Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Hoggaamiye Nabadeed Door Weyn Ku Lahaa Dhismaha Qaranka Somaliland Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Xudun (ANN)-Allah ha u naxariistee Chief Caaqil Maxamed Aadan Cade oo ka mid ahaa tiirarka nabada iyo dhiska qaranka Somaliland, ayaa ku geeriyooday magaaladda xudun ee xarunta u ah gobolka Xaysimo. Marxuumka, ayaa Salaasadii lagu aasay
Somaliland: Wasiir Cabdullaahi Abokor Oo Si Cadhaysan Uga Falceliyay Faddeexado Musuqmaasuq iyo Dhacdooyin Foolxun Oo Guddoomiye Faysal U Xanbaariyay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cabdullaahi Abokor, ayaa si weyn uga cadhooday eedaymo la xidhiidha musuq-maasuq iyo fadeexado uu guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe warbaahinta u mariyay Isniintii. Wasiir Abokor oo daba
Somaliland: Muwaadin Lagu Maamuusay Abaalmarin Xujo Ku Ah Masuuliyiinta Qaranka
Araweelo News Network. “Gaadhigan weligay Gurigayga Dhuxul iyo Raashin uguma qaadin, dan aan leeyahayna kuma qabsan”Bedri Axmed Maxamed. Ceergaabo(ANN)-Wassaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland, ayaa munaasibad abaalmarin lagu guddoonsiiyay Muwaadin dareewal ka ahaa shan iyo toban sannadood ku qabtay Magaalada
#Gobolka Sool waxaa ka muuqata Qalalaase Siyaasadeed Iyo Nabadgelyadaro aannay La qabin Gobollada kale,” Wasiir Koore
Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, ayaa ku sifeeyay magaaladda xarunta u ah gobolka Sool ee Laascaanood meel hoy u noqotay qalalaase siyaaasadeed iyo nabadgelyadaro. Wasiir Koore, wuxuu sheegay in sababta ay
Laascaanood Taariikh Noocee Ah Ayay Leedahay?
Araweelo News Network. #Laascaanood Taariikh Nooce Ah Ayay Leedahay? Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee Somaliland, waxay leedahay taariikh iyo waayo ku taxan qarniyo hore iyo xilliyadii danbe, Sidoo kale, waxay ku taal deegaan caan ku ah dagaalo iyo
Colin Powell, the leader of the Iraq war, has died
Araweelo News Network. The United States is saddened by the death of General Colin L. Powell, the leader of the Iraq War Washington(ANN)-The United States is saddened by the death of General Colin L. Powell, the leader of the
Somaliland: President Bihi Condemns United Nations Hypocrisy
Araweelo News Network. Hargeisa (ANN) -The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has called the United Nations “two hypocrites” who lie about the situation in Somaliland. Speaking on the occasion of the 37th anniversary of Martyrs’
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Maalinta Shuhudada Ka Jeediyay #Khudbad Aan Lahayn Qorshe Ku Waajahan Mujaahidiinta iyo Agoomaha Dayacan
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Sool ee Laascaanood oo dhowaan xukuumaaddiisu ka masaafurisay boqolaal qoys oo sannado ku noolaa halkaa, kuwaas oo loo masaafuriyay deegaankii ay kasoo jeedeen Soomaaliya. Sidoo
Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Waxyaabo Layaab Ah Kala Kulmay Hantidhawrka Guud Iyo Hay’addo Kale
Araweelo News Network. “Maareeyuhu wuxuu noo sheegay in aannay Lacagtaa Qaadin, waxaanse oggaanay in Lacagtaa La qaado oo Meelo kale ay Marto” Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa si weyn u dhaliilayay masuulka ugu sareeya Hay’adda Hantidhawrka guud ee Qaranka, iyagoo sheegay
AU Expresses Strong Concern over Somalia
Araweelo News Network. “The AU and the UN, in consultation with FGS, and international donors, call for the immediate completion of a joint report on the situation in Somalia for submission to the Security Council.” the AU said