Category: Warar
Hargeysa: Roob Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Iyo Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Xaalada
Ku Dhowaad Labaatan Qof oo dhaawac iyo dhimasho noqday Hargeysa(ANN)-Roob dabaylo wata oo galabta ka da’ay magaalada Hargeysa, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac nafeed, isla maraakana sababay khasaaraha dhismayaal dumay. Roobka oo watay dabayl, ayaa qiyaastii 30 daqiiqo ka da’ayay
Madaxweyne Biixi Oo Qoraal Lagu Soo Magcaabayo Guddida Cusub Ee Doorashooyinka U Kala Diray Guurtida Iyo Xisbiyada
Warbixin: By Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi, ayaa qoraal uu u kala diray asxaabta qaranka iyo iyo guurtida Somaliland si ay usoo magcaabaan xubnaha cusub ee guddida doorashooyinka qaranka. Sidaana
Somaliland: Maxaa kasoo baxay Kulan Deg-deg Ah Oo Madaxtooyadda Ka Dhacay?
Hargeysa(ANN)-Kulan deg-deg ah, ayaa maanta gelinkii horre ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland. Kulankaa oo saacado baddan qaatay, Isla markaana Albaabada loo xidhay waxa ku wada hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Cabdi Iyo madaxda saddexda Xisbi qaran. Sida lagu sheegay war-Qoraal
Col. Caarre Oo Ka Hadlay Eedaha Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland U Jeediyay
Hargeysa(ANN)- Col. Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo ah sarkaal hore uga goostay Ciidanka Qaranka Somaliland, isla markaana hoggaamiya Jabhad hubaysan oo ku sugan Buuraha Woqooyiga Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay eedeymo uu maanta u jeediyey Taliyaha
“ Ciidankaasi Inay Iska Tagaan Waan Ku Faraxsanahay, Col. Caarrena Waa Denbiile Qaran In La Qisaaso Ayay Ahayd” Nuux Taani
Hargeysa(ANN)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay in Ciidanka Somaliland ka goostay ee Puntland ku biiray, kuwaas oo uu sheegay in aanay Qaranku waxyeelo mooyee aannu waxba ku qabin. Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil
“Tan iyo markii Somaliland lagu dhawaaqay waa markii u horraysay ee Calanka Tawxiidka leh dhulka la dhigo” Af-hayeenka WADDANI
Hargeysa(ANN)-Af-hayeenka Xisbiga Mucaaradka ee WADDAI, Barkhad Jaamac Batuun, ayaa tilmaamay in taariikhda Somaliland markii u horraysay dhawr iyo labaatan sannadood Calanka Tawxiidka leh ee Qarankan dhulka la dhigay, wuxuuna arrintaa ceebteeda dusha u saaray Xukuumadda Madaxweyne Muuse Bixii. Barkhad Jaamac
Hargeysa: Maxkamad Xayiraada Ka Qaaday Wargeys Toddoba Bilood Kadib
Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex, ayaa xayiraada ka qaaday toddoba bilood Wargeyska Foore oo ka mid ah Wargeysyada madaxa-bannaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto iyo Masuuliyiinta Wargeyska Foore, ayaa ka
Farmaajo Oo Ammaanay Hoggaamiye Kooxeed Uu Magcaabay Iyo Fahad Yaasiin Oo NISA Loo Dhiibay
Muqdisho(ANN)- Xukuumadda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho u magcawday inuu ka noqdo Guddoomiye mid k mid ah Hoggaamiye kooxeedyadii looga caagay Magaaladaa dhawr iyo toban sannadood ka dhor, balse markii danbe ay ka xoreeyeen Maxkamaddii Islaamiga ahaa. Madaxweynaha
Hargeysa: Xafiisyo laga qaato Baasaboorka Soomaaliya iyo Shirkadda Bixisa
Ma imika ayaad ogaateen, waligayo waanu bixinaynay baasaaboorka, walibana waanu sii wadaynaa…” Shirkadda Skyway Travel Agency Hargeysa (ANN)- Magaalada Hargeysa, waxa dhowrkii bilood ee u dambeeyey ka furnaa xafiis si joogto ah u bixiya baasaboorka Soomaaliya oo ay hawsha bixintiisa
Madaxweyne Biixi Oo Ka Muquurtay Warbaahinta Kadib Safarkii Uu Xajka Kaga Soo Laabtay
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiinta la scoday, ayaa maanta dalka kusoo laabtay, kadib markii ay soo dhmmaysteen gudashada waajibaadka xajka. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo galabta kasoo degey garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, waxa ku soo dhaweeyey madaarka