inay gubtaan  Meheradaha ganacsi ee ku

Somaliland: Madaxweynaha Oo Magcaabay Xilal Kuwa Kalena Caydhiyay

Hargesa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisa, wuxuuna sidoo kale magcaabay masuuliyiinta bedelkooda. Qoraal wareegto ah oo kasoo baxday maanta qasriga Madaxtooyadda. waxaa lagu yidhi, ” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi

Shirkadda Ku Guulaysatay Qandaraaska Keenista Kaydka Raashinka Qaranka Oo La Shaaciyay

Hargeysa(ANN)-Guddida Qandaraasyada Qaranka, ayaa  sheeciyay shirkadda ku guulaysatay keenista Raashinka Hay’adda Kaydka Raashinka, Diyaargarawga  iyo Aafooyinka  Qaranka Somaliland, waxaana munaasibad lagu sheeciyay shirkadda ku guulaysatay lagu qabtay xarunta Guddida Qandaraasyada Qaranka ee Hargeysa. Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen