Category: Warar
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgeliyey Magaalada Burco
Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Burco, isaga oo kuwo cusubna xadhigga ka jaray. Madaxweynaha oo ku gudo jira maalintii shanaad ee safarka shaqo
Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Heshiiska U Dhexeeyay Imaaraadka Ee Saldhiga Millateri Ee Madaarka Berbera Aan Waxba Iska Beddelin
Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inaanay waxba ka beddelin xukuumadiisu heshiisyo ay xukuumadii horre ee Madaxweyne Siilaanyo la gashay Dawladda Imaaraadka oo Madaxweyne Biixi shalay sheegay in Saldhiga Millateri ee Madaarka Berbera lagu soo celiyay Madaar
Somaliland: Wasiirka Maaliyaddu Muxuu ka yidhi Lacagta Baarlamaanku Diiday Ee Dowladdu qaado?
Hargeysa(ANN)-Wasiirka wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inaanay Shacabku ku qasbanayn qaadashada Bilaydhada Taarikada cusub ee Baabuurta, balse qofkii isagu doonayaa uu qaadan karo oo laga iibinayo. Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shari ahaan diideen inay ansixiyaan markii
Somaliland Oo Ka Noqotay Heshiiska Imaaraadka Ee Saldhiga Millateri Iyo Dareenka Ku Xeeran
Warbixin Carraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Berbera(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka noqotay Heshiiska Saldhiga Ciidanka Berbera ee ay horre ula gashay Dawladda Imaaraadka Carabta saddex sannadood ka hor, 2016, kadib markii Xukuumaddii hore ee KULMIYE, oo uu
Ganacsade Ku Xeel-dheer Arrimaha Dhaqaalaha Iyo Siyaasada Ganacsiga Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ganacsatada Somaliland Haysta
“U Malayn Maayp In Qoyska Madaxtooyaddu La Wareegayo Keenista Shidaalka Dalka” Hargeysa(ANN)-Cabdirisaaq Salaad Faarax oo ah ganacsade u dhashay Somaliland, isla markaana khibard iyo aqoon dheer u leh arrimaha dhaqaalaha iyo ganacsiga, ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqa ganacsiga Somaliland ee xilligan,
Wargeys Laga Leeyahay Masar Oo Warbixin Dheer Ka Qoray Aqoonsiga Somaliland Iyo Horrumarkeeda
“Furitaanka Xafiiska Shirkadda Hyundai Motor Co.Ee Hargeysa Oo Somaliland Sumcad Usoo Jiiday “ Hargeysa(ANN)-Wargeys ka soo baxa dalka oo sita Magaca Xisbi ka mid ah kuwa ugu taariikhda fog xisbiyada Siyaasada dalka Masar, (Wafd party) , ayaa warbixin uu ku
Somaliland: Wariye Ka Tirsan Hadhwanaagnews Oo Xabsiga Loo Taxaaabay
Ururka Suxufiiyinta Ee SOLJA Iyo Ururka SOMA Ee Marreegaha Somaliland Oo Canbaareeyay oo ka hadlay Hargeysa(ANN)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay habeenkii mid k mida Tafaftirayaasha Shebekada HadhwanaagNews, kaddib markii ay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex 3-dii bishan xayiraad ku soo
Madaxweyne Biixi Oo kala Qayb-galay Munaasibad Loo Qabtay Arday Dhamaysatay Jaamacadda Tima-cadde
Gebiley(ANN)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta farxadda kala qaybgalay 150 arday oo ka qalinjebiyey jaamacadda Tima-cadde ee magaalada Gebiley. Munaasibadda qalin-jebinta 150-ka Arday oo ah dufcaddii 7-aad ee ka baxda jaamacadda Tima-cadde, ayaa lagu qabtay hoolka jaamacadda
Madaxweyne Biixi Oo Munaasibado Isku Mid Ah Maalmo Guddohood Kaga Cawday Internetka Iyo Tignoolajiga
Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa mar kale munaasibado isku mid ah kaga dhawaaqay dhibaatooyin uu sheegay inay sababeen Tignoolajiga iyo isticmalka internetka. Madaxweyne Biixi, waxa kale oo uu munaasibadahaa oo ahaa xafalado Jaamacadeed kaga hadlay dhibaatooyinka ay sababaan
MadaxweynahaSomaliland Oo Ka Qayb-galay Xafladaynta Dufcaddii 18-aad ee Ka Baxda Jaamacadda Cammuud
Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay 974-Arday oo ka qalin-jebiyey jaamacadda Cammuud taas oo lagu qabtay xarunta ay jaamaaddu ku leedahay magaalada Boorama. Munaasibadda qalin-jebinta 974-ka Arday oo ah dufcaddii