Category: Warar
Xuutiyiinta Yemen Iyo Is Bahaysiga Ciraaq Oo Gantaalo Baalal Leh La Beegsaday Guddaha Israel Ee Haifa
Bariga Dhexe #Araweelo_News_Network Yemen Sana’a (ANN)-Xuutiyiinta Yemen iyo xullufadda kooxda iska caabinta ee dalka Ciraaq, ayaa si wada jir ah weerar ugu qaaday gudaha dalka Israel. Yahya Sarea, oo ah afhayeenka millateriga xuutiyiinta, ayaa soo saaray bayaan, uu ku xaqiinayo
Ethiopia: General Sare Oo Ku Biiray Jabhada Fano
#Araweelo_News_Network: Addis Ababa(ANN) – Taliyihii hore ee ciidamada gaarka ah ee Axmaarada, General Tefera Mamo, ayaa ku biiray jabhada Amxaarada ee Fano, kadib uu kasoo laabtay gurigiisa oo ku yaala Addis Ababa Axadii. Warbaahinta Ethiopia ee yaalaa
Djibouti Oo Ka Jawaabtay Eedayn Madaxweyne Biixi U Jeediyay
#Araweelo_News_Network Djibouti (ANN)- Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa ka bixisay jawaab eedayn xukuumadda Somaliland u jeedisay oo la xidhiidhay dhaq-dhaqaaq mucaarad ku ah Somaliland oo ay xukuumadda Djibouti doonayso innay u jabhadeeyaan Somaliland. Madaxweyne Biixi ayaa ku tilmaamay arrinta abaabulka
Somalia: How can avoid Al Shabaab takeover
The regions in Somalia that enjoy relative peace, mentioning Somaliland and Puntland, as having avoided the Al Shabaab problem because leaders”Gen Qaylow Somalia’s public could be a key resource to avoid a relapse to al-Shabaab control once African Union forces
Ethiopia, South Sudan to build cross-border road
#Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN )- Ethiopia and South Sudan are set to build a 220-km cross-border road, following a $738-million financial agreement signed in May 2023. South Sudan’s Transitional National Legislative Assembly on Tuesday ratified the Ethiopia-South Sudan financial
#Somaliland: Gollaha Wakiiladda Oo Ku Ansixiyay Miisaaniyadda Qaabkii Xukuumaddu U Qorshaysay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiiladda Somaliland, ayaa meel mariyay miisaaniyadda Qaranka ee xukuumadda Madaxweyne Biixi hore isugu khilaafeen. Miisaaniyad sanadeedka 2024, ayaa hore xukuumaddu ugu soo gudbisay Gollaha, bales mudanayaasha ayaa xilligaa wax-ka-bedel iyo kaabis ku sameeyay, iyagoo markaa
Somalia Qorshaha Gollaha Ammaanka Ee Qamada Midoobay Iyo Arrimaha Ku Gedaaman
Maxaa Laga Filayaa Warbixinta Madaxweynaha Soomaaliya Ee Qarsoon James Swan Kulanka Gollaha Amaanka? New York (ANN]- Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan loo balamay ka yeelanaya maalinta Isniinta 24 Jun 2024. xaaladda Soomaaliya Shirka ayaa ka dhacaya xarinta Qaramada
Markabka Xuutiyiintu Garaaceen Ee Xanbaara Diyaarayaddaha Iyo Nukliyeerka USS Dwight D. Eisenhower Xaggee Ku Danbeeyay
“Hoggaamiyayaasha ciidamada Badda ayaa ka walwalsan badmaaxiinta, oo dhab ahaantii aan awoodin inay arkaan gantaalada soo socda ee Xuutiyiinta ee ay ridayaan ilbidhiqsiyo” “Waxaan si joogto ah u xasuusinaynaa Wasaaradda Difaaca inaan u baahan doono inaan qaadano nasasho iyo badmaaxiinta
Somaliland: Xukuumadda Oo Go”aan Kasoo Saartay Qaabka Sharciga Ah Ee Loo Waajahayo Kiisaska Kufsiga
Gollaha Xukuumadda Oo Ka Hadlay Fayriska xummadda (Dengue Fever) Ee Ku Habsatay Dalka #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay xannuunka Fayriska xummadda (Dengue fever)
Xizbullah Oo Xoojisay Weerarada Gantaalaha Iyo Diyaaraddaha Ee Asqeeyay Difaaca Israel Iyo Saraal Sare Oo La Dilay
#Araweelo_News_Nerwork. Beirut, Lubanan (ANN)-Dagaalyahanka Millateriga Xizbullah ee ka dagaalanta dalka Lubnaan ayaa gantaalo xidhiidh ah ku cashariyay Waqooyiga Isarel Arbacadii, iyadoo ay Xukuumadda Yuhuudu dhankeeda qirtay duqaymaha Gantaalaha Xizbullah. In kasta oo Dagaalyahanka Xizbullah si xidhiidh ah oo maalinle ah