Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 902 Posts

Regional State of Somalia Tested Election and Democracy Lessons and learned from Somaliland

Araweelo News Network.   Garowe(ANN)-Somalia’s semi-autonomous region of Puntland, elections took place on Tuesday in three districts, with up to seven political parties contesting. This is the first time that the Puntland regional administration in Somalia has done so, since

Somaliland: Maxaa  Kasoo Baxay Kulanka Madaxweyne Biixi La Yeeshay Maayarrada 23 Degmo

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay dhammaanba maayarrada kala duwan ee dhawaan loo doortay  23-ka degmo-doorasho ee dalka.   Lama ogga ujeedada dhabta ah ee kulankaa oo aannay saxaafadu goob

TPLF Oo Ugu Baaqday Ciidamadda Dawladda In Ay Isu Dhiibaan Shacabka Gobolka Amxaaradana U Diray Digniino

Araweelo News Network. Mekelle (ANN)-Getachew Reda oo ah Xubin ka tirsan Taliska Dhexe ee Tigray (TPLF) ee dagaalka kula jira dawladda Federaalka Ethiopia, ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka ee xilligan iyo awaamiir ku waajahan shacabka Magaalooyinka Dessie& iyo Kombolcha.  

Khartoum: Kacdoonka Lagu Diidanyahay Inqilaabka Millateriga Oo Sababay In La Xidho Ra’iisal Wasaarihii Iyo Siyaasiyiin Kale

Araweelo News Network. Qaramada Midoobay, Maraykanka, Midawga Yurub Iyo Dunida Kale oo Jawaab Cad Ka Bixiyay Tallaabooyinka La Qaaday.     By. Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Hargeisa Somaliland. Khartoum (ANN)-Xukuumadda Millateriga ah ee

Somaliland: Kumuu Ahaa Wasiirkii Hore Gaashaandhiga Cabdullaahi Gurey Oo Geeriyooday

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Allah haw anxariistee Cabdullaahi Cali Ibraahim (Cabdullaahi Guray) oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale kasoo qabtay xilka Wasiirka Gaashaandhiga, ayaa ku geeriyooday maanta Magaalada Hargeysa. Marxuumka oo ka mid ahaa

Russian President welcomes Turkish President’s plan to change Security Council Powers

Araweelo News Network. “The world is bigger than five,” say Turkish President.   Moscow(ANN)-Russian President Vladimir Putin has acknowledged the grievances of many countries around the world over the structure of the United Nations and the need to change the

Gurceel Oo Gacanta Ahlu Sunna Dib Ugu :Laabatay Kaddib Markii Ay U Awood Sheegteen Ciidamadda Federaalka Iyo Kuwa Galmudug

Araweelo News Network.   Taliyihii Ciidanka Danab Oo Lagu Dilay Dagaalka Iyo Gaadiid Laga Qabsaday Ciidanka Dawladda Federaalka Gurceel(ANN)- Dagaal lagu hoobtay, ayaa saaka ku dhexamay Magaaladda Gurceel Ciidamadda Dawladda Federaalka Soomaaliya oo teegeeraya kuwa maamulka Galmudug iyo ciidamadda Ururka

What is the outcome of the meeting between the Somaliland delegation in Nairobi and the international Community?

Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-The A high level delegation made up of ministers, senior advisors and officials from the Somaliland Mission in Kenya met with international development partners in Nairobi, Kenya. A high-level delegation from the Republic of Somaliland met with

Somalia: Farmaajo Iyo Rooble Oo Gaadhay Heshiis Dhawr Qodob Khilaaf Dhanka Awoodda Ah Oo Muddo Soo Jiitamay

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Labada masuul ee ugu sareeya dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka heshiiyay markii u horaysay khilaaf muddo soo jiitamayay  u dhexeeyay. Sidaa waxa lagu xaqiiyay war kasoo baxay xafiiska ra’iisal

TPLF: Getachew Reda Discusses Live Interview on the Situation of War and Diplomatic Ways to End Conflict

Araweelo News Network. Mekelle(ANN)-Getachew Reda, a member of the Tigray Central Command (TPLF) fighting the Ethiopian Federal Government forces in collaboration with Eritrean and Amhara militias, spoke about the current fighting situation. He also spoke about the recent airstrikes in