Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Somaliland: celebrating Sixty-one years ago, the lost independence
Araweelo News Network By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Last nightmares 26 June 2021, sixty-one years later the Republic of Somaliland commemorates the historic anniversary of 26 June 1960, when it Somaliland gained independence from
Somaliland: Guurtida Oo Duuduub Ku Ansixiyay Xeerka Loo Raacayo Nidaamka Furashada Axsaabta Iyo Ururada Siyaasada
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa meel mariyay Xeerka nidaamka Ururada iyo axsaabta siyaasada Xeer L/14/2021, kaas oo ay hore wax-ka-bedel iyo kaabis ku sameeyeen, isla markaana muddooyinkan horyaalay gollaha. Fadhiga Gollaha Guurtida ee saaka oo ay kasoo
Somaliland: Maxweyne Biixi Oo Ka Hadlay 61Sannadood kaddib Xorriyadii Iyo Dimuqraadiyada Ka Hana Qaaday Geyiga Somaliland
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- 61sannadood kaddib xoriyaddii Somaliland, ayaa xalay lagu xusay Munaasibad si weyn loo agaasimay, taas oo lagu xusayo sanadguuradii 61aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyada qadaatay Boqortooyadii midawday ee United Kingdom, 26 Jun
Somaliland; Munaasibada Xuska 26Jun Oo Qasriga Madaxtooyadda Ka Socota Toos U Daawo
Araweelo News Network. Somaliland; Munaasibada 26Jun Toos U Daawo Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayo sanadguuradii 61aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyada qadaatay Boqortooyadii mIdawday 26 Jun 1950-kii, ayaa caawa laga xusay Somaliland. Qasriga Madaxtooyadda
Maxamuud Xaashi Oo Faaqiday Marxaladihii Loo Soo Maray Mashruuca Dekedda Berbera Ee Xilligan Bulshadu U Riyaaqday
Araweelo News Network. “Ceelalyada Hore Ciidan adag, iyo Col ma ku Lahayd.” Hargeysa(ANN)-Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, isla markaana ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan Somalilamd, ayaa sharaxaad ka bixiyay marxaladihii uu soo
Somaliland and DP World have jointly opened a new Terminal at the Strategic Port of Berbera
Araweelo News Network. >Berbera Port’s new container terminal a inaugurated, has capacity for 500,000 TEUs a year. Second phase expansion of terminal will increase capacity up to two million TEUs a year. >Somaliland and DP World have announced the
Somaliland: DP World Oo Daahfurtay Dhismaha Cisub Ee Casriyaynta Dekedda Istiraatiijiga Ah Ee Berbera Iyo Wufuud Caalami Ah Oo Ka Qaybgalay
Araweelo News Network. Berbera(ANN)-Munaasibad si weyn loo abaabulay oo xadhiga lagaga jaray dhismaha cusub ee lagu kordhiyay Dekedda Istiraatiijiga ah ee Magaalada Berbera, ayaa lagu qabtay maanta halkaa. Shirkadda Caalamiga ah ee DP World, ayaa dib u habayn iyo
Culimada Islaamka Oo Si Weyn U Naqdiyay Xayiraada Xukuumadda Sacuudigu Ku Mamnuucday Gudashada Waajibaadka Xajka
Araweelo News Network. Riyad(ANN)-Xukuumadda Sucuudiga, ayaa mar kale si cad u sheegtay in aannay sanandkan Muslimiinta dunida ee doonayay in ay soo gutaan waajibaadka Xajka loo oggolayn, iyadoo sabab uga dhigtay xannuunka Caronavirus ee COVID-19. Xukuumadda Riyaad, waxay ugu
What does this mean for Somaliland or DP World?
Araweelo News Network. What does this mean for Somaliland or DP World? On 24th May 2021, Somaliland and DP World inaugurate the first phase of the newly built terminal of Berbera port by DP World. MAY 10, 2016, A