Category: Warar
Madaxweyne Trump Muxuu U Hakiyay Go’aankiisa Gilgilay Dhaqaallaha Aduunka Iyo Ganacsiga
Dagaalka Ganacsiga ee U.S. iyo Shiinaha Oo Sababay Khasaare Balaayiin Dollar Ah Iyo Dareenka Cadhada Leh Ee Guddaha Maraykanka Araweelo News Network Associated Online Agencies Washingtion (ANN)-Saamaynta caalamiga ah ee canshuuraha Trump kusoo rogay in ka baddan 75 dal
Somaliland: Kulanka Madaxtooyadda Oo Lagaga Hadlay Dastuurka Iyo Arrimo Kale
Hargeysa(ANN)- Kulan uu guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa lagu soo qaaday qodobo ka mid ah Dastuurka loo baahanyahay in dib u habayn lagu sameeyo Kukanka oo maanta ka dhacay qasriga Madaxtooyadda waxa ka qaybgalay xubnaha Gollaha
Somaliland: Madaxweynaha Oo Kulan Albaabada Loo Xidhay La Yeeshay Masuuliyiin Ka Socday Britain
Associated Online Agencies Araweelon News Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan gaar ah oo albaabada loo xidhay la yeeshay masuuliyiin ka socotay dawladda Britain, kuwaas oo Madaxweynuhu ku qaabilay Isniintii maanta Qasriga Madaxtooyada .
Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Madaxweynaha Iyo Ganacsatada Somaliland
Associated Online Agencies Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay ganacsatada dalka, kuwaas oo ajiibay Hadhimo-Sharafeed uu Madaxweynuhu ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa ganacsatada uga mahad celiyay inay soo ajiibaan
Somalia: Maraykanka Oo Sii Wada Digniinaha Ka Dhanka Ah Muqdisho Iyo AUSSOM Oo Ka Hadlay Duqaymaha Saldhigooda Madaarka
Araweelo News Network Associated Online Agencies Muqdisho (ANN)- Kooxda lagu magcaabo Hawlgalka Xasilinta iyo Taageerada Midowga Afrika, ee loo yaqaan AUSSOM ayaa war kasoo saaray duqaymaha ururka al-Shabaab ay maalintii Axadii shalay dhowr madfac ku garaaceen saldhiggooda ku yaalla garoonka
“Haku maaweelin dadkaa naxliga Shacbiga Somaliland” wasiirkii hore ee Arrimaha Guddaha Somaliland Oo u jawaabay Fiqi
“Haku maaweelin dadkaa naxliga Shacbiga Somaliland” wasiirkii hore ee Arrimaha Guddaha Somaliland Oo u jawaabay Fiqi Associated Online Agencies “Fiqi Yare Fariidnimo Uma Dhalan” Mohamed Nuur Carraale Duur Wasiirkii hore ee Arrimaha guddaha xukuumadii Madaxweynihii geeriyooday Axmed Siilaanyo.
Somaliland Iyo Masuuliyiin Ka Socota Britain Oo Ka Wada Hadlay Mashaariicda SDF
Associated Online Agencies Hargeisa (ANN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqallaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Xasan Aadan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Xasan Saleebaan ayaa kulan albaabada loo xidhay kula yeeshay xafiiskiisa Madaxa Xafiiska Dawladda Ingiriiska ee Somaliland
Somaliland Maayarka Caasimadda Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Dhaqdhaqaaqyada La Doonayo In Lagu Sadqeeyo
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Maayar Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa waajahay dhaqdhaaqyo daaha-dabadiisa ka socday oo maalmihii u danbeeyay isa soo tarayay, iyadoo lagu arkay liiska qaar ka mid ah xubnaha gollaha deegaanka ee Hargeysa baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay, kuwaas
Somaliland: Dhamaan Nootaayooyinka Ayaa Lagu Wargeliyay Inay Dabakhaan Nidaamka Casriga Ee Cashuur Bixinta
“Dhammaan Kala Wareejinta Iyo Iibka Nootaayooyinka haddii aan la dabakhin wuxuu noqonayaa mid aan sharci ahayn,” Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horrumarinta Somaliland ayaa soo saartay qaab casri ah oo ah nidaamka is-wada oo muwaadiniinta u fududaynaya inay
Somaliland: Digniin Kasoo Baxday Wasaaradda Maaliyadda
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horrumarinta Somaliland ayaa soo saartay Digniin ku waajahan muwaadiniinta. Digniinta ay soo saartay wasaaradda Maaliyadda ayaa qayb ka ah dar-dar gelinta waajibaadkeeda shaqo ee ururrinta Dakhliga cashuuraha. Muuqaalka oo ah muhiim u ah muwaadiniinta Somaliland halkan