Category: Warar
Somaliland; Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Jihadda Siyaasadeed Ee Qaranka
^Dimuqraadiyadu kuma koobna Doorashooyinka oo keliya, laakiin waxaa ka mida Cadaaladda iyo garsoor wanaaga, dhawrista xorriyadaha madaniga ah, maamul wanaaga, la dagaalanka musuqmaasuqa, sarraynta sharciga” Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa waxa uu maanta
Liiska Gollaha Wasiirrada Xukuumadda Cusub Ee La Ansixiyay
Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Aqlabiyad Sare Ku Ansixiyay Dufcadii Labaad Ee Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhigii saaka oo Salaasa ah la horgeeyay dufcadii labaad ee gollaha wasiirada xukuumada cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed
Dafcadii U Horaysay Gollaha Wasiirrada Ee Xukuumadda Cusub Iyo Sidii Loo Ansixiyay Tirada Codadka Kala Saraynta
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gollaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta la horgeeyay dufcadii u horaysay ee xubnaha Gollaha wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Naxamed Cabdullaahi (Cirro). 19 xubnood oo ka mid ah xubnaha Gollaha Wasiirrada Xukuumadda cusub ayaa mid mid loogu akhriyay
Ethiopia Iyo Israel Xidhiidhka Taariikhiga Ah Iyo Xuska Diimeed
Xidhiidhka Ethiopia iyo Israel wuxuu soo taxnaa 3,000 oo sano ka hor kulankii halyayga ahaa ee boqoradda Shebaa iyo Boqor Sulaymaan” Danjire Tesfaye Yitayeh #Araweelo _News _Network Jerusalem (ANN)- Ethiopia iyo Israel waxa ka dhexeeya xidhiidh taariikhi ah oo Bulsho,
Booqashada Wasiirka Difaaca Ethiopia Ee Muqdisho Oo Bannaanka Soo Dhigtay Mawqifka Qarsoon Ee Xukuumadda Soomaaliya
#Araweelo_News_Netwrk. Muqdisho (ANN)- Booqashada Caasimadda Muqdisho ee wediga ay hogaaminaysay Wasiirka Difaaca Ethiopia Caasha Maxamed ayaa muujisay in aannay labada dal mawqif ka wada qaadan arrimaha murranka iyo xiisaddaha siyaasadeed ee ka dhashay Heshiiskii MoU ee jamhuuriyadda Somaliland iyo Ethiopia
Somaliland: Xukuumadda Madaxweyne Cirro Oo Loo Diray Daraasad Hal-xidhaale Ah
Maxay Yihiin Qorshayaasha Loo Diray Xukuumadda Iyo Xilliga Loo Qabtay? #Araweelo _News _Network Hargeysa-(ANN)-Xukuumadda Cusub ee Somaliland, ayaa bayaamisay qorshayaal daraasad hal-xidhale ah oo laga doonayo xubnaha gollaha wasiirrada ee dhowaan Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) magcaabay, kuwaas oo yeeshay
Saynisyahanada Ruushka Oo Damiirka Bulshada Caalamka Soo Jiitay
Khuburada Ruushka Oo Ku Guulaystay Tallaalka Kansarka Iyo Bushaarada Saynisyahanka #Araweelo _News _Network Moscow (ANN)- Saynisyahanada dalka Ruushka ayaa soo saaray ikhtiraac dhanka Sayniska ah oo dunidu ku dawakhsanayd qarniyo baddan, taas oo raja gelinay malaayiin qof oo dacalada aduunka
Somaliland: Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Siyaasaddiisa Gobolka Iyo Dhacdadii Dacawaley
#Araweelo _News _Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa markii u horaysay ka hadlay dhacdadii deegaanka Dacawaley ee deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Kililkashanaad oo ahayd mid sababtay mashaqo weyn oo dhimasho iyo dhaawac ah. Sidoo kale, Madaxweyne
Mashaqadii Dacawaley Mawaaqifka Kala Fog Ee Somaliland Iyo Saraakiisha Nabadgeyada Deegaanka Soomaalida Ethiopia
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay wefti uu Hoggaaaminayay Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdalle Maxamed Carab oo kasoo laabtay Magalada Jigjiga ee Degaanka Maamulka Soomalida Ethiopia, iyadoo laba dhinac war-saxaafadeedyo kala fog mid walba dhankiisa usoo saaray. Wefdiga
Villa-Somalia Policy Look Like a Comedi of “Tom and Jerry”
#Araweelo News Network The “Tom and Jerry Policy of Villa-Somalia The diplomatic exchanges between Villa Somalia and Ethiopia continue to expose the fragmented and inconsistent nature of the Somali government’s foreign policy. The stark contradictions between recent statements from Villa