Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6773 Posts

Xuutiyiinta Oo Soo Riday Diyaarad  Maraykanku Leeyahay Iyo Weerarada Baddaha Ee U Gudbay Mediterranean-ka

  #Araweelo_News_Network Akhri 2min Sana”a (ANN)–Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad kale oo nooceedu yahay MQ-9, taas oo uu leeyahay Mareykanku, Isla markaana ka mid nooca ugu caarisan Drones -ka Maraykanka. Diyaaradda ayaa ah nooca aan

Iran: Hoggaamiyaha Ay Weyday Muxuu Ka Beddeli Karaa Jihada Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Collaadaha Ku Xeeran Ee Gobolka?

  Maxaa Ku Xigga Geerida Madaxweynihii Iran? #Araweelo_News_Network. ku akhri 2min Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Tehran (ANN)-Hogaamiyaha ugu sareeya ee Iran ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigeenka koowaad Mohammad Mokhber inuu noqdo

Somaliland Madaxweyne Biixi Oo Khudbadii Xuska 18May Mucaaradka Uga Dardaar Weriyay Natiijada Doorashada

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudnad dhinacyo  baddan taabanay ka jeediyay Munaasibadda xuska 18 May ee sannad-guuradii 33aad ee kasoo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay qaranimadeeda shirkii Burco 18May 1991.   Madaxweyne Biixi oo

18May Xuska Munaasibada Toos u Daawo

  #Araweelo_News_Network.   HALKAN ka Daawo   Post Views: 435

Somaliland: Diyaargarawga Xuska 18 May Oo Xammaasadiisu Cirka Isku Shareertay

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Sannad Guurada 33aad ee xuska 18 May oo ku beegan maalinta Sabtida ee Beri, ayaa si weyn looga dareemayaa Magaalooyinka Hargeysa, Burco, Ceergaabo, Awdal iyo Berbera, iyadoo ay wufuud ka tirsan xukuumadda u kala baxeen gobollada dalka. Diyaargarawga

Somaliland: Xalay iyo Hargeysa Madaxweyne Biixi

    #Araweelo_News_Network. President Behi celebrated with thousands of civilians in Hargeisa city. Preparations #18 May 2024   Muuqaalka Halkam la Daawo   Post Views: 421

Somalia: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magcaabay Guddi Difaacaya Midnimada Soomaaliya

Akhri 1min Ambassador Baashe Cawil Guddoomiyaha Guddida Farsamo Ee Somaliland U Qaabilsan Heshiiska Ethiopia Oo Ka Hadlay #Araweelo_News_Network. Muqdisho (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magcaabay xubno uu sheegay innay yihiin guddida Qaran ee Difaaca Madax-bannaanida

Madaxweyne Biixi Oo Caydhiyay Guddoomiyihii Gobolka Togdheer

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Togdheer, isagoo xilkaa u magcaabay masuul cusub. Wareegtada Madaxweynaha oo ku taariikhaysan 13.05.2024. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu yidhi, “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi

Masar Oo Israel U Dirtay Hanjabaad

Akhri wax ka yar 2min   #Araweelo_News_Network.   Qaahira (ANN)-Xukuumadda Dalka  Masar ayaa ku dhawaaqday innay doonayso inay ku biirto dacwadda Koonfur Afrika ee ka dhanka ah Israa’iil, taas oo ka socota Maxkamadda sare ee Qaramada Midoobay. Warbaahinta dalka Masar