Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Somaliland: Khilaaf Ka Qarxay Gollaha Deegaanka Gebilay Kaddib Booqashadii Guddoomiyaha UCID
Araweelo News Network. Gebilay(ANN)-Gollaha deegaanka Gebilay, ayaa shaaciyay khilaaf u dhexeeya Maayarka, maalin kaddib markii uu booqday halkaa Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo kulan la yeeshay gollaha deegaanka ee cusub Sabtidii. Booqashada Guddoomiyaha Xisbiga
Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Xasan Gadhweyne Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida Allah haw naxariistee Marxuum Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) oo ku geeriyooday galabta oo ay taariikhdu tahay 03/10/2021, Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Marxuumka,
Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Mooshino Is Khilaafsan Lasoo Hordhigay
Araweelo News Network. Laba Mooshin Oo Mid La Laalay Midna Loo Codeeyay, Degmooyinka Loo Kordhiyay Derejooyinka iyo Kuwa La Diiday Hargeysa(ANN)-Gollaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhigoodii saaka oo Sabti ah lasoo hordhigay laba mooshin oo is khilaafsan, kuwaas oo
Madaxweynihii Georgia Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Araweelo News Network. #Tbilisi (ANN)-Xukuumadda Dalka Georgia, ayaa xabsiga u taxaabtay Madaxweynihii hore ee dalkaa Mikheil Saakashvili, kaddib markii uu kusoo gura noqday dalka, isagoo musaafuris u joogay dalka Ukraine. Mikheil Saakashvili, waxa la xidhay Jimcihii, isagoo
#Somalia: #Ahlusunna Oo Fahad Yaasiin Iyo #QoorQoor Ku Eedeedyay Duulaanka #Galguduud
Araweelo News Network. Galmudug(ANN)-Jameecadda la baxaday Ahlu-sunna Waljameeca, ayaa la wareegay inta badan maamulka gobolka Galgaduud ee Galmudug, kaddib markii ay ciiddamada Ahlusunna isku ballaadhiyeen qeybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Hoggaamiyayaasha Jameecadda Ahlu-sunna ayaa Shir jaraa’id
UN reacts strongly to Ethiopian government Action
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- The United Nations has reacted strongly to the Ethiopian government’s expulsion of seven UN staff members, ordering them to leave the country within the next 72 hours. A statement from the Ethiopian government said the
Somaliland: Xildhibaan Guruuje Oo Weerrar Gacan Ka Hadal Ah Lagula Beegsaday Goobta Ugu Amaanka Baddan Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Suldaan Saleebaan Cismaan Xasan oo caan ku ah (Suldaan Habaar), ayaa weerrar gacan ka hadal ah ku qaaday Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur Guruuje oo ka mid ah xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland ee dhowaan la doortay. Xildhibaanka oo
Britain: Xukuumadda Oo Dadka Ugu Baaqday In Aanay Xaallada Shidaal Yaraanta Iyo Sahayda Cuntada Uga Sii Darin
Araweelo News Network. London(ANN)-Xukuumadda dalka Britain ayaa ugu baaqday dadka in ay is dejiyaan oo aannay xaaladda uga sii darin, kaddib markii dadku iyagoo ka cabsi qaba shidaalka gabaabsiga ah iyo sahayda cuntada oo yaraanay faaruqiyeen kaalmaha shidaalka. Arrintan
Somalia: Rooble Oo Sheegay In Kiiska #Ikraan Tahliil Laga Duwayo Cadaaladda
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tibaaxay in kiiska Ikraan Tahliil Cadaakadda laga leexinayo, iyadoo xilligan Maamul gobolleedyada dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ay weli ka caga-jiidaya in ay soo dhammaystiraan murrashaxiinta Aqalka
Why I Oppose Reunion But Fight for Somalia
Araweelo News Network. My name is Ibrahim Hassan Gagale hailing from Somaliland. I strongly oppose any reunion with Somalia because unity has no value in Africa for seeing the disastrous 30 year-old union. Africa has become the continent of