Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 902 Posts

#Ethiopia: Xasuuq Ka Dhacay Deegaanka Garba-ciise Iyo Waddooyinka Isku Xidha Djibouti Iyo Ethiopia Oo La Xidhay

Araweelo News Network.   Maamulka Kililka Shanaad Ee Soomaalida Oo Ka Hadlay xaaladda Sitti, Ethiopia(ANN)-Waddooyinka halbawlaha ah ee isku xidha Dalalka Ethiopia iyo Djibouti, ayaa la xidhay, kaddib xiisaddaha sii kordhaya iyo dagaalada ka jira deegaamo ka mid ah dalka

Israel Oo Goob Jooge Ka Noqotay Ururka Midawga Afrika Kaddib Geeridii Qaddafi Djibouti Iyo Soomaaliya Oo Debecsanaan U Muujiyay

Araweelo News Network.   Washington, D.C. (ANN)- Ururka Midawga Afrka ee (AU), ayaa aqblay in Israel xubin goob jooge ah ka noqoto Midawga Afrika, taas oo qayb ka ah heeshiiska Abraham Agreement ee ay ku doonayso in ay xidhiidh kula

Somaliland: Hargesa International Book Fair #HIBF2021, and Opening ceremony of the 14th Year’s Results

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- The opening of the Hargeisa International Book Fair on its fourteenth anniversary # HIBF2021 was held this morning in Hargeisa. The opening ceremony was attended by the President of the Republic of Somaliland, Abdirahman Abdilahi Ismail

Somaliland: Isbahaysiga Mucaaradka Oo Kasbaday Xildhibaan KULMIYE Uga Soo Baxay Awdal Oo Taageeray Doonistooda #Shirguddoonka Gollaha Wakiillada

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane oo ka mid ah Xildhibaanada Xisbiga KULMIYE ee muxaafidka uga soo baxay gobolka Awdal, ayaa si cad maanta u shaaciyay inuu ku biiray oo taagerayo Isbahaysiga labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo

Somaliland: Bandhigga Carwada 14aad ee Buggaagta Hargeysa HIBF Oo La Daahfuray iyo Waxyaabaha Ku Cusub

Araweelo News Network.     Hargeysa (ANN) – Bandhigga Caalamiga ah ee Buuggaagta (Hargeisa International Book Fair) ayaa maanta si rasmi ah looga furay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, taas oo socon doonta muddo lix maalmood ah. Bandhigga sanadkan ee #HIBF2021,

Dagaalka Ethiopia Oo Saamayn Ku Yeeshay Gobolka, Djibouti Oo Ciidamo Ku Taageertay Hiilka Amxaarada Ee Abiy Ahmed Iyo Cabsida Laga Qabo In La Go’doomiyo Addisa Ababa

Araweelo News Network. #TPLF Oo Qabsatay Deegaamo Muhiim u Ah Dagaalka Oo Deegaanka Canfarta ah Addis Ababa(ANN)-Xaallada collaada ka aloosan dalka Ethiopia, ayaa walaac iyo cabsi ka abuurtay gobolka, iyadoo dagaalyahanka Tigray TPLF iyo TDF, ay qabasadeen saddex degmo oo

Somaliland: Prof. Xasan Sheekeeye Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka  Ku Gadaamman Bulshada Iyo Maamul Xumo Siyaasada Dalka Ku Habsatay

Araweelo News Network. Wuxuu Ku Eedeeyay Xukuumadda In Ay Masuul Ka Tahay Caruurta Calanka Soomaaliya Xidhata   Hargeysa(ANN)-Prof Siciid Xasan Sheekeeye oo ka mid ah Aqoonyahanka Somaliland, ayaa soo bandhigay god-daloolooyin badan oo k ajira nidaamka maamul ee siyaasada dalka.

Somalia: Xukuumadda Farmaajo Oo Farriin Xaasaasiya U Dhiibtay Wasiirka Arrimaha Dibedda Iyo Difaaca Ee Ireland

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa dalbatay in laga qaado cunaqabataynta hubka ee muddada dheer saaran Soomaaliya.   Dalabka xilligan ee xukuumadda Madaxweyne Farmaajo, ayaa ahayd farriin lasii mariyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland

Shuruudaha Murrashaxiinta Doorashada Aqalka Sare Iyo Aqalka Hoose Ee Soomaaliya Oo La Shaaciyay

Araweelo News Network.     Muqdisho(ANN)-Guddida doorashooyinka heer federal ee Soomaaliya, ayaa soo saaray habka loo marayo murrashaxnimada aqalka sare ee Baarlamaanka iyo Aqalka hoose. Qoraal kasoo baxay guddida, ayaa lagu muujiyay shiruudaha looga baahan yahay murrashaxa doonaya in uu

Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Si Dadban Uga Hadlay Falkii Lagula Kacay Shaqaallaha Caafimaadka Edna Hospital

Araweelo News Network. “Maaha wax la qaadan karo in muwaadiniin looga xannibo socdaalkooda sababo siyaasadeed,” Ra’iisal Wasaaraha Somalia Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si dadban uga jawaabay dhacdadii shaqaalaha caafimaadka ee Adna Hospital lagula kacay maalmihii