Category: Warar
Somaliland: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Koox Haween Culimo Ah
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay Haween culimo ah oo ka mid ah Kooxaha Haweenka ee ka jira Hargeysa, kuwaas oo ku bahoobay Urur Bulsho. Kulanka oo aan si dhab ah loo ogayn ujeedada
Somaliland: Shirgudoonka Gollaha Oo Maxkamadda U Gudbiyay Kiiska Xildhibaan Maxamed Abiib
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Shirgudoonka Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa qoraal dacwad ah oo la xidhiidha kiiska Xildhibaan Maxamed Abiib u gudbiyay Maxkamadda Sare. Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa warbaahinta la hadlay markii ay shirgudoonku qoraalka dacwada ah u gudbiyeen
Somaliland: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Wefti Ka Socday Dalalka Kenya Iyo Ethiopia
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay wefti ka kooban oo ka socday dalalka Ethiopia iyo Kenya, kuwaas oo Somaliland u yimi ka qaybgalka shir lagu qabtay Hargeysa. War qoraal ah oo kasoo baxay
Hindiya Oo Muslimiinta Loo Diiday Fasax Maalinta Xuska Dlashada Nebiga Iyo Rabshado Ka Dhashay
#Araweelo_News_Network Rajasthan, Jahaipur (ANN)-Maamulka deegaanka Jahajpur ee Rajasthan oo ka mid ah gobollada dalka Hindiya ayaa diiday fasax kasta oo la xidhiidha munaasibada Ciid-e-Miladka ee (dhalashada nabi Maxamed CSW), taas oo ay sameeyeen bulshadda Muslimiinta Isniintii. Saraakiisha maamulka deegaanka
Somaliland: Wargelinta Maaliyadda Ee Cashuuraha Iibka
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Cashuurta Iibka Adeegyadda iyo Badeecaddaha GST Cashuurtan waxa waajibiyay xeerka Dakhliga Xeer Lr 72 2016 cutubkiisa 3aad Muwaadin Bixi Cashuurta Araweelo_News_Network Post Views: 6,351
Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Shaacinta Munaasibad Balaadhan Oo Loo Asteeyay Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga
#Araweelo_News_Network. Hargysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah murrashaxa jagada Madaxweynaah ee xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu shaaciyay Barnaamij-siyaasadeedka Afraad ee xisbiga KULMIYE ee 204- 2029, kaas oo lagu qabtay Magaalada
Murrashaxa WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Soo Bandhigay Khudbad Hordhac U Ah Barnaamijkiisa Oo Ka Duwan Khudbadihii Looga Bartay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Murrashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Crro) oo khudbad dheer ka jeediyay Shirka Gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, oo ka furmay maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka siyaasadeed iyo dhaqaale
Guuldarada Qorshaha La Doonayay In Lagu Badbaadiyo Markabka Xuutiyiintu Ku Gubeen Badda Cas
#Araweelo_News_Network London( ANN)-Hawlgalka ciidamada Midowga Yurub ee gobolka ayaa soo bandhigay sawirada markabka booyada ah, oo weli dab ka holcayo xagga sare ku dhawaad laba toddobaad kadib weerarka Xuutiyiinta ee 21 August. Howlgalka ciidamada badda ee Midowga Yurub ee