Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Laascaanood: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Maxaabiis Iyo Gaadiid Lagu Qabtay
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal Sabtidii maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dagaalka maanta ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac iyo gaadiid Tugniko iyo Maxaabiis ciidanka Qaranka Somaliland gacanta ku dhigeen oo warbaahinta
Washington: Instability and Democratic Backsliding in Somaliland , Press Statement U.S. Department of State
Vedant Patel, Prinsipal Duputy Spokesperson, 30 March 2023. U.S. Department of State #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-The United States is increasingly concerned by the continuing violence in Lascanood and joins other international partners and neighbors in calling for de-escalation, adherence to the
Dareenka Ku Xeeran Jawaabta Madaxweyne Geelle Ka Bixiyay Aqoonsiga Qadiyadda Somaliland Oo la Weydiiyay
#Araweelo_News_Network. Djibouti (ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan qadiyadda madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee ay jaarka yihiin. Madaxweyne Geelle oo wax laga weydiiyay sababta ay xukuumadiisu u aqoonsan weyday Somaliland, wuxuu bixiyay jawaab si dhab
DP World Oo Dekedda Berbera Kusoo Kordhisay Xarun Cusub Oo Saliidda Cuntada Ah
#Araweelo_News_Network. Xaruntan cusub iwaxay noqonaysa mid wax ka beddesha Geeska Afrika, iyadoo yareynaysa kharashaadka saadka ee badeecada muhiimka ah sidoo kale waxaya buuridoontaa shaqooyin wadanka gudihisa Wajigahore ee xarunta ayaa si mudodheer ah looga kireeyeyganacsi weyn
The international community is focusing on the fight against Al-Shabaab and the ongoing conflict in the city of Las Anod in Somaliland
Dr. Annette Weber, EU Special Representative for the Horn of Africa, at the UN Security Council Private Meeting on Somalia, Image Araweelo News Network, 27 March 2023. New York, “I urge the parties to reinstate the cease-fire and engage in
Laascaanood: Dagaalkii U Danbeeyay Ee Samriye Oo Isu Beddelay Siiga Dheere Muuqaalka Diyaaraddu Duubtay
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Axaddii 26 March 2023, ayaa si cad u muujiyay guusha iyo guuldarada labada dhinac. Dagaalka oo huwanta dagaalka kula jirta Ciidamadda Qaranka Somaliland waxay ka hor ina
LasAnod: The tribal style of organized war has become gunpowder, which easily destroys peace in the Horn region and even East Africa
#Araweelo_News_Network. Las Anod(ANN)-The government of the Republic of Somaliland has spoken about an attack, as it said on Sunday morning, on the siege of the Somaliland National Army base on the outskirts of the town of Las Anod. A press
Kenya economic crisis
Thousands of Kenyans have cried foul about the financial crisis #Araweelo_News_Network. Hempstone Monari’s taxi business had just been launched when his future slipped away and a Kenyan bank auctioned off his car for non-payment of a $9,900 loan. “They took
Somaliland: Maxaabiista Lagu Qabtay Dagaalka Laascaanood Oo Ka Hadlay Qaabka Loola Dhaqmay
#Araweelo_News_Network. Burco (ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa xaaladda maxaabiista lagu qabtay dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay Laascaanood la wadaagtay warbaainta. Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Maxamed Cabdullaahi Nafaqo, ayaa maanta booqday maxaabiis dhowaan lagu soo qabtay dagaalka Laascaanood oo ku
Somaliland: House of Representatives Committee to Investigate Solutions to Las Anod War Proposes to Constitution amendment
#Araweelo_News_Network Hargeisa(ANN)-A committee that the Somaliland representative council recently put into the situation of the LasAnod war and the issues of the political conflict in Somaliland’s delayed elections, in which the opposition parties and the government are in dispute,