Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6797 Posts

Shirkadda Sahal Tech Oo Soo Bandhigtay Adeegyada Ay Qabato

Hargeysa(ANN)– Shirkadda Sahal Tech Tignoolaji  oo ka qaybgashay shirkaddaha dhanka Adeegyada Tignoolajiga ee Somaliland,  ayaa  Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference 2019), oo saaka ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa kusoo bandhigtay adeegyada ay qabato. Guddoomiyaha Shirkadda Sahal Tech Tignoolaji,

Shirkadda Soamaliland Global Tech Solutions Oo Soo Bandhigtay Adeegyada Ay Qabato IyoQorsheeda Tignoolajiga Casriga

Hargeysa(ANN)– Shirkadda Global Tech Solutions ee loo soo gaabiyo  (GTS)  ayaa  Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference 2019), kusoo bandhigtay adeegyada ay qabato, waxaana Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo booqday goobta ay shirkaddu kusoo bandhigtay adeegyada ay qabato sharaxaad ka siiyay

Shirweynaha Tignoolajiga Qaranka Ee Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa Iyo Arrimaha Lagaga Hadlayo

Hargeysa(ANN)– Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference 2019), ee  heer qaran oo si weyn loo soo agaasimay, ayaa saaka ka furnay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Shirweynaha, waxa ka qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka  Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Seylici, Wasiiradda, Maaliyadda Dr.

Somaliland: Munaasibad Lagu Daah-Furay Qalabka Xadidaya Xawaaraha Gaadiidka

Hargaysa (ANN)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa munaasibad ku daah-furtay qalabka xadidaada xawaaraha gaadiidka (Speed governor). Munaaasibada lagu daahfurayey qalabkaa oo uu ka qayb galay madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa lagu qabtay maanta

Berbera Dab Qabsaday Wiish Dekeddu Leedahay

Berbera(ANN)-Dab ayaa qabsaday Wiish kuwa Dekedda Berbera istimaasho ee muhiimka ah, kaas oo ka mid aaha saddex Wiish oo Dekedda lagu soo kordhiyay horaantii sannadkan, isla markaana Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi xaflad loo qabtay xadhiga ka jaray Apr 15th,

Culimada Yemen Oo La Kala Saftay Sucuudiga Iyo Imaaraadka Fatwo Jihaad Ka Dhan Ah Koonfurta Iyo Jawaabta Laga Bixiyay

By Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Cadan(ANN)-Dagaalada ka socda Dalka ee Woqooyiga iyo Koonfurta, ayaa yeeshay wejiyo kale, kadib markii Golaha Ku-meel-gaadhka ah ee Koonfurta Yemen ee magaalada Cadan ay ku dhawaaqeen gooni goosad iyo inay

Kulamo Aan Natiijadooda La Shaacin Oo Dhexmaray Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweyne Geelle

Madaxweyne Biixi Oo Booqday Goobaha Cashuuraha Ka Caagan Ee Djibouti Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayay oo maalintii labaad ku guda jira hawlihii ay u tageen dalka Djibouti, ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho ku

Nuuradiin Oo Abaalmarinihii Ugu Qaalisanaa Madal Ku Gudoonsiiyay Tobankii Arday Ee Ugu Sareeyay

Hargeysa(ANN)-Munaasibad ballaadhan oo abaalmarino lagu gudoonsiiyay 10-ka Arday ee ugu sareeyay Dugsiyada Sare iyo Hoose Dhexe ee Nuuradiin, ayaa lagu qabtay Dugsiga sare ee gaarka u ah Hablaha ee Nuuradiin ee magaalada Hargeysa.  Munaasibad Dugsiyada Nuuradiin ku muujiyeen farxada guusha

Djibouti: Safarka Madaxweynaha Somaliland Iyo Arrimaha Lala Xidhiidhiyay

Madaxweyne Geelle Oo Qaabilay Madaxweyne Biixi Iyo Wefdigiisa Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta safar ugu baxay dalka Djibouti, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay halkaa. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo safar shaqo ugu

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Qorshaha Mashruuca Dawladda Federaalku Sheegtay In Berbera Laga Fulinayo

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka jawaabtay mashruuc Midawga Yurub iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ay kala saxeexdeen todobaadkan oo sida ay dawladda Federaalka shaacisay lagu horumarinayo Magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera ee Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal