Category: Warar
Washington: Socdaalka Antony Blinken Ee Bariga Dhexe Iyo Dublamaasiyada Maraykanka Oo Ku Dawakhday Dagaalka Qaza
#Araweelo_News_Nerwork. Cario (ANN)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa socdaalkiisii ugu dambeeyay ee gobolka ku tagay bariga dhexe, isagoo sheegay in uu diiradda ku saari doono hindisaha xabad joojinta Qaza ee Washington iyo mustaqbalka dhulka falastiiniyiinta dagaalka kadib.
Somaliland: Qoraalka Rasmiga Ah Ee Khudbadda Dastuuriga Ah Ee Madaxweyne Biixi 2024
#Araweelo_News_Nerwork. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad sannadeediisa maanta ka jeediyay fadhi ay mudanayaasha labada golle ee Somaliland kaga hadlay mustaqbalka hoggaaminta tallada dalka iyo Xisbi ahaan waxyaabaha ay qabteen labadii xukuumadood ee ugu danbeeyay. Madaxweyne Biixi,
Somaliland: Khudbadda Madaxweyne Biixi Iyo Arrimaha Uu Kaga Hadlay Ee Kala Duwan
#Araweelo_News_Nerwork. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad sannadeediisa maanta ka jeediyay fadhi ay mudanayaasha labada golle ee Wakiillada iyo Guurtida kasoo xaadireen, wallow aqblabiyada xildhibaanada gollaha Wakiilladu ka maqnaayeen madasha. Madaxweyne Biixi, wuxuu khudbadaa kaga hadlay arrimo kala
Iran: Hoggaamiyaha Ugu Neceb Maraykanka Iyo Israel Oo Tartanka Doorashada Tehran Safka Hore Ka Galay
#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Dalka Iran waxa ka bilaabmay loollanka la doonayo in loogu tartamayo jagada Madaxweynaha ee bannaanaatay, kaddib markii uu shil diyaaradeed ku dhintay Madaxweynihii hore Ebrahim Raisi 19 May 2024, taas oo ku bur-burtay buuraleyda u dhow xuduudka
Booqashada Xarrunta Baarlamaanka Midowga Yurub Ee Brussels Cabdixakiim jamhuuriya
Booqashada Xarrunta Baarlamaanka Midowga Yurub Ee Brussels Cabdixakiim jamhuuriya #Araweelo_News_Nerwork. Brussels, Belgium(ANN)-“Maanta waxaa magaalada Brussels ee xarrunta Baarlamaanka Midawga Yurub nagu soo booqday Tafatirihii hore ee Wargeyskii Jamhuuriya London Cabdixakiim Maxamed Sheekh oo sanadihii u danbeeyay Dal-joog ahaa, isagoo kasoo
Xuutiyiinta Oo Weeraray Maraakiib Xamuul Ah Iyo Kuwa Wax Burburiya Ee Maraykanka Oo Ku Hubaysan Gantaalo
Xuutiyiinta Oo Beegsiga Maraakiibta Ee weerarradoodu Gaadheen Badda Mediterranean. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Yemen, Sana’a (ANN)-Taliska Ciidamada Maraykanka (CENTCOM) ayaa sheegay innay si guul ah u burburiyeen mid ka
Diyaaradda Maraykanka Ee B-2 Oo Mar Ahayd Hoggaamiyaha Bamka Ee Hawadda Oo Fashilantay
B-2 waxay aragtay oo door muhiim ah ka qaadatay dagaalkii Ciraaq, Kosovo, Afgaanistaan iyo Liibiya. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 1min #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Diyaaraddaha wax duqeeya ee Maraykanka ayaa sii yaraanaya xilli
Dhacdooyinka Ku Xeerran Dhimashada Madaxweynihii Iran Iyo Sheekooyinka Kala Duwan
Waa Maxay Sababta Madaxweynuhu diyaarad Helicopter ah ugu duulayay? By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Inkasa oo shilkan naxdinta leh uu sababay dhimashada Madaxweynaha Iran iyo wasiirkii arrimaha dibadda, haddana
Ethiopia; Dhibaatooyinka Dhaqaale Ee Soo Waajahay Iyo Wasaaradda Maaliyadda Oo Sharaxday
Akhri 1min #Araweelo_News_Network. ADDIS ABABA (ANN)– Xukuumadda Dalka Ethiopia ee uu Hoggaamiyo Ra”iisal Wasaare Abiy Ahmed, ayaa ka walaacsan dhaqaale xumo soo waajahday oo sii siyaaday, taas oo saamayn ku yeelatay addeegyada aasaasiga ah iyo qorshayaasha xukuumadda. Wasiirka Maaliyadda Ethiopia
The Ethiopia-Somaliland Agreement
#Araweelo_News_Nerwork. The Ethiopia-Somaliland Agreement Mr.Faysal Roble, a Somali-American citizen, has been using social media platforms to disseminate support for Al-Shabaab, a militant Islamic terrorist group operating primarily in Somalia. His controversial statements include calls to deploy 10,000 Al- Shabaab