Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 910 Posts

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Masuuliyiin Xukuumadda Ah

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumadda. Wareegtada Madaxweyne Biixi soo saaray maanta oo nuqulo ka mid ah ay soo gaadheen shebekaddaha

Ethiopia Oo Ka Hadashay Dagaalka Gobollada Amxaarada Iyo Canfarta Ee Tigray Iyo Walaaca Qaramada Midoobay Ee Colaadda

Araweelo News Network. ADDIS ABABA(ANN)-Saraakiisha xukuumadda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ku eedeeyay ciidamadda dagaalka kula jira ee Tigray in ay ku dileen in ka badan 120 qof gobolka Amxaarada. Hase yeeshee Jabhadda Xoraynta Dadka Tigray (TPLF) ayaa beenisay eedahaa, waxayna

Somaliland Noqonmayso Dal Dastuurkiisa Sida Gabaldayaha Marba Dhinac Loo Jeediyo, Dalkuna Saddex Xisbi Uma Xidhnaanayo”

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Mujaahidiin iyo Odayaal la baxay Ururka Somaliland-jire, ayaa ku eedeeyay xukuumadda Madaxweyne Biixi in ay baalmartay dastuurka dalka iyo shuruucdii dalka u taalay, isla markaana Dastuurka Dalka laga dhigay sida Geedka Gabaldayaha ee marba dhinac loo

Imaaraadka Oo Xidhay Koox Maraykan Ah Oo Watay Diyaarad Hub Sida Iyo Jawaabta Washington

Araweelo News Network Dubia(ANN)-Booliska Dalka Imaaraadka, ayaa xidhay Toddoba qof oo rayid ah oo hubaysan oo Maraykan ah, kuwaas oo isku dayay inay u socdaalaan dalka Afgaanistaan iyagoo sii maraya Imaaraadka Carabta. Sida ay baahisay Newsweek Kooxda Maraykanka ah oo

Somaliland: Immigration officers seize a group of Nigerian forgeries and their equipment’s

Araweelo News Network.   Hargeisa(ANN)-Somaliland’s immigration chief, Brigadier General Mohamed Osman Alin (Dayib), spoke about six foreigners who entered the country to make fake money and documents. The foreign group, which was presented to local media today at the Somaliland

Somaliland: Aragtida Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka

Araweelo News Network. W/Q. Aadan Muuse Jibriil Xeel-dheere Arrimaha Dimuqraadiyadda, Nidaamka Axsaabta iyo Siyaasada Doorashadii Somaliland ka dhacday 31/5/021 waxay ku soo dhammaatay guul wayn oo u soo hoyatey Somaliland, taas oo ku soo biirtay guulihii hore, siina xoojisay iftiinka

International Partners Urge Somali Leaders to Reduce Political Tensions

Araweelo News Network.       “We call on Somalia’s leaders to work together to advance the implementation of the 27 May Agreement and Focus on Electoral Process” Joint Press Statement Mogadishu(ANN)-International partners are concerned that the controversy surrounding the

Somaliland Maaha Taiwan Inay ku Indhabeesho, Arrinta #DPworld Anigu Ma Qabo, Dagaalka Ethiopia,,,,”Prof. Buubaa

Araweelo News Network.    “Saddexda Xisbi way ka aradan yihiin dimuqraadiyada, Kulmiyena….” Hargeysa(ANN)-Prof. Ismael Mohamoud Hurreh (Buubaa) oo ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Aqoonyahanka ugu caansan Somaliland iyo geyiga Soomaalida, isla markaana caan ka ah masraxyada siyaasada iyo dooddaha

Somalia: Khilaafka Madaxweyna Iyo Ra’iisal Wasaaraha Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Rooble Amar Siiyay Hay’addaha Amaanka

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa cirka isku shareeray, kaddib markii ay awaamiir is khilaafsan oo la xidhidiha kiiska Ikraan Tahliil Faarax soo saareen saacadihii lasoo dhaafay. Arrinta, ayaa

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Xil Ka Qaadis Ra’iisal Wasaare Rooble Ku Sameeyay Fahad Yaasiin Agaasimaha NISA

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa meesha ka saaray go’aan uu ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyay Agaasimaha Hay’addaha Sirdoonka Qaranka (NISA) Fahad Yaasiin, isla markaana ku magcaabay bedelkiisa Sarreeye Guud Bashiir