Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6797 Posts

The Great Land Robbery

The shameful story of how 1 million black families have been ripped from their farms Vann R. Newkirk II I. Wiped Out “You ever chop before?” Willena Scott-White was testing me. I sat with her in the cab of a

Madaxweyne Biixi Iyo Saaxiibadii Oo La Kulmay Masuuliyiinta Soomaaliya Shuruud La’aan

“Dadka Soomaaliyeed waxay u ooman yihiin ugu danbaynta nabad waarta iyo dib-u-heshiisiin.” Dr Abdirahman Beileh

Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hanbalyo U Diray Jaalliyadaha

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Jamhuuriyadda Somaliland oo ku hadlaya magaciisa iyo dhammaan ka shaqaalaha Hay’adda Qurbajoogga waxa uu munaasibadda Ciidda Islaamka Ciidal Adxa Hambalyo u dirayaa dhammaan jaalliyadaha Somaliland ee ku baahsan wadamada caalamka. Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdi Cabdullaahi

“Ciid mubaarik, ciidal caafiya, kulu caam wa antum bikhayr”

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Hambalyo u diray shacbiga iyo dunida Islaam Ciidal Adxa awgeed “Ciid mubaarik, ciidal caafiya, kulu caam wa antum bikhayr.“ Hargeysa(ANN)-Ciid mubaarik, ciidal caafiya, kulu caam wa antum bikhayr. Ciid mubaarik, ciidal caafiya, sidaa waxa lagu

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Diyaarad Khaas Ah Ugu Baxay Dalka Sucuudiga

Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,  ayaa safar ugu baxay Dalka Boqortooyada Sucuudiga, kadib markii Boqorka Sucuudigu kusoo daray  martida gaarka ah ee dalalka Islaamka oo sannad kasta uu ku martiqaado gudashada waajibaadka Xajka. Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, oo

Gollaha Wakiillada Somaliland Oo Diiday Meel-marinta Heshiiska Saddexda Xisbi Ee Kommishanka Doorashada

Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa kulan loogu balansanaa meel-marinta heshiiska ay dhowaan wadagaadheen Madaxda Saddexda Xisbi ee la doonayay in wax lagaga bedelo xeerka Kommishanka Doorashooyinka ka dareeray.  Fadhi uu shir-guddoominayey ku-xigeenka 1aad ee Gollaha Wakiillada Axmed-yaasiin Sheekh  Cali Ayaanle,

Dahabshiil Group Oo Lacag Ku Wareejisay Dawladda Hoose Ee Caynaba

Caynabo(ANN)-Shirkadda Dahabshiil Group ayaa maamulka dawladda hoose ee magaalada Caynaba ku wareejisay lacag deeq ah oo dib loogu dhisay xarunta dawladda hoose oo roobabkii Gu’gu waxyeello u gaysteen. Xasan Casayr Yuusuf maamulaha shirkadda Dahabshiil Group ee gobolka Saraar ayaa maamulka

Weedhihii Laga Yidhi, Shaqsiyadii Turjubaan Qoraa, Suxufi Iyo Siyaasi Xaamud Jaamac Iyo Sida Loo Sifeeyey Tariikhdiisa Cadan

, “wuxuu  u tabarucay noloshiisa hal-abuurka qiimaha badnaa ee qoraalkiisa iyo tarjumaadda suugaanta dhaxalka uu ka tegey.” Madaxweynaha Yemen Abdurabbuh Hadi “Waxa Baxay Midabkii Caqliga Badnaa” Wuxuu tusaale u ahaa caalimka cilmiga,  diinta iyo caqiidada, Cali Naasir Madaxweynihii hore ee

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Dhawaaqa Dawladda Seychelles Ku Muujisay Sida Ay Uga Cadhootay Cafis Madaxweyne Biixi U Fidiyay Maxaabiis

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Dhawaaqa Dawladda Seychelles Ku Muujisay Sida Ay Uga Cadhootay Cafiska Madaxweyne Biixi U Fidiyay Maxaabiis Budhcad-badeed Ah

Somaliland: Xukuumadda Oo Xisbiga WADDANI Ku Eedaysay Jabhadda Col. Caarre

Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye, isla markaana ah Af-hayeenka Xukuumadda Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, wuxuuna ugu baaqay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed