Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 910 Posts

Top US Spy, believe Afghanistan is no longer a major concern for Washington compared to Somalia, Syria, Iraq and Yemen

Araweelo News Network.   Washington(ANN)- Avril Haines, the top female US spy, believes Afghanistan is no longer Washington’s biggest concern about the global threat of terrorism, as a compared to Somalia, Syria and Yemen. The country faces significant threats from

Somalia: Bulshada Rayidka Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaaladda Dalka, Murranka Awooddaha Iyo Kiiska Ikraan Tahliil

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Dallada Bulshada Rayidka Soomaliyeed oo ay ku midaysan yihiin qaar badan oo ka mid ah Ururada Bulshada, ayaa ka hadlay xaaladda muranka siyaasadeed ee Madaxda dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Kiiska murranka dhaliyay sarakaalada sirdoonka NISA ka

Vienna Laba Hablood Oo Soomaali Ah OoTooray Qudha Lagaga Jaray Iyo Booliska Oo Ka Hadlay

Araweelo News Netrwork.   Vienna (ANN)- Booliska Dalka Austria, ayaa xaqiijiyay geerida laba hablood oo Soomali ah, kuwaas oo qudha lagaga jaray Tooray, kaddib markii Nin Soomaali ah oo ka mid ahaa dadka loo diiday in la siiyo Magacngelyada qoxootiga

“Siyaasada Arrimaha Dibedda Somaliland Wax Ka Dhaca Mooyee Waxba Kuma Soo Kordhin” Xildhibaan Cabdikariim

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Cabdikariim Sh Khaliif, ayaa ka hadlay siyaasada Arrimaha Dibedda iyo gudaha ee Somaliland, wuxuuna Madaxweyne Biixi ku dhaliilay sida aanu jagooyinka xilalka xukuumadda ee banaannaada aanu durbadiiba u buuxin, isagoo tusaale usoo qaatay jagada wasiirka

KULMIYE Kulankii Kaadiriinta Galbeedka London UK

Araweelo News Network.   Ugu horayn waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan ummadda Somaliland, meel kasta ood joogtaan, waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka. Waxaan ugu horayn u mahad naqayaa illaahay oo xalay noo suurto in kaadiriintii Iyo indheer garadkii kulmiye uu

Somaliland Natiijada Imtixaanaadka Oo La Shaaciyay, Tirooyinka Ardayda Gudubtay Iyo Kuwa Dhacay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa shaaciyay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Dugsiyadda Dhexe iyo fasalka 4aad ee Dugsiyada Sare oo ay Ardaydii ugu badnayd ka qabybgaleen.   Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Golle Ka Fuul Ah Kaga Hadlay Arrimo Badan

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay marxaladihii ay Somaliland soo martay tan iyo markii ay madaxbanaanideeda kala soo noqotay Soomaaliya 18 May 1991. Sidoo kale, wuxuu ka hadlay qaabkii ay maamuladii ka horeeyay

Dr. Sada Mire, the Somaliland Girl Who Wins the European the best scholar Book Award2021

Araweelo News Network. Dr. SadaThe, first non-European scholar to win the best Book SAFA Award2021, SomaliHeritage Stockholm (ANN)- Dr. Sada Mire is originally from the Republic of Somaliland, she is the first non-European scholar to win the best innovation SAFA

Somaliland: Dareenka Iyo Dooddaha Ka Dhashay Agaasimihii Baanka Dhexe Oo Madaxweyne Biixi Xilka Ka Qaaday Xilli Uu Xaalad Caafimaad Ku Jiray

Araweelo News Network.   Maxaa Ku Ajburay Madaxweynaha Inuu Guddoomiyhii Iyo Agaasimhii Baanka Mar keliya Is Raaciyo.? Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta soo saaray wareegtooyin uu  xil ka qaadis iyo magcaabis ku sameeyay qaar ka mid a masuuliyiinta xukuumadda, taas

Somalia: Maxaa Kasoo Baxay Kulankii U Horeeyay Ee Ay Yeesheen Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisal Wasaare Rooble

Araweelo News Network.   #Ikraan #Tahliil Kiiskeeda Maxay Kaga Heshiiyeen, Maxayse Isla Meel Dhigeen Labada Masuul,? Muqdisho(ANN)-Kulankii u horeeyay ee ay isku waajahaan fool ka Fool ah ayay Villa Somalia ku yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Rooble gelinki dambe