Category: Warar
#Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Aannay Somalia Maamulin Hawadda Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in aannay dawladda Federaalka Soomaaliya xukumin hawadeeda. Sidaana waxa sheegay Wasiirka Warfaafinta Somaliland, isla markaana ah Afhayeemka Xukuumadda Cali Xasan Aadan (Cali Mareexaan). Wasiir Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), wuxuu sheegay
#Somaliland; Xildhibaanada Labada Golle Kaga Jira Awdal Oo Qaraar Kasoo Saaray Heshiiska Ethiopia
Hargeysa(ANN)- Mudanayaasha labada golle kaga jira Awdal ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan Heshiiska xukuumaddu Somaliland la gashay dalka Ethiopia 1 jan 2024. Heshiiska ayay qoraalka kaga hadle en maadaama ay yihiin xildhbaadada lags soo doortay. Qoraalka ayaa u
#Somaliland: Guurtida Aqlabiyada Xildhibaanada Oo Kulan Dhuulatus Ah Oo Ku Waajahan Guddoomiye Saleebaan Yeeshay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN]- Aqlabiyada Xildhibaannadda Gollaha Guurtidda Somaliland ayaa kullan dareen siyaasadeed dhaliyay oo ka qabsoomay Huteelka Baraar ee Magaalada Hargeysa. Kulanka oo ahaa mid Al-baabadu u xidhnayeen ayaan si dhab ah la ogayn Arrimaha lagaga hadlay, balse warar la xidhiidha
#Somaliland: Xukuumadda Oo Garwaaqsatay Dayaca Hawadda Somalia Kula Wareegtay
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyda Somaliland ayaa Garwaaqsatay dayaca ay samaysay ee dawladda Federaalka ee Soomaaliya kula wareegtay 2018. Qoraal kasoo baxay Ha’ayadda Duulista Hawadda Somaliland oo ka hadlaya arrimahaa iyo waxa ay Xukuumad ahaan ka
#Somalia: Dawladda Federaalka Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Xilligan Ee Heshiiskii #Somaliland Iyo #Ethiopia
#Araweelo_News_Network Muqadisho (ANN)- Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa xilligan mar kale ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan heshiiskii is-afgaradka ahaa ee 1 jan 2024 ku dhexmaray Addis Ababa Madaxweynaha jamhuurriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia AbayAhmed.
#BRICS Isbahaysiga Dagaalka Lacagta Dollarka Oo Horseeday In Xataa Xullufadda Maraykanka Iyo Dalalka Yurub Yareeyaan Lacagta Dollarka
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron Oo Dalalka Yurub Uga Digay Lacagta Dollarka Maraykanka #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Maraykanka ayaa ka walaacsan Dhibaatooyin dhaqaale oo si weyn u gil-gila, iyadoo ay tani imanayso diyaarinta qorshaha ay ku hawlan yihiin Isbahaysiga BRICS ee la
#Somaliland-Ethiopia MoU Is No Different from Related #Agreements in the world
Ethiopia, Somaliland MoU Is No Different from Related Agreements in the world: Prof. Ayele Bekri #Araweelo_News_Network. Many Ethiopian academics assert that trade was the foundation of the Axum culture and other civilizations and water (Sea) plays a significant role in
Maraykanka Midawga Yurub Iyo AU Oo Wadajir Uga Hadlay Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somliland -Ethiopia
Maraykanka Midawga Yurub Iyo Midawga Afrika Oo Wadajir Uga Hadlay Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somliland -Ethiopia #Araweelo_News_.Network. Kampala (ANN)- Maraykanka, Midawga Yurub, Ururka Midawga Afrika iyo Urur goboleedka IGAD, ayaa ka Digay xiisadda ka Dhalatay Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia, kaas
#Iran Diyaaraddaha Ku Duulaya Gamcmaha #Ruushka Oo Jaah Wareeriyay Difaaca Hawada Ukraine Oo Ah Ka Ugu Fiican #Maraykanka Iyo Xulufadda
#Iran Garoomadda Iyo Goobbaha Dagaalka Waxay Ku Ciyaartay Hubka Casriga Ah #Araweelo_News_Network. Warbixin by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Ukraine (ANN)-Maraykanka iyo Xullufadiisa aaya jaah wareer ka qaaday Diyaaraddaha aan Duuliyaha lahayn ee Iran iyo