Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6774 Posts

#Somaliland:Taliyihii Faafiyay Wararka Shakiga Abuuray Ee HIV/Aids Oo La Xidhay

#Somaliland: Taliyihii Faafiyay Wararka Shakiga Abuuray Ee HIV/Aids Oo La Xidhay #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gaashaanle Dhexe Cabdisalaan Diin-qale oo ka mid ah Saraakiisha Booliska Somaliland, ayaa lagu xidhay Magaalada Hargeysa Taliye Diin-qale, ma jiro wax war ah oo ay Taliska Guud ee

#Somaliland: Kommishanka Qaranka Ee AIDS-ka Oo Ku Baraarugay Warar Lagu Faafiyay Bulshada Oo La Xidhiidha Faafista Xannuunka

#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa (ANN)- Kommishanka Qaranka Somaliland u qaabilsan HIV/AIDS, ayaa ku baraarugay warar lagu faafiyay bulshada dhexdeeda oo abuuray dareen cabsi ah, kaddib markii Sarkaal ka tirsan Booliska

Budhcad-Badeed Soomaali Ah Oo Lasoo Taagay Maxkamad Dalka Hindiya Ah

  #Araweelo_News_Network.   Budhcad-badeedda Sooomaalida ah ee dhowaan loogu awood sheegtay Markabka u afduubnaa oo ay ku haysteen xeebaha Somalia ee Punland, ayaa Maxkamad ku taal dalka Hindiya lasoo taaggay. Sida ay soo werisay The indian Express 8 ka mid

Markab Laga Leeyahay Singapore Oo Dumiyay Biriishka Baltimore Ee Maraykanka iyo Khasaaraha Ka Dhashay

#Araweelo News Network:  Baltimore, Maryland (ANN)-Biriishka weyn ee Dekedda Baltimore ee Maryland ayaa duntay Salaasadii kaddib markii markab weyn oo konteenar ah oo laga leeyahay Singapore uu jiidhay, kaas oo dhaliyay khasaare.   Markabka shilka geystay ayaa laga leeyahay dalka 

#Somaliland: Saddexda Xisbi Oo Ku Heshiiyay Dhawr Qodob

  Guddoomiyaha UCID Faysal  Oo Ka Hadlay Arrimaha Laga Heshiiyay #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo maalmahan kulamo uga socdeen Hargeysa, ayaa isla qaatay dhawr qodob oo muhiim ah. Kulankii u danbeeyay ee saddexda Xisbi Qaran ee Somalilland

#Ethiopia: Shuruuc Cusub Oo Fursad Siinaya Ganacsatada Ajaanibka

    #Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in dalkiisa doonayo innuu soo saaro sharci ay dadka Ajaanibta ahi ku yeelan karaan hanti ma-guurto ah, taasoo qayb ka ah qorshaha ballaadhan ee waddanku ku doonayo inuu

#Somaliland: Guddoomiyaha Aqlabiyada Mucaaradka Ee Gollaha #Wakiiladda Cali Xaamud Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Madaxweynaha #Somaliland U Baahantahay

#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Guddoomiye ku xigeenka Gollaha Wakiilladda Somaliland, Cali Xaamud Jibriil oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyada Mudanayaasha Wakiillada ayaa sharaxaad ka bixiyay xaaladda xilligan ee Somaliland, isagoo sidoo kale sawiray muuqaalka ay doonayaan inuu yeesho Madaxweynaha Qaranka iyo qaabka ay doonayaan innay

#Somaliland: Tartanka #Quraanka Oo Lagu Baxay Iyo Laba Suhayb Xufaad Kaalmaha Hore Ku Guulaystay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah oo kala duwan guddoonsiiyay saddexdii Arday ee ugu sarreeyey  tartanka heer qaran ee Qur’aanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadaan la qabto sannad walba. Munaasibadda abaalmarinta Ardaydan oo

#Somaliland: Madaxweynihii Hore Daahir Rayaale Oo Qasriga Madaxtooyadda Isugu Geeyay Madaxweyne Biixi Iyo Mucaaradka

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa foodda isku daray kulan ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada. Kulanka waxa soo qaban qaabiyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, sida lagu xusay qoraal saxaafadeed kooban oo kasoo

Cunaqabataynta Maraykanka Ee Israel Iyo Qaramada Midoobay Oo Uga Digtay Netanyahu Inuu Sababo Macluul Qaza Ka Dilaacda

#Araweelo_News_Nerwork Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Washington (ANN)- Xayiraaddaha Israa’iil ee gargaarka Qaza waxay noqon kartaa dembi dagaal oo macaluul ah, sidaa waxa yidhi, madaxa xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Turk, isagoo