Category: Warar
Ceergaabo Baaq Nabadeed Oo Loo Riyaaqay
#Araweelo_News_Network Ceergaabo(ANN)-Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa lagaga dhawaaqay Fagaaraha Beetta Nuura Baaq nabadeed oo lagu daminayo Collaada maalmihii u danbeeyay ka aloosantay oo sababtay dhimasho tobaneeyo qof, taas oo abuurtay jawi xasiloonidaro oo ku khasbay inay
Diyaaraddaha Millateriga Masar Oo Ka Degey Muqdisho
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Diyaaraddaha Millateriga ee Masar, ayaa ka degay maanta Madaarka Muqdisho, iyadoo la xaqiijiyay inay laba ka mid ah diyaaradooddaha noocoodu yahay C-130, oo ay leyihiin Millateriga Masar ka degeen halkaa, sida ay warbaahinta maxaliga ah baahisay muuqaalo laga duubay.
Hezbollah Oo Gantaalo Iyo Diyaarado Ku Garaacday Guddaha Israel
‘”Wejigii koowaad’ ee weerarkeeda wuu dhammaaday. Waxaan qiimaynaa waxyeelada ” Nasrallah Hoggaamiyaha Hezbollah #Araweelo_News_Network Beirut (ANN)- Dagaalyahanka Xisbullah ayaa weeraro wada socda oo gantaalo iyo Diyaaraddaha aan duuliyaha lahayn ku qaaday guddaha Israel, kuwaas oo ay sheegeen inay
Dahabshiil Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Bangiga Ugu Wanaagsan
#Araweelo_News_Network. Addis Ababa (ANN)-Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil ayaa ku guuleystay abaalmarinta Bangiga ugu wanagsan adeegyadda Technology-yadda Casriga ah “Best Bank of IT Integration and Innovative Products,” abaalamrinta oo ay bixiso Xarunta Al Huda ee Bangiyadda Islaamka iyo Dhaqaallaha (Al
Somalia Oo Awaamiir Culus Kusoo Rogtay Shirkaddaha iyo Ganacsiyada Gaarka Loo Leeyahay
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Somalia ayaa Awaamiir culus kusoo rogtay Shirkaddaha gaarka loo leeyahay iyo ganacsiyada ka hawlgala Somalia, kuwaas oo lagu amray inay si degdeg ah u fuliyaan. Tallaabooyinka dawladda Federaalka ee Somalia iyo awaaniirta
Madaxweyne Biixi Oo Doorashada Ku Tilmaamay Badbaadada Midnimada Qaranka
Dareenka Madaxweyne Biixi Kaga Falceliyay Soo Dhaweyn Aanu Filayn Oo Uu Kala Kulmay Bulshada Ceergaabo #Araweelo_News_Network. Ceerigaabo (ANN)-Bulshada ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi
Duruufaha Ku Xeeran Safarka Madaxweyne Biixi Iyo Soo Dhowayntii Deegaamada Gobolka Sanaag
#Araweelo_News_Network Ceel-afweyn (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdiga uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay deegaamada gobolka Sanaag ee Gar-adag, Ceel-afweyn, Fadhi-gaab iyo deegaamada kale ee Galbeedka kaga teedsan gobolka ugu baaxadda weyn dalka, kuwaas oo qayb ka ah
Somaliland: Madaxweyne Biixi Booqashada Deegaamada Kulaalaya Collaada
“Weligayo Dagaal nalagagama Adkaan” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network Qoriligud (ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Mawqifka collaadda iyo nabada ee Qaranka Somaliland. Madaxweyne Biixi iyo wefdigiisa ayaa booqday deegaanka qorilugud, wuxuuna soo dhowayn ballaadhan oo lagu qaabilay