Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6773 Posts

Israel Weerarka Iran Ee Ka Gudbay Xuduuddaha Oo Dhaliyay Khasaare

Madaxweyne Biden Sidee Uga Falceliyay Weerarka Gantaallaha Iyo Diyaaraddaha Drones Gantaallada ballistic-ga ah Iran Oo  Burburiyay Saldhigga Hawadda ee Nevatim ee Koonfurta Israel Weerarka waxa Barbar soday weerar kale oo lagu qaaday Raadaalka Israel iyo Internetka #Araweelo_News_Network: Tel Aviv (ANN)-Israa’iil

Markabka Dagaalka Ee Faransiiska Oo Ka Cararay Biyaha Badda Cas Iyo Xuutiyiinta Oo Maraykanka Hordhigay Shuruuddaha Mawqufkooda Weerarrada Maraakiibta Iyo Dagaalka Qaza

“Waxaan jecelnahay in xal diblumaasiyadeed la gaadho. Waxaan ognahay in aannu jirin xal Millateri oo guul keenaya,”Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Yemen “Weli waxaan haynaa waxyaabo baddan oo la yaab leh oo Millateri, waxaana jira hawlgallo ciidan oo

Diyaaraddaha Iran Oo Wax Ka Beddelay Dagaalka Suudaan Ee Sannadka Galay

Araweelo News is an Associated Network News The most trusted source for newsollow us and Like on Facebook https://facebook.com/Araweelonews
#Araweelonews is a Associated Network News The most trusted source for news & Political/ investigation reports/ Human Rights Issues/Educations/Social affairs and .

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dalal U Holladay Aqoonsiga Somaliland

  #Araweelo_News_Networ.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta boqolaal shacabka Magaalada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa ka Hadlay Arrimo baddan oo dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga ah. Madaxweyne Biixi, wuxuu sheegay in in dhawr mar oo ay dalalka

Iran Oo Maraykanka Ku Eeddaysay Inuu Israel Ka Dhigay Iftiin Cagaaran

Maraykanka Oo Beeniyay Innay Iran Ka Aqbashay in Aannay jawaab Aargoosi ah Ka samayn Weerarkii Dimishiq #Araweelo_News_Network Damascus, Syria (ANN) – Dawladda Kacaanka Islaamiga ee Iran, ku celiyay innay nidar ku gashay ka jawaabtiisa weerarkii lagu qaaday dhisme qunsiliyadeed oo

Maraykanka Oo Ka Cabsi Qaba Weerar kaga Yimaada Iran Iyo Xullufadeeda

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)–Maraykanka ayaa ka wer wersan  weeraro aargudaasho oo kaga yimaada Iran wax yar kaddib markii weerar xagga cirka ah oo si weyn loogu nisbeeyay Israa’iil  iyo Maraykanka lagu burburiyay dhisme qunsuliyadda Iran ay ku leedahay Suuriya. Maraykanka ayaa

#Ethiopia Oo Quudaraynay Isticmaalka Dekeddaha #Kenya. Maxay Ka Beddelay Heshiiskii #Somaliland Iyo Dekeddaa #Djibouti

#Araweelo_News_Network. Mombasa Kenya (ANN)- Dalka Ethiopia ayaa ku hawlan sahaminta suurtagalnimada innay dekedda Lamu ee dalka Kenya kala soo degto waxyaabaha loo addeegsado bacrimiska dalagga, taas oo qayb ka ah dadaalka ay ku doonayso in ay ku ballaadhiso dekeddaha ay

#Dahabshiil Motors Oo Keentay #Somaliland Iyo Geyiga #Soomaalida Gaadiidkii Ugu Danbeeyay Ee Wershedduhu Soo Saaraan 2024

#Dahabshiil Motors, Baabuurta Casriga Iyo Bushaarooyinka Cusub “waxa noo badbaaday Biilalkii Xaafaddaha, waxan helay Baabuur cusub oo aan ahayn mustacmal, qub-qacdii hore waan kaga baxnay iyo maalinba meel jabta” macaamiisha Dahabshiil Motors. #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance

Dubia: Booliska Oo La Tacaalaya Dadka Tigidhada Qaaliga Usoo Goosta Innay Ka Dawarsadaan Dalka

Haweenay ayaa Boolisku Qabteen xilli ay Dawarsi ku heshay lacag dhan 30,000 oo Dirham #Araweelo_News_Network. Dubai (ANN)-Booliska Dalka Imaaraadka ayaa ugaadhsanaya dadka dawarsada ee aan haysan oggolaanshaha sharciga ah, kuwaas oo la kulmi kara ganaax iyo xadhig haddii lagu qabto

#Somaliland:Taliyihii Faafiyay Wararka Shakiga Abuuray Ee HIV/Aids Oo La Xidhay

#Somaliland: Taliyihii Faafiyay Wararka Shakiga Abuuray Ee HIV/Aids Oo La Xidhay #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gaashaanle Dhexe Cabdisalaan Diin-qale oo ka mid ah Saraakiisha Booliska Somaliland, ayaa lagu xidhay Magaalada Hargeysa Taliye Diin-qale, ma jiro wax war ah oo ay Taliska Guud ee