Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Ethiopia: Hoggaamiyaha Ugu Awoodda Badan Jabhada Oromia Oo Heshiis La Galay TPLF Iyo Dagaalyahanka Tigray Oo Kusii Siqaya Addis Ababa
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Hoggaamiyaha ugu awoodda badan Qowmiyada Oromada ee xagjir ah oo ka tirsan Ethiopia Kumsa Diriba, ayaa sheegay in kooxdiisu ay garaacday isbahaysi milatari oo ay la leeyihiin ciidamada xilli ay dagaalyahanka Tigrayga ay hadda ku
Kenya: Madaxweyne Uhuru Iyo Ra’iisal Wasaare Rooble Maxay Kaga Wadahadleen Kulankooda Ka Cadhaysiiyay Madaxweyne Farmaajo
Araweelo News Network. Nairobi (ANN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in meesha laga saaray khilaafkii siyaasadeed ee muddada soo jiitamayay oo u dhexeeyay Kenya iyo Soomaaliya, isla markaana lasoo celiyay xidhiidhkii diblamaasiyadeed ee labada
Ethiopia: Abiy Ahmed Oo Qayladhaan Ugu Baaqay Dadka Shacabka Ah In Ay Dagaalka Lagula Jiro Tigray Ku Biiraan
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa ugu baaqay dadka shacabka ah ee dalkiisa iyo qowmiyadaha kala duwan ee dalkaa ku nool ay ku biiraan ciidamadda dagaalka kula jira jabhadaha gobolka Tigray ee dagaalka kula jirta sagaalkii
Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysay Xasuuq Ka Dhacay Deegaanka Canfarta Kana Digtay Xaaladda Dagaalka Sii Xumaanaya Ee Ethiopia
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Hay’adaha Qaramada Midoobay waxay sii wadaan inay qaylo dhaan ka muujiyaan masiibada bani’aadamnimo ee sii kordhaysa ee woqooyiga dalka Ethiopia, taasoo ka dhalatay colaadda gobolka Tigray, oo hadda ah bishii sagaalaad. Kordhintii ugu dambaysay ee dagaalka
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Safar Ka Cadhaysiiyay Madaxweyne Farmaajo Ku Tegey Dalka Kenya
Araweelo News Network. Rooble Oo Kulan Loo Qorsheeyay Inuu Dhexmaro Uhuru Kenyatta Iyo Dareenka Uu Dhaliyay Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka walaacsan safar aan hore loo shaacin oo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen
Debretsion Gabremikael Hoggaamiyaha TPLF Oo Ka Hadlay Dagaalka Uguna Baaqay Malayshiyaadka In Aannay Naftooda Haligin
Araweelo News Network. “Waxaan u sheegi lahaa inay naftooda badbaadiyaan oo aannay is halligin maleeshiyaadka iyo shacabka ay xukuumadda Abiy soo khaldayso.”Hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gabremikael Mekelle (ANN)-Dagaalka daba dheeradaay ee Togray iyo dawladda Ethiopia u dhexeeya ayaa kusii
Somalila: Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Oo Boqasho Ka Cadhaysiisay Madaxweyne Farmaajo Ku Timi Muqdisho iyo Ra’iisal Wasaare Rooble Oo U Jawaabay Farmaajo
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka jawaabay wareegto uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kasoo saaray awooddaha hay’addaha dawladda, isla markaana ku hakinayay in hay’addaha dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad,
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Curashada Sannadka Cusub Ee Islaamka – 1443HJ
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hanbalyeeyay shacbiga Somaliland curashada sanadka cusub ee Islaamka 1443 Hijriyada oo curtay Salaasa 9 August 2021. Dhanbaal hanbalyo ah oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland caawa, wuxuu Madaxweyne
#Somaliland: Guddoomiyaha Cusub Ee Wakiillada Oo Ka Hadlay Waxa Uga Qorshaysan Hoggaaminta gollaha
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha la doortay ee gollaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo maanta xilka la wareegay isaga iyo ku xigeenada shirgudduunka eel ala doortay, ayaa ka hadlay qaabka uu doonayo inuu gollaha u hoggaamiyo iyo tallaabooyinka u horreeya
#Somaliland: Dardaarankii Guddoomiyihii Hore Ee Wakiillada Baashe U Jeediyay Shirguddoonka Cusub Cabdirisaaq Khaliif
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirguddoonka cusub ee loo doortay gollaha wakiillada, ayaa xilka kala wareegay shirgudoonka gollihii hore munaasibada ay xilka kula kala wareegeen, ayaa maanta lagu qabtay xarunta gollaha wakiillada Somaliland ee Hargeysa. Munaasibada xil wareejinta, waxa kasoo