Category: Warar
Halkee Ku Danbeeyay Mooshinka Maamuus Xayuubinta Ee Xildhibaan Maxamed Abiib
Sidee Gollaha Wakiiladu U Maareeyay Mooshinka La Soo Hor Dhigay Mooshinka Xaasaasiga Ah #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka u fadhiistay fadhi aan caadi ahayn oo loo balansanaa, kaas oo ujeedadiisu ahayd in ay go’aan sharci
Britain Oo Iska Fogaysay Dalabka Maxkamadda Denbiyada Ee Qabashada Netanyahu
#Araweelo_News_Network. London(ANN)- Dawladda Britain ayaa si dadban isaga fogaysay dalabka waaranka ee Maxkamadda denbiyada dagaalka ee ICC ku doonayso in lagu qabto Ra’iisal wasaaraha Israel. ” UK kama doodi doonto codsiga waaranka qabasho ee ICC ee Netanyahu iyo
Somaliland : Shir Lagu Gorfeeyay Caymiska Caafimaadka
Muxuu Daarnaa Kulanka Caymiska Caafimaadka? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Shir lagu gorfeeyay sidii kor loogu qaadi lahaa Caymiska caafimaadka Somaliland ayaa maanta oo lagu qabtay Magaalada Hareysa. Munaasibadii loo sameeyey qabsoomida shirka oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxa kasoo
Sacuudiga Oo Ka Hadlay Weerarka Diyaaraddaha Israel Ku Qaadeen Yemen
Weerarka Diyaaraddaha Israel Ku Qaadeen Yemen, Wuxuu uga Sii Daray Xaaladda Gobolka #Araweelo_News_Network. Riyad (ANN)-Dawladda Sacuudiga ayaa ka hadashay duulaanka Israel ay ku duqaysay Sabtidii Dekedda Xuddayda ee dalka Yemen, iyadoo Diyaaraddaha Israel khasaare u gaysteen xarunta Korontada ee Ras
TRUMP Oo La toogtay intii Lagu Guda jiray banaanbaxa Lagu Taageerayo
Dave McCormick, Murrashax Jamhuuriga ah Oo Fadhiyay Safka Hore Ee Lagu Toogtay Donald Trump Ayaa Ka Hadlay Wixii Dhacay #Araweelo_News_Network Pennsylvania (ANN)- Donald Trump ayaa lagu toogtay meel fagaare ah, isagoo boqolaal taageerayaashiisa ah u jeedinaya khudbad xilli uu socday
Ethiopia: Abiy Oo Si Lama Filaan Ah U Booqday Taliyaha Ciidamada Sudan Ee Xeebta Badda Cas
#Araweelo News Network: Addis Ababa (ANN) Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa si lama filaan ah booqasho aan hore loo shaacin ku tegey dalka Suudaan, isagoo la kulmay taliyaha guud ee ciidamada dalka Sudan General Abdel Fattah al-Burhan
Hoggaamiyaha Cusub Ee Iran Oo Dunidu Ku Hanbalyaysay Guusha Doorashada Iyo Doorkiisa Siyaasadda Dalka
Madaxweynaha Isbedel doonka Iran Ee La Doortay Muxuu ka Beddeli karaa jihada Siyaasadda Dalka? #Araweelo_News_Network Tehran (ANN)-Masoud Pezeshkian ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili, kaddib tartan
Britain: Doorshada Uu Ku Guulaystay Markii U Horaysay Ra’iisal Wasaare Qoys Yuhuud Ah
Guriga 10 Downing St. Ee Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hoy u noqon doona qoys Yuhuud Ah #Araweelo News Network: London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa taageeray Israel wuxuuna wacad ku maray inuu la
Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Maraykanka Oo Sharaxay Qaabka Ay Ciidamada Israel Ugu Jabeen Dagaalka Qaza Iyo In Aannay Awoodin Dagaalka Hisbullah
“Netanyahu Wuu Ka Baqay Dagaalka Hisbullah“Larry Johnson, Taliyihii hore ee CIA Askarta Israel waxa ku dhacay wixii ku dhacay Dagaalkii Labaad Ciidamadiii Jarmalka, Xasuuqii, Haweenka iyo Caruurta waxay u geysatay dhaawac maskaxeed oo aad u weyn waxayna ka dhigtay kuwo