Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 910 Posts

Somaliland’s future looks bright and promising

Araweelo News Network.   Clearly, the expansion of DP World’s Berbera port has attracted and opened doors for the international community to rely on Somaliland for significant investment. London(ANN)-This is a major political and economic breakthrough for Somaliland, and it

ICJ official resolution, Somali-Kenyan maritime dispute

Araweelo News Network. #Hague(ANN)-The International Court of Justice (ICJ) on Tuesday announced the final verdict in a maritime dispute between Somalia and Kenya.   The resolution comes after a lawsuit filed by the Somali federal government against Kenya several years

#Somalia Oo Ku Guulaysatay #Dacwadda Badda Ee Ay #Kenya Ku #Muransanaayeen

Araweelo News Network.   Netherland(ANN)-Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC,, ayaa ku dhawaaqday go’aanka dacwadda Badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo socday muddo dhawr sannadood ah, kaddib markii ay dawladda Federaalka ee Soomaaliya u gudbisay  dacwaddaa 2014,  maxkamadda

Somaliland: Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA Oo Canbaareeyay Gabadh Suxufiyad Ah Oo Askari Gaadhsiiyay Dhaawacyo

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa canbaareeyay fal tacadi ah oo Askari ka tirsan Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiga dhaawacyo ku gaadhsiiyay Weriye Niciima Cabdiraxmaan oo ka mid ah hablaha warbaahinta Somaliland ee ka hawlgala Telefishanada

Somaliland: Ma Waxa Jira Dabaylo Siyaasadeed?

Araweelo News Network.   Maxay Yihiin Dhaqdhaqaaqyada Xukuumaddu Ka Qaylisay Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay in ay joojisay shirar ay sheegtay in dhalinyaradda Somaliland qabsanayaan oo la doonayay in lagu qabto Magaaladda Caasimada ah ee Hargeysa, Sidaana waxa lagu sheegay qoraal

Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yadhi Munaasibada Ardayda Dhammaystay Kulliyaddaha Caafimaadka Ee Jaamacadda Edna

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad oo loo sameeyey  341 Arday oo ka qalinjabiyey Jaamacadda Edna Aadan ee Magaaladda Hargeysa, kuwaas oo bartay Caafimaadka.   Munaasibadda qalinjebinta oo lagu qabtay Huteel Maansoor

#Ethiopia: #Dagaalka Oo Galay Xaalad #Miidaamo Ah Iyo Afhayeenada #Tigray Iyo #Amxaarada Oo #Dhawaaqyo Kala Duwan Kasoo #Yeedheen

Araweelo News Network.   Addis Ababa(ANN)-Dagaalada ka socda Ethiopia, ayaa galay xaalad miidaamo ah, iyadoo ciidamadda dawladda ee huwanta doonayaan in ay hajiyaan dagaalyahanka Tigray ee TDF, kuwaas oo dagaal kulul oo deegaamo kala duwan ku dhexmaryo labadii bilood ee 

#Somaliland: Siyaasiyiin #Xilal Kasoo Qabtay #Xukuumadda Iyo #Aqoonyahan Ku Biiray #Xisbiga Mucaraadka #WADDANI

Araweelo News Network.   “Madaxweynuhu karaamadiisa iyo sharaftiisa wuu leeyahay oo intii Allah inagu waajibiyay wuu inagu leeyahay, waxaadse moodaa inuu gabay intii aynu isaga ku lahayn.” Cabdullaahi Guray Wasiirkii hore ee gaadhaandhiga Somaliland.   Hargeysa(ANN)-Siyaasiyiin qaarkood xilal hore kasoo

Dr. #Afrax Halyeey Ka Baxay Masraxa #Aqoonta, Suugaaanta Iyo #Qoraalka Afka Bulshada #Soomaalida

Araweelo News Network.     London(AlNN)- Allah ha naxariistee  Dr. Maxamed Daahir Afrax  oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo qoraa ka mid ahaa haldoorka Bulshada Soomaalida ee kobcinta suugaanta iyo dhaqanka, ayaa ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Marxuumka ayaa sida ay sheegeen

Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Ka Digay NGO Ay Sheegeen Inuu Ku Milmay Siyaasada Dalka

Araweelo News Network “Ururada Bulshada Rayidka ah (#Civil society), waxa markii iigu danbaysay laga dhisi jiray wadamadda dawladdaha ka jiraa aannay awood lahayn, ruqsadada NGO-yada waxa ku taal (#Non-profit #non-plotical #Organization), Markaa wuxuu weydaarsan yahay ruqsada uu qaatay.” Guddoomiye ku