Category: Warar
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Ergay Ka Socday IGAD Iyo Col. Caarre
Wuxuu Daadefeeyay In Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Ay Soo Galaan Dawladdaha Gobolku. Burco(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraadka ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Somaliland soo dhaaftay waqtigii Qoriga la isku muquunin jiray, sidaa awgeed loo baahan yahay in aqoonta iyo
Sidee Awaamiirta Alshabaab Uga Hirgalaan Muqdisho
Muqdisho(ANN)-warbaahinta Magaalada Muqdisho qaarkood, ayaa maalmihii u danbeeyay soo tebiyay in xarakada Al Shabaab ay joojiyen dayactirka garoonka Stadium Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Warbaahinta maxaliga ayaa ku soo warramay in Al Shabaab ay ku amartay shaqaalihii ka shaqeynayay in aannay
Somaliland: Madaxweynaha Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Ku Amray In Loo Qoondeeyo Dhulka Danta Guud Ciidanka Iyo Shaqaalaha Dawladda
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu ka digayo dibin-daabyo kasta oo ciidanka qaraka ka dhan ah, islamarkaana aanay cidina jebin Karin shuruucda iyo xeerarka gaarka u ah ciidamada, isagoo sidoo kale , wuxuu carabka ku adkeeyay
Sirdoonka Maraykanka oo La Baxday Basaas U Joogay Aqalka Ruushka Looga Taliyo
Washington(ANN)-Hay’adda sirdoonka u qaabbilsan Mareykanka ee CIA-da, ayaa la baxday basaas sare oo awood u lahaa inuu wax badan ka ogaado aqalka Kremlin-ka ee Ruushka looga taliyo. Sasrkaalkaa oo kaalin weyn ka ciyaaray qiimeyntii lagu sameeyey in madaxweynaha Ruushka Vladimir
Madaxweyne Biixi Oo Billado iyo shahaada-sharafyo Guddoonsiiyay Saraakiil Ciidamada Qaranka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta billado iyo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey Afar sarkaal oo katirsan ciidamada qaranka, kuwaas oo kasoo qalin-jebiyey kulliyadda ciidamada oo ku yaalla dalka Itoobiya, islamarkaana derejooyin aad u sarreeya ku qalinjebiyey. Munaasibad uu madaxweynuhu
Somaliland Iyo Britain Oo Kala Saxeexday Heshiisyo Mashaariic Horrumarineed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Britain, ayaa kala saxeexday heshiisyo mashaariic ay dawladda Britain hore uga waday Somaliland iyo kuwo hada la bilaabayo. Sidanaa waxa lagu
Garnaqsigii Guddoomiyaha Telesom Ee Baahida Somaliland U Qabto Viber Optic Baddeeda Laga Soo Dejiyo
Goddoomiye Cabdikariim Maxamed Iid Oo Si Weyn Loogu Guuxay Khudbada uu ka jeediyay Shirka Tignoolajiga Hargeysa(ANN)-Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo ah shirkadda ugu weyn dalka, isla markaana ugu guunsan ayaa ku soo bandhigtay Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference
Somaliland: Warbixin ka Hadlaysa Tacaddiyada ka Dhanka ah Goobaha Shaqada iyo Waxbarashadda
DULMANAHA AAN CADDAALADDA HELIN: Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Somaliland “Tacaddiyo badan ayaa ka dhaca Goobaha Waxbarashada, Shaqada iyo Malcaamadaha, kuwaas oo aan lala xisaabtamin cidda geysata” KU SAABSAN KOOXDA Gender Based Violence (GBV) Kooxda ka warramidda tacaddiyada ka dhanka ah
Goddoomiyaha Shirkadda Ugu Weyn Isgaadhsiinta Ee Telesom Oo Sheegay In Horrumarka Iyo Dhaqaalaha Dalka Aan Looga Maarmayn In La Helo Viber Optic-ga
Goddoomiye Cabdikariim Maxamed Iid Oo Si Weyn Loogu Guuxay Khudbada uu ka jeediyay Shirka Tignoolajiga Hargeysa(ANN)-Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo ah shirkadda ugu weyn dalka, isla markaana ugu guunsan ayaa ku soo bandhigtay Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference
Shirkadda SOMCABLE Oo Shirka Tignoolajiyada Kusoo Bandhigtay Adeegyada Ay Qabato Ee Internetka
Hargeysa(ANN)– Shirkadda Isgaadhsiinta Internet-ka Viber Optic-ga ee Somcable, oo ka qaybgashay Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference 2019), oo saaka ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, yaa kusoo bandhigtay adeegyada ay qabato, isla markaana ugu bushaaraysay bulshadda inay tayaynta adeega