Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6775 Posts

#Somaliland Wasiirka Maaliyadda Oo Gollaha Ka Sheegay Dhibaatooyin Dhaqaale Iyo Hoos U Dhac

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka dayriyay dhaqaalaha dalka.isagoo timaamay meelaha hoos u dhaca dakhliga iyo sababaha loo aannaynayo.   Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo sharaxaya Odoroska Miisaaniyadda sannadka 2024, ayaa Gollaha Wakiillada

#Ethiopia- #Somaliland Dekadda Badda Cas Iyo Dib U Qaabaynta Juquraafiyeed Ee Galbeedka Badweynta Hindiya – Falanqaynta

by Geopolitical Monitor Waxay ahayd horaantii sannadka January 1, 2024, markii  Ethiopia ay Somaliland la saxeexatay heshiis ku saabsan gelitaanka Dekedda. Sida ku cad heshiiska, Ethiopia waxay aqoonsan doontaa dhulka ismaamulka ah ee Somaliland oo ay ku beddeshay marrin badeed

#MMTV Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sidii  Ciidamada Amaanku Usoo Hujuumeen Xaruntooda Iyo Weriyayaasha La Xidhay

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Maamulka Te;efishanka gaarka loo leeyahay ee MMT, ayaa ka hadlay xadhig iyo hadidaad loo geystay xilli ay ku jireen shaqadooda, kaddib markii dood ka socotay xarunta Telefishanka ee Magaalada Hargeysa oo lagala socday Barta X ee (ex-Twitter)

#Somaliland: Heshiiska Ethiopia Oo Kiciyay Dareenka Boorama Iyo Salal

#Araweelo_News_Network. Boorama(ANN)-Mudahaaradyo lagu diidanyahay heshiiska Is-afgaradka ee Xukuumadda Somaliland la gashay dawladda Ethiopia oo laga xusay in saldhig Millateri laga siinayo Xeebbaha Galbeedka Somaliland, isla markaana Somaliland sjheegtay innay ku beddelatay Saami laga siiyay Diyaaradda Ethiopian Airline iyo in Ethiopia

#Somaliland: Sheekh Maxamed Cali Geedi Oo Ka Mid Ah Culimada Ugu Caansan Soomaalida Oo Ka Hadlay Heshiiska Ethiopia

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaalida, ayaa si cilmiyaysan uga hadlay Heshiiska dawladda Ethiopia la gashay Xukuumadda Somaliland ee 1 Jan Madaxweyne Biixi iyo Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Addis Ababa ku kala

#Somaliland: Col Axmed Mire Oo Ka Digay Heshiiska Ethiopia

“Wixii Awoowayaasheen diideen ninbaa intuu seled ku qaatay Baddii Somaliland Ethiopia sheer kaga galay Ethiopia.” Halgamaagii weynaa Col. Ahmed Mire Araweelo_News_Network. London(ANN)-Col. Axmed Mire Maxamed Nuux oo ahaa Halgamaa weyn, isla markaana ahaa sarkaalkii hoggaaminayay dagaalkii is miidaaminta ahaa ee

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti Addis Ababa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay, ayaa gaadhay dalka Ethiopia, maalin kaddib markii uu kasoo laabtay dalka

Markab Ganacsi Oo Laga Afduubay Badda Cas Ayaa Gaadhay Xeebbaha Soomaalida

#Araweelo_News_Network. London (ANN)-Markab ganacsi oo ay afduubteen kooxo aan la garanayn ayaa weli ku sugan xeebbaha Soomaaliya taas oo sare u qaadaysa cabsida laga qabo xasillooni darro hor leh oo soo waajahda maraakiibta caalamiga oo doonaya innay ka gudbaan Badda

#Somalia: Wasiirkii Arrimaha Dibadda Oo Xilka Iska Casilay

#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia (ANN)-Wasiirkii Arrimaha dibadda dawladda Federaalka ee Soomaaliya Abshir Haruuse ayaa si lama filaan ah u shaaciyay inuu  iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu kahayay xukuumadda Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan Sheekh. Wasiir Abshir, wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu

#Qaza: Israel Oo Sheegtay In C iidankoodu Xoog Ku Galay Guddaha #Khan_Yonis 

  61 Maalmood Dagaalkii Ugu Cuslaa Oo Xamaas Iyo Israel Isku Waajaheen #Araweelo_News_Network. Khan Yonis(ANN)-Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay galeen Koonfurta magaalada ugu weyn ee Qaza ee Khan Younis. Saraakiisha Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegaya in ciidamadooda ay gaadheen