Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Somaliland: Qiimaha Maceeshada Oo Si Weyn U Kordhay Labadii Billood Ee U Danbeeyay
Araweelo News Network. “Ma jirto cid ka qabanaysa in ay sidan arxandarada ah wax u iibiyaan, waxaanse Allah ka sugaynaa inuu naga soo gaadho kuwa aan naxariista lahayn.”Hooyo Danyar ah. Hargeysa(ANN)-Qiimaha Maceeshada ayaa kor ugu kacay suuqayada Magaaladda Hargeysa, taas
Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Shirguddoonka Cusub Ee Gollaha Wakiillada
Araweelo News Network. Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Shirguddoonka Cusub Ee Gollaha Wakiillada Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada kulan albaabada loo xidhay kula yeeshay maanta shirguddoonka cusub ee gollaha
UN Secretary General Expresses Concern over Ethiopia’s War
Araweelo News Network. New York(ANN)-The United Nations has worried the situation in Ethiopia, as fighting spreads to the rest of the country, and aid agencies are struggling to reach millions of people affected by the conflict. UN Secretary General
Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Eeddaha Faafinta Kiristaanimada Ee Haweenayda Maamusha Jaamacadda Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso
Araweelo News Network. #Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Baadhitaan Lagu Samaynayo Faafinta Eeddaha Kiristaanimada Ee Haweenayada Ee Maamusha Jaamacadda Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso Kaniisada Sare Ee (The Elevation Church) oo Ka Hadashay Arrimaha Pastor Joy Isa Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa
Somaliland: Xoghayaha Gollaha Wakiillada Oo Beeniyay In Khilaaf Soo Dhexgalay Shirgudoonka Cusub
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xoghayaha Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa beeniyay warar sheegaya inuu durba khilaaf soo kala dhexgalay gollaha wakiillada ee cusub, gaar ahaan shir-gudoonka gollaha. Wararkaa oo ay baahiyeen warbaahinta qaarkood oo aan looga baran
Maraykanka Oo Kumanaan Askari U Diray Afganistaan
Araweelo News Network. Kabul(ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa boqolaal Askari oo dheeraad ah ku xoojiyay ciidamadiisa ku sugan dalka Agfaanistaan, kuwaas laga dejiyey garoonka Diyaaraddaha ee Magaaladda Kabul. Weli waxa ku suagan Caasimadda dalka Afganistan In ka badan 5,200, sidaana waxa sheegtay
Somaliland: Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Cabdimaalik Coldoon Oo Caan Ku Ahaa Arrimaha Samafalka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ha suxufi caan ku ah arrimaha taakulaynta iyo gargaarka samafalka ee dadka dhibaataysan, sidaana waxa u xaqiijiyay shebekaddaha Araweelo News Network, weriyayaal ku sugan Magaaladda Burco
Turkish President Erdoğan says his country wants an end to the Ethiopian and Sudanese conflic
Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)- Turkish President Recep Tayyip Erdoğan has said that he wants to end the conflict in Ethiopia and the conflict between Sudan and Ethiopia, following Prime Minister Abiy’s visit to Turkey. Erdogan and the presence,
HRW calls on Ethiopian government to release Tigrayan detainees in Addis Ababa jails
Araweelo News Network. “Government must immediately stop racial abuse and discrimination against ethnic Tigrayan” HRW Nairobi(ANN)-Human Rights Watch (HRW) has accused the Ethiopian government of discriminating against Tigrayans in the capital, Addis Ababa. HRW, in a report published on
Qaahira: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqday Jaamacadda Carabta Ee Siqiirtay Iyo Dareenka Ku Xeeran Safarkiisa Masar Xilligan Dagaaladu Ka Socdaan Ethiopia
Araweelo News Network. Qahira(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo safar ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Xoghayaha Jaamacadda Carabta Axmed Abulqeyd. Sidaana