Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Ethiopian Airlines Oo Shixnad Hub Ah Si Qarsoodi Ah Uga Dejisay Suudaan Iyo Xukuumadda Khartuum Oo Digniin U Dirtay Addis Ababa
Araweelo News Network. Khartoum(ANN)-Xukuumadda Millateriga ah ee dalka Suudaan, ayaa sheegtay in la qabtay hub la doonayay in qalalaase lagaga abuuro dalkeeda, kaas oo Maamulka Kastamka Khartoum ee Madaarka gacanta ku dhigeen habeenimadii Sabtida, waxayna sheegeen in hubkaa oo ka
Dalka Guinea Alpha Oo Xukunka Laga Tuuray Iyo Muuqaalo Ciidamadda Millaterigu Duubeen Oo Muujinaya Xaaladda Ka Jirta Madaxtooyadda
Araweelo News Network. Booqashadii Madaxwene Biixi Iyo Kulankii Conakry ee Alpha Conde, Guinea (ANN)-Madaxweynihii Dalka Jamhuuriyadda Guinea oo kulaalaya Badweynta Atlantic ee dhaca galbeedka qaarada Afrika, Alpha Conde, ayaa xukunka laga tuuray, kaddib inqilaaq aan dhiig ku daadan oo kaga
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Jawaab Cad Ka Bixiyay Muranka Ka Taaga ikraan Tahliil Iyo Hay’adda Sirdoonka
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Somalia, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa jawaab cad ka bixiyay dhawaaqa Hay’adda sirdoonka Somalia ee NISA, kaas oo la xidhiidha kiiska Ikraan Tahaliil Faarax oo muddo laba bilood ah aan la
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Dib U Magcaabay Masuul Laba Caanamaal Ka Hor Uu Xilka Ka Qaaday
Araweelo News Network. Madaxweyne Biixi Wuxuu Aqbalay Iscasilaada Ambassador Baashe Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka aqbalay warqada iscasilaada Ambassador Baashe Awil oo wakiilkii Somaliland ee dalka Kenya ahaa, balse Madaxweynuhu Khamiistii u magcaabay Wasiir ku xigeenka
Al-shabaab Oo Iska Fogaysay Dilka Haweenay Sirdoonka Somalia Ka Tirsanayd Oo NISA U Xanbaarisay
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Dagaalyahanka Al-shabaab ayaa been aan sal iyo raad lahayn ku tilmaamay in ay dileen Gabadh magaceedu ahaa Ikraan Tahliil Faarax oo muddo dhawr bilood ah aan la hayn raq iyo ruux, balse Hay’adda NISA ee
Dagaalka Ethiopia Xaaladda Soo Waajahday Amxaarada Iyo Canbaaraynta Maraykanka Ee Tigray
Araweelo News Network. Ethiopia Dagaalkii billowday bishii November 2020, ayaa weli socda, waxaana sii kordhaya xadgudubyada inta badan soo ifbaxayay kadib markii ay dhaceen: Dadka Tigray loo geysanayay, kuwaas oo ahaa kufsi wadareedyo, xasuuq iyo gaajo qasab ah oo ay
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Isku Bedel Ku Sameeyay Masuuliyiin Xukuumaddiisa
Araweelo News Network. Wareegto Madaxweyne Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray xilkaqaadis iyo isku bedel xubnaha gollaha wasiiradda iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda ah. Sidaana waxa lagu sheegay wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka
Somaliland: Prof. Buubaa Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Siyaasada Xidhiidhka Taiwan, Baahida Loo Qabo In La Bedelo Axsaabta Jirta Iyo Arrimaha Mandaqada
Araweelo News Network. “Saddexda Xisbi way ka aradan yihiin dimuqraadiyada, Kulmiyena….” “Maaha inaad Taiwan ku idhabeesho, Shiinuhu waa shanta dawladood ee ugu waaweyn oo Qaramada Midoobay codka qayaxan, markaa….” Hargeysa(ANN)-Prof. Ismael Mohamoud Hurreh (IBuubaa) oo ka mid ah Siyaasiyiinta
Somaliland: Waa Maxay Ujeedada Qoxootiga Sita Magaca Afganistan Ee Maraykanka Iyo Imaaraadku Soo Waaridayaan
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Somaliland ayaa aqbashay in ay si ku meel gaadha dhulkeeda u dejinayso dhawr kun oo lagu sheegay in ay yihiin qoxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo dowlada Maraykanku kasoo daad guraysay dalka Afghanistan kaddib markii kooxda Daalibaan
Super Transportation: Shirkad Adeegyo Dhanka Safarada Oo Casri Ah Kusoo Kordhisay #Somaliland
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirkad dhinaca socdaalka ah oo magaceedu yahay Super Transportation and Logistics, ayaa lagaga dhawaaqay Magaaladda Hargeysa, taas oo nidaam casri ah ku soo kordhisay Adeegyada ay bixinay ee dhanka Socdaalka iyo qaadista Alaabooyinka. Shirkadda, ayaa isaga