Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 902 Posts

Somaliland: Xukuumadda Oo Ku Hawlan Qorshayaal Lagu Xakamaynayo Baraha Bulshada Iyo Mushkillada Dhulka

Araweelo News Network. Go’aamo Kasoo Baxay Shirka Gollaha Wasiirrada oo La Xidhiidha Arrimaha Dhulka Iyo Baraha Isticmaalka Baraha Bulshada   Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa wada qorshe la doonayo in lagu xakameeyo Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho ee loo yaqaan (Social

Ethiopia launches Airstrikes on Mekelle for the third time

Araweelo News Network.   #TPLF leader Debretsion #Gebremichael, who spoke about the #Mekelle #airstrikes and the #situation. Addis Ababa(ANN)-The Ethiopian government has for the third time today launched airstrikes on the capital of the northern region of Tigray. Bomb blasts

Hoggaamiye Nabadeed Door Weyn Ku Lahaa Dhismaha Qaranka Somaliland Oo Geeriyooday

Araweelo News Network.   Xudun (ANN)-Allah ha u naxariistee Chief Caaqil Maxamed Aadan Cade oo ka mid ahaa tiirarka nabada iyo dhiska qaranka Somaliland, ayaa ku geeriyooday magaaladda xudun ee xarunta u ah gobolka Xaysimo. Marxuumka,  ayaa Salaasadii lagu aasay

Somaliland: Wasiir Cabdullaahi Abokor Oo Si Cadhaysan Uga Falceliyay Faddeexado Musuqmaasuq iyo Dhacdooyin Foolxun Oo Guddoomiye Faysal U Xanbaariyay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cabdullaahi Abokor, ayaa si weyn uga cadhooday eedaymo la xidhiidha musuq-maasuq iyo fadeexado uu guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe warbaahinta u mariyay Isniintii. Wasiir Abokor oo daba

Somaliland: Muwaadin Lagu Maamuusay Abaalmarin Xujo Ku Ah Masuuliyiinta Qaranka

Araweelo News Network. “Gaadhigan weligay Gurigayga Dhuxul iyo Raashin uguma qaadin, dan aan leeyahayna kuma qabsan”Bedri Axmed Maxamed. Ceergaabo(ANN)-Wassaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland, ayaa munaasibad abaalmarin lagu guddoonsiiyay Muwaadin dareewal ka ahaa shan iyo toban sannadood ku qabtay Magaalada

#Gobolka Sool waxaa ka muuqata Qalalaase Siyaasadeed Iyo Nabadgelyadaro aannay La qabin Gobollada kale,” Wasiir Koore

Araweelo News Network.   Laascaanood(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, ayaa ku sifeeyay magaaladda xarunta u ah gobolka Sool ee Laascaanood meel hoy u noqotay qalalaase siyaaasadeed iyo nabadgelyadaro. Wasiir Koore, wuxuu sheegay in sababta ay

Laascaanood Taariikh Noocee Ah Ayay Leedahay?

Araweelo News Network. #Laascaanood Taariikh Nooce Ah Ayay Leedahay? Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee Somaliland, waxay leedahay taariikh iyo waayo ku taxan qarniyo hore iyo xilliyadii danbe, Sidoo kale, waxay ku taal deegaan caan ku ah dagaalo iyo

Colin Powell, the leader of the Iraq war, has died

Araweelo News Network.   The United States is saddened by the death of General Colin L. Powell, the leader of the Iraq War Washington(ANN)-The United States is saddened by the death of General Colin L. Powell, the leader of the

Somaliland: President Bihi Condemns United Nations Hypocrisy

Araweelo News Network.   Hargeisa (ANN) -The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has called the United Nations “two hypocrites” who lie about the situation in Somaliland. Speaking on the occasion of the 37th anniversary of Martyrs’

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Maalinta Shuhudada Ka Jeediyay #Khudbad Aan Lahayn Qorshe Ku Waajahan Mujaahidiinta iyo Agoomaha Dayacan

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Sool ee Laascaanood oo dhowaan xukuumaaddiisu ka masaafurisay boqolaal qoys oo sannado ku noolaa halkaa, kuwaas oo loo masaafuriyay deegaankii ay kasoo jeedeen Soomaaliya. Sidoo