Category: Warar
“Somaliland waxa kusoo foolleh halis aan hore loo arag,” Prof. Samatar
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka HILAAC, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka digay khatar ay Somaliland waajahi karto, taas oo sida uu sheegay noqon karta mid soo afjarta himiladii iyo ujeeddooyinkii qaranka. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sidoo kale ka
Gacan_Libaax: Goob Caan Ku Ahayd Dalxiiska Oo Isu Beddeshay Tooraboora
Dablayda Badhtamaha Magaalada Burco Ka Afduubtay Gaadhiga Dawladda Iyo Go”aanka Hoggaamiyayaashooda #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dablayda dhawrkii bilood ee danbeeyay isku urursanayay Buurta Gacan_Libaax ee duleedka Bari ee Magaalada Caasimada Hargeysa oo hore u fuliyay falal iyo ficilo dhagareed oo foolxumo ku ahaa
#Somaliland: Dablayda Gacan-Libaax Oo Wareejiyay Gaadhigii Ay Ka Dhaceen Dhoqoshay
#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Dablayda gacanta ku haysay gaadhigii ay ka dhaceen shalay duleedka degmada Dhoqoshay ee ay lahayd wasaaradda Biyaha Somaliland, ayaa maanta lagu wareejiyay Odayaasha iyo Salaadiinta Beesha Habarjeclo, kaddib markii Guddida Beelaha Garxajis ay ku qanciyeen dablayda in gaadhigaa
“Garaadada Waxaan Leeyahay Furaha Collaada Iyo Furaha Nabadu Yaanu Iskaga Kiin Khaldamin” Siyaasiga Maxamuud Xaashi
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Garaadada Sool U Diray Farriimo Garnaqsi Iyo Hogga-tusaalayn Taariikhi Ah #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan hoggaamiya Urur Siyaasadeedka KAAH oo miisaan siyaasadeed ku leh saaxada siyaasadda Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda xilligan ee Garaadada
#Somaliland: Xukuumadda Oo Bayaan Kasoo Saartay Dablayda Gacan-Libaax
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa bayaan kasoo saartay Dablayda Gacan-Libaax oo hawshooda ay ku jireen Odayaal, Salaadiin, Ganacsato iyo waxgarad kale, kuwaas oo ku hawlanaa sidii loogu qancin lahaa inay beddelaan mawqifkooda, kaddib heshiiskii lagu xalliyay khilaafka doorashooyinka. Wasaaradda Arrimaha
#Somalia Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Xadhiga Ka Jaray Bangiga Kaydka Dhiiga
#Araweelo_News_Network Muqdisho (ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xadhigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed. Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaare Xamse oo soo gaadhay
Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Dagaal Koox Dablay Ah Iyo Ciidanka Qaranka Dhexmaray
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka hadlay dagaal maalintii Axaddii duleedka Buurta Gacan-libaax ku dhexmaray Koox Dablay ah ee halkaa isku urursaday iyo ciidanka amaanka, kaas oo sababay khasaare dhimmasho iyo dhaawac ah. Laxidhiidha: Guddoomiyaha UCID Faysal Oo Ka
Gunnaanadka Bandhigii 16aad Ee Buuggaagta Hargeysa Iyo Dhacdooyinka Sannadkan
Buuggaga Ugu Iibka Badnaa Iyo Tirada Lasoo bandhigay #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo lixdii Maalmood ee u dambeeyay ka socotay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, ayaa si rasmi ah xallay loo soo gunnaanaday, kaddib toddobaad uu ka
Museveni Wrong on Unification of Somaliland and Somalia
#Araweelo_News_Network. by Kungu Al-Mahadi Adam. While meeting a special envoy from Somaliland, Dr. Jama Musse Jama, at State House Entebbe on Friday, President Yoweri Museveni said it is wrong for Somaliland to secede from Somalia, thereby offering himself to mediate