Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 902 Posts

Ethiopia: Abiy discusses reasons for withdrawing troops from Mekelle

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-The Federal Government of Ethiopia (FGS) has for the first time officially acknowledged that the town of Mekelle is out of the hands of Eritrean-backed federal government forces and has now taken full control of the

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Sheegtay In La Fulinayo Go’aanka Dirayska Dugsiyada Ay Ku Bedeshay Ee Bulshadu Ka Dareen Celisay

Araweelo News Network.     Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa shaacisay in sannad-dugsiyeedka soo socda ee 2021/2022,  lagu fulin doono go’aan ay todobaadkii hore ka soo saartay qaabka ay noqonayaan dirayska lagu dhigto dugsiyada dawliga ah iyo kuwa

Dhagaxa inta aan lagaa gurin waa inaad gurtaa, waa in lasoo celiyaa dhaqankii Hargeysa” Abdikarim Ahmed Moogge, Maayarka Cusub

Araweelo News Network.       Muxuu ka yidhi, Ganacsatada, ballanqaadkiisii Ollolaha Shaqaallaha Dawlladda Hoose Iyo Dakhliga? Hargeysa(ANN)-Maayarka cusub ee Hargeysa, Cabdikariim Axmed Moogge, ayaa ka dhawaajiyay qawaaniin cusub iyo qorshayaal uu doonayo inuu kusoo saaro  bilicda caasimadda Somaliland ee

Ethiopia: An Outcome and Possible Scenarios After TPLF Victory

Araweelo News Network. Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed ignited unnecessary devastating civil wars in Ethiopia. He ordered military invasion of Tigray Region on November 4, 2020 inflicting ethnic cleansing, destruction, famine, looting, rampant rape and displacement. The reason of why

Dhawaaqa Dawladda Federaalka Ethiopia Ee Xabad Joojinta Iyo Dagaalyahanka Tigray Oo Tax-taxaashinaya Mekelle

Araweelo News Network.   “Ilaa iyo inta cadowgeena oo dhan ka baxayaan Tigray, waan la dagaallami doonnaa” Liya Kassa Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ku dhawaaqday xabad joojin, kaddib markii ay dagaalyahanka Jabhada Tigray ee TPLF, duulaan ku qabsadeen

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Qabtay Ururka Xeeldheerayaasha Caafimaadka Ee SAHA

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay ururka SAHA (Somalilander American Health Association) oo ay ku midoobeen muwaadiniinta reer Somaliland ee ku xeeldheer arrimaha caafimaadka, kuwaas oo ku dhaqan

Somalia: Doorashooyinka Madaxweynaha Iyo Baarlamaanka Oo La Shaaciyay Xilliga La Qabanayo

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Somalia, ayaa shaacisay jadwalka doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha oo loo muddeeyay xilliyo kala duwan, isla markaana la qabto inta u dhaxaysa  July ilaa Oct, 2021. Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Maxamed Xuseen Rooble

Somaliland: SONSAF Oo Daah-furtay Tababar Lagu Carbinayo Xildhibaanada Cusub Iyo Doorkooda

Araweelo News Network.     Somaliland, Hargeysa(ANN)-Dallada SONSAF, ee middaysa Ururada Bulshada Rayidka ah ee aan dawliga ahayn, oo kaashanay Ururka SOYDAVO,  ayaa daah-furtay kulan lagu agaasimayo fahamka doorka iyo waajibaadka xildhibaanada cusub ee gollaha wakiillada ee kusoo baxay natiijadda

Somaliland: Dhegaysiga Maxkamadda Sare Ee Dacwaddaha Ka Dhashay Natiijada Doorashada Gollaha Wakiillada

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa bilaabay dhegeysiga dacwaddaha ka dhashay natiijada hordhaca ah ee doorashadii gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31 May 2021. Fadhigi ay maanta yeesheen Garsooyaasha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland

“Prof. Samatar waxaan leeyahay halkani maaha Juquraafigii aad Maraykan ka dhigi jirtay, Madaxweynaha waxaan Leeyahay,,….”Xildhibaan Cabduqaadir Indho Indho

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibedda ee Guurtida Somaliland,  Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Xasan (Indho Indho) oo maanta warbaahinta la hadlay, kaddib markii ay golluhu meell mariyeen xeerkii horyaalay  ee diiwaangelinta Ururada iyo Axsaaqbta Qaranka ee Xeer/L/r14., ayaa si