Category: Warar
Jubbaland Oo Axmed Madoobe Oo Dib Loo Doortay Iyo Kooxda Xiddig Oo Ku Dhawaaqay Madaxweyne
Kismaayo(ANN)-Maamul goboleedka Soomaaliya ee Jubbaland oo xaruntiisu tahay Magaalada Kismaayo, ayaa shanta sannadood ee soo socda loogu doortay Axmed Maxamed Islaam oo horre u ahaa Madaxweynaha Jubbaland. Markii codaynta la bilaabay, waxa natiijadeeda lagu dhawaaqay in Axmed Madoobe uu helay
Hamed Jama: The conscience of Aden
the son of Aden, the intellectual, translator, writer, journalist and political figure Hamed Jama Hussein, (aka حامد جامع)
Bilawga Dayac-tir Dib Loogu Dhisayo Waddada u Dhexaysa Adhi-caddeeye iyo Tuulo Samo-kaab Ee Sool
Hargeysa(ANN )- Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo kaashanaysa Shirkadda Axmed Suudi Construction Company, ayaa bilawday dayac-tirka jidka u dhexeeya degaannada Adhi-caddeeye iyo Tuulo Samo-kaab oo ka tirsan Gobolka Sool, taasoo ay waxyeelo u gaysteen roobabkii ka da’ay degaanka.
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Jawaabay Dareenkii Bulshadu Kaga Fal –Celiyeen Sawiradii Wasiiradda Soomaaliya
“Waan Soo Dhowaynayaa xamaasadii Bulshadu ka Muujisay Sawiradaa” Jidah,Sucuudiga, (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay dareenkii ka dhashay sawiro iyo xubnaha la socdaa ay la galeen Wasiiro ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ay Xaramka ku
Soomaaliya: Munaasibad Dawladda Qadar Kaga Dhawaaqday Dhismaha Dekedda Hobyo
Muqdisho(ANN)-Wasiirka Dekeddaha ee dalka Qadar, Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti iyo Wasiirka Dekeddaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Marwo Maryam Aweys Jaamac, ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay dhismaha Dekedda qadiimka ah ee Hobyo oo ku taal gobolka Mudug,
Hanti-dhawrka Oo Xabsiga Dhigay Xoghayaha Degmada Fara-weyne Oo Maamulkiisa Dadweynuhu Ka Cawdeen
Fara-weyne (ANN)-Saraakiil ka socotay Hay’adda Hantidhawrka Qaranka Somaliland, ayaa xabsiga dhigay xoghayaha degmadaa Ismaciil Muxumad jaamac . kadib markii ay baadhis ku bilaabeen xafiiskiisa, iyagoo gacanta ku dhigay document badan oo la xidhiidha musuqmasuq iyo wax is dabo marin, ay
Israel Oo Ku Khasabtay Rashida Tlaib Inay Aqbasho Shuruudo Booqashadeeda Daanta Galbeed Ee Falastiin
Tell Vive (ANN) –Xukuumadda Dalka Israel, ayaa ka laabatay qayb ka mid ah go’aan ay horre ugu diiday in inay booqdaan Journalism dhulka la haysto ee Daanta Galbeed iyo Qudus labada hablood ee ka tirsan Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka. Ogolaanshaha
Beesha Caalamka Oo Ka Digtay Doorashadda Jubbaland
Kismaayo(ANN)-Wakiillada Midowga Afrika, IGAD iyo Qaramada Midoobay, ayaa ka digay in haddii aan xaaladda cakiran ee Kismaayo xal loo helin ay xasillooni-darro u horseedi karto maamul gooleedka Jubbaland. Dhawaaqa cabsida muujiyay ee kasoo baxay Wakiillada Midawga Afrika, IGAD iyo Qaramada
Somaliland: Dugsiyada Nuuradiin Oo Weli Haysta Kaalmaha Safka Horre Ee Imtixaannada Iyo Abaalmarinta Ardayda Ugu Saraysa Oo La Kordhiyay
Hargeysa(ANN)-Dugsiyada Sare iyo Hoose Dhexe ee Nuuradiin, ayaa weli safka hore kaga jira natiijada Imtixaanada Dalka Somaliland, kadib markii shalay lagu dhawaaqay natiijada Imtixaannada dalka oo dhan. Munaasibad Dugsiyada Nuuradiin ku muujiyeen farxada guusha ay soo hooyeen ee Ardayda ugu
Xukuumadda Israel Oo Xildhibaano Maraykan Ah U Diiday Inay Booqdaan Dhulka Falstiin
Tell Vive (ANN) –Xukuumada Dalka Israel, ayaa go’aansatay in aanay ogolaan inay booqdaan Journalism dhulka la haysto ee Daanta Galbeed iyo Qudus labada hablood ee ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ee Ilhaan Omar iyo Rashida Tlaib oo ka tisran