Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Ethiopia: Abiy Oo Qiray In Laga Qabsaday Magaaladdii Labaad Ee Marinka U Ahayd Saadka Iyo Dhuuniga Dekedda #Djibouti Usoo Mara
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ciidaamadda TPLF, ayaa qabsaday magaaladda Kombolcha oo ah magaaladdii labaad istiraatiijiga ah ee ay qabsadaan 24kii saacadood ee u danbeeyay. Shalay ayay ahayd markii ay Saraakiisha Taliska sare ee TPLF, si badheedh ah u shaaciyeen
“Maxamuud Xaashi Go’aanka Xisbiga Lagaga Saaray Wuxuu Madaxweyne Biixi Ku Noqonayaa Waran” Siyaasi Cali Gurey
Araweelo News Network. “Madaxweynuhu dhabarka ayuu taabtay Kaahin iyo Gaafaadhiba inuu Kulmiye ku wareejinayo, sidaasina….” Cali Gurey. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay go’aanka Xisbiga KULMIYE, lagaga saaray Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi iyo saamaynta kaga imankarta tallaabadaa
Ethiopia: TDF Capture Of Strategic City Of Dessei
Araweelo News Network. Is the Dessie’s capture important for the end of the Ethiopian war? Addis Ababa (ANN)-Fighters from the Tigrean People’s Liberation Army (TDF) said on Saturday that they had captured the strategic town of Dessie in Ethiopia’s Amhara
Suudaan: Ra’iisal Wasaaraha La Inqilaabay Oo Diiday Dalab Uga Yimi Millateriga Iyo Mudaharaadyada Sii Socda Oo Sababay Khasaare
Araweelo News Network. Khartoum(ANN)-Xukuumadda Millateriga ah ee dalka Suudaan, ayaa la tacaalaysa kacdoon shacab oo lagu dalbanayo in xukunka dalka lagu soo celiyo gacanta shacabka, waxaana la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan laba qof, kaddib kumanaan qof oo maanta shaaracyada Khartuum
TPLF: Qabsashada Magaaladda Istiraatiijiga Ah Ee Dessie Iyo Booqashada Abiy Ee Bahardaar Maxaa Kasoo Baxay
Araweelo News Network. Getachow Reda Oo ka Hadlay Qabsashada Magaaladda Iyo Qorshaha ku xigga Addis Ababa(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Dalka Ethiopia, Abiy Ahmed oo ku jira xaalad adag oo guuldaro kaga imanaysa ciidamadda dawladda iyo Malayshiyaadka Amxaaradda, ayaa maanta booqday
A former Ethiopian government official says there is no doubt that a massacre has taken place in Tigray
Araweelo News Network. “Abiy, told me he would oust the TPLF-led government in Tigray in three to five days, as he did in the Somali region of Ethiopia.” Gebremeskel says. Addis Ababa (ANN)_Gebremeskel Kassa, a former Cabinet Secretary and Chief
Somaliland: Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANi Oo Ka Hadlay Natiijadda Ka Dhalanay In Siyaasiga Maxamuud Xaashi Laga Saaro KULMIYE
Araweelo News Network. “Maxaamuud Xaashi Waa Xiddiga Siyaasadda, Maaha siyaasi la eryo ee waa siyaasi la Baryo.” Hargeysa(ANN)-Xisbiga ugu weyn mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka hadlay go’aanka xisbiga xukuumadda ee Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi lagaga saaray Xsibiga KULMIYE. Xoghaha
Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Mawqifka Isaga Iyo Saaxiibadii Ee Siyaasada Kaddib Go’aanka KULMIYE
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa si adag uga falceliyay qoraal kasoo baxay maanta Xisbiga uu muddada dheer ka tirsanaa ee KULMIYE, qoraalka oo lagu sheegay in laga saaray gebi aahanka Xsibiga. Qoraalka, ayaa lagu sheegay in sababta
Xirsi Cali Xaaji Xasan Hoggaamiyaha WADDANI Oo Shaaciyay Hankiisa Jagada Guddoomiyaha Xisbiga
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Hoggamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANi, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si cad u shaaciyay hankiisa uu ku doonayo inuu noqdo Guddoomiyaha Xsibiga, isla markaana u taagan yahay inuu u tartamo, marka laysugu yimaado masraxa loogu tartamayo
There Was Once Hamed Jama
Araweelo News Network. Do you know, Hamed, that God loves Crater very much, perhaps because of you! Places lose an intimate part of their fable, and eras lose an integral part of their memory, if they lose anything of the