Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6797 Posts

Maxay Soo Saareen GolahaWasiiradda Somaliland?

Hargeysa(ANN)-Kal-fadhigii 40-aad ee golaha wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo saamayn ku yeelanaya wadahadalada u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya iyo arrimo kale oo khuseeya

Turkigu Wuxuu Dhallinyarada Soomaalida ka Caawiyaa Sidii ay u Rumayn Lahaayeen Riyooyinkooda

Warbixin: By Shiine Cilmi Kaahin Ankara(ANN) — Nin dhallinyaro ah oo magaciisu yahay Dr. Maxamed Axmed oo cilmiga caafimaadka ku bartay jaamacad ku taal waddanka Turkiga, ayaa sheegay in Turkigu yahay waddan ku tallaabsaday horumar dhinacyo kala duwan ah, iyadoo

Midawga Yurub Oo Dawladda Soomaaliya U Saxeexay 23 Milyan Oo Lagu Horrumarinayo Muqdisho Iyo Berbera

Muqdisho(ANN)- Midawga Yurub iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa kala saxeexday Mashruuc Malaayiin Doollar oo lagu horumarinayo Magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera ee Somaliland iyo Soomaaliya. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa war ay maanta ka soo saartay heshiiskaa oo qoraal

Cadan Oo Ka Baxday Gacanta Dawladda Sucuudigu Taageero Iyo Boqolaal Loo Xidhay Inay Taageero U Muujiyeen

Cadan(ANN)-Deganaansho la’aan iyo xaalad cabsi leh, ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto magaalada koonfurta ee Cadan, kadib markii  olole nabadgelyo oo ay wadaan ciidamada golaha Ku-meel-gaadhka ah ee taageerada ka haysta Imaaraadka Carabta ay xidh-xidheen boqolaal askarta u daacada

Dacwada Madaxweynihii Hore Ee Suudaan Al Bashiir Oo La Muddeeyay

KHARTOUM (ANN)-Garsoore maxkamadeed oo dhegeysanayay dacwada Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Al Bashiir,  ayaa diiday in damaanad lagu sii daayo ilaa mudada uu go’aanka dacwada dib ugu dhigay. Al Bashiir, oo mar kale maanta la horgeeyay Maxkamadda, ayaa  si rasmi

Koox Ku Eedaysan Weerarradii 11 Sep Ee Maraykanka Oo Dacwadooda Dib Loo Dhigay

Dikumintiyo CIA-da ay leedahay ayaa muujinaya in Khaalid Sheekh Maxamed 183 jeer lagu sameeyay Tacadi iyo ciqaab adag si uu denbi u qirto. “ Guantanamo Bay (ANN)-Shan nin oo lagu hayey xabsiga Guantanamo Bay oo lagu eedeeyay qorsheynta iyo caawinta

Ciidamada Sucuudigu Taageero Ee Yemen Oo Duqayn Kala Kulmay Imaaraadka Markii Ay Galeen Cadan

By Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist “Dawladda Abd Rabbuh Mansur Hadi Oo Canbaaraysay Imaaraadka” Cadan(ANN)-Xaalada Magaalada Cadan ee Koonfurta Yemen oo dhowaan laga saaray Ciidamada Dawladda Madaxweyne Cabdi hadi ee Sucuudigu taageero, 10 August 2019, isla

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Cawday Dhaliilaha Loo Jeediyo Xukuumaddiisa

 “Barraha Bulshada (Social Media) dadka ka hadlayaa waa waxaa adduunka oo dhan lagu sii daayey” Madaxweyne Biixi oo ka hadlayay Jaamacadda Hargeysa Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qaybgalay qalin-jebinta dufcadii 16aad ee ka baxda Jaamacadda Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Ardaydii Hormuudka U Ahayd Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta ka qayb-galay xafladda qalin-jebinta dufcadii 16-aad ee Jaamacadda Hargeysa ka qalin-jebisa oo dhamaa 883 Arday laguna qabtay isla hoolka Hargeisa University. Madaxweynuhu, wuxuu xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu

Warbixin Guud Oo Ciidanka Dab-damisku Kasoo Saareen Khasaarihii Ka Dhashay Roobka Ka Da’ay Hargeysa

Hargeysa(ANN)-Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa oo ah ciidanka ugu dedaalka baddan gurmadka dhibaatooyinka ka dhaca Caasimada, ayaa warbixin kasoo saaray roobkii xalay ka da’ay magaalada Hargeysa ee sababay dhimashada saddex qof iyo ku dhowaad labaataneeyo dhaawac ah. Ciidanka Dab-damiska Magaalada Hargeysa,