Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Muddeeyay Fadhiga Gollaha Wakiillada Iyo Loollanka Oo Maraya Meeshii Ugu Adkayd
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddeeyey maalinta ay gollaha wakiillada Somaliland ee kusoo baxay doorashadii 31 May 2021, yeelanayaan fadhiga u horreeya. Qoraal kasoo baxay maanta qasriga Madaxtooyadda Somaliland, wuxuu Madaxweynuhu kusoo saaray xeer
Somaliland: Guddoomiyihii Guddida Doorashooyinka Sool Oo Toogasho Lagu Dilay
Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Guddoomiyihii Guddida Doorashooyinka Gobolka Sool, Cabdullaahi Maxamed Shire oo ku magac dheeraa (Cabdullaahi Labagole), ayaa lagu dilay caweyskii caawa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Sidaana waxa shebekaddaha wararka ee Araweelo News Network u xaqiijiyay
US demands ceasefire in Ethiopia, TPLF issues conditional statement
Araweelo News Network. “Pictures from Tigray are heart-wrenching, showing street ” Samantha Power. Mekelle (ANN) – The situation in Tigray region has been severely disrupted by protracted fighting and conflict across Ethiopia, which is feared to spread to other
Somalia: Explosion Kills Youth Football Team
Araweelo News Network. Kismayo (ANN) reports from Kismayo town in the lower jubaland region of Somalia confirm that a car bomb had exploded at the intersection called Galol in the town of Kismayo. The president of the federal government of
Ethiopia: Dagaalka Gobolka Amxaarada Oo Sababay In La Jaro Waddooyinka Halbawlaha Ah
Araweelo News Network. “Dagaalku wuxuu ka socdaa Sddex Jiho” Sarkaal u hadlay Maamulka Amxaarada Gondor(ANN)-Xallada dalka Ethiopia, ayaa sii murugtay, kaddib dagaalo ka socda gobolka Amxaarada oo ay isku haleeleen Dagaalyanka Tigray ee TDF iyo Ciidada dawladda ee Federaalka
Somaliland: Madaxweynaha Oo Maayarka Iyo Kooxdiisa Kala Qaybgalay Nadiifinta Caasimadda Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka Hargeysa kala qaybgalay Olole ballaadhan oo dhinaca nafaafadda ah, kaas oo laga hirgeliyey degmooyinka kala duwan ee caasimadda. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan masuuliyiinta dawlada Hoose
Ethiopia: Ra’iisal Wasaare Abiy Oo Ku Gacansaydhay Dalab Uga Yimi Maraykanka Iyo Imaaraadka Carabta iyo Gondor Oo Ku Siqay Gacanta TPLF
Araweelo News Network. “Taliye AbiyAhmed iyo AgegnehuTeshager isma dilaayan xattaa” Getachew Reda Addis Ababa(ANN)-“Ciidamadeennu waxay ku sii siqayaan jiho kasta, mana jirto cid joojinaysa, xitaa roob ma da’ayo.” Sidaa waxa yidhi, afhayeenka TPLF, Getachew Reda oo ka hadlayay xaaladda
#Somaliland: Shirkadda #Sompower Ee Laydhka Oo Daah-furtay Hab Lagu Casriyaynayo Adeegga Korontada Caasimadda #Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirkadda Sompower, oo ka mid ah shirkaddaha ugu waaweyn ee bixiya adeegga Korontada ee Laydhka, ayaa daah-furtay barmaamuj lagu yaranayo Khatarta inta badan ka dhalata Laydhka, barnaamijkaa oo la doonayo in hab casri ah loo maareeyo hanaanka
What Might Happen If TDF Marches Toward Addis Ababa?
Araweelo News Network. The Abyssinian Aksumites first identified themselves as Ethiopians in the 4th century of A.D during reign of Ezana. In 1529, war broke out between Adal Sultanate supported by Ottomans and Abyssinia supported with reinforcements by Portugal.