Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 902 Posts

Somaliland: Maxkamadda Dastuuriga Ah Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Xildhibaanada Gollaha Wakiillada

Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sare ee Somaliland, isla markaana ah Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijadda doorashadii gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31 May 2021. Go’aanta natiijada doorashada gollaha wakiillada ee ay maanta oo ay taariikhdu tahay

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqashadii U Horaysay Ku Tegey Kismayo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Xilligan

Araweelo News Network.     Kismaayo(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gaadhay maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda maamul gobolleedka Jubaland. Ra’iisal Wasaare Rooble, waxa si diiran ugu soo dhaweeyey halkaa Madaxweynaha Jubalanad, Axmed Maxamed Islaan (Axmed

Maamulka Jaamacadda Camuud Iyo Ardyada Oo Ka Hadlay Dilka Arday Lagu Toogtay Afaafka Hore Ee Dhismaha Jaamacadda

Araweelo News Network.   “Waxa laga beensheegay qaabka uu u dhintay, deegaanka uu kasoo jeedo, sababta uu Askarigu u toogtay iyo gebi ahaanba qaabka ay wax u dhaceen.”Maamulka Jaamacadda iyo Ardayda.   Boorama(ANN)-Maamulka Jaamacadda Camuud (Amoud University)) ee Magaalada Boorama

Somaliland: National Human Rights Commission Releases Statement on Eight Girls Accused of Wearing Somali Flag

Araweelo News Network.   Eight girls transferred from Las-Anod Prison to the Coastal City Prison in Berbera Hargeisa (ANN) -Somaliland’s National Human Rights Commission has dismissed the condition of eight schoolgirls who were arrested in Las-Anod, the capital of Sool

Abwaan Yuusuf Shaacir Muxuu Ka Yidhi Guddida Xeel-dheerayaasha Ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku Dartay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Abwaanka Caanka ah ee Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir), ayaa ka hadlay dareenkiisa liiska Wasiirka Waxbarashadda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ku dartay, isaagoo lagu xuay Magaciisa Xubno lagu sheegay Xeel-dheerayaasha Af-Soomaaliga. Bulshada Somaliland, ayaa si weyn su’aalo

Debretsion Gebremichael: Hoggaamiyihii Tigray Oo Kasoo Muuqday Shaaracyada Mekelle Kaddib Siddeed Bilood Oo Buuralayda Uu Kaga Jiray Dagaal

Araweelo News Network. . Mekelle (ANN)-Dr. Debretsion Gebremichael oo ahaa Hoggaamiyaha Madaxweynaha ka ahaa maamulka gobolka Tigray, isla markaana hormood u ahaa dagaalka dhuumaalaysiga ee Jabhada TPLF, muddada siddeeda bilood ah kula jireen Ciidamadda Dawladda Federaalka iyo kuwa dalka Eriteria

TPLF displayed thousands of Ethiopian Federal Government soldiers on the streets of Mekelle who were captured during the fighting

Araweelo News Network.   Mekelle (ANN)-The Tigray Defense Forces (TDF), formed seven months ago but backed by TPLF fighters and others, took control of the Tigray region last Monday, eight months after it was hit by fighting. in collaboration with

Somaliland: Prof. Siciid Xasan Sheekeeye Oo Ka Hadlay Loollanka Shirguddoonka Iyo Dareenka Ka Dhashay Xeerka Furista Ururada Ee Xilligan

Araweelo News Network. “Doorashooyinka Laynagu Ammaanay , Waxa  Natiijadoodu ku xidhantahay Loollanka Shirguddoonka” Hargeysa(ANN)-Prof. Siciid Xasan Sheekeeye oo si dhaw ula socda siyaasada dalka Somaliland, ayaa ka hadlay arrimaha xilligan taagan ee doorashooyinka biya dhacooda , xeerka ay dhowaan gollaha

DP World acquires US-based supply chain solution days after inaugurated the new container terminal at Berbera Port

Araweelo News Network.   Dubia (ANN)-DP World has announced that it has acquired a 100 percent stake in US-based Syncreon, valued at US $ 1.2 billion. This transaction is subject to custom completion requirements and is expected to close on

Maxaa Sababay Guusha TPLF Mar Kale Soddon Sano Kaddib Hantiyeen?

Araweelo News Network.     Waa Kuma Hoggaamiyaha Loo Nisbeeyay Guusha Lama Filaanka Ah ? Jabhad iska caabin ah oo la magac baxday Tigray Defence Forces (TDF), oo la sameeyay toddoba bilood ka hor, balse ay kaalmaynayaan dagaalyahannada TPLF iyo