Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 902 Posts

Somaliland Iyo Dunida Islaamka Oo Laga Shaaciyay Curashada Bisha Shuwaal

Culimada Oo Ka Hadashay Salaadda Ciida Iyo Jimcaha #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dunida Islaamka, ayaa laga iclaamiyay in maalinta Jimcaha ay bilatay bisha Shuwaal, isla markaana ay tahay maalinta ciidal Fidri, iyadoo wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland, ku dhawaaqay. Sh.Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani)

Suudaan: Xabad Joojin Fashilantay Iyo Dedaalka Hoggaamiyayaasha Masar Iyo South Sudan Oo Ka Hadlay Xaaladda

#Hemedti: Generalka Aan Waxna Qorin Waxna Akhriyin Oo Ku Taamaya Inuu La Wareego Dalka Suudaan #Araweelo_News_Network.   Khartoum (ANN)- Dagaalka ayaa weli ka socda dalka Suudaan saacado kaddib xilli la doonayay inay dhaqan gasho xabad joojin caalami ah, iyadoo ciidamadda

Premeir Bank Oo Soo Gunnaanaday Tartankii Hal-abuurka Ganacsiga Iyo Guulaystayaasha Oo La Guddoonsiiyay Jeegag

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Bangiga Premier Bank qaybtiisa xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, ayaa soo gunnaanaday Tartanka Hal-abuurka ganacsiga oo si weyn indhaha loogu hayay. Barnaamijka HAL-ABUURKA Ganacsiga, ayaa muddadii uu socday oo ahayd Bisha Barakaysan, waxa lagala socday Warbaahinta oo

The international community spoke together about the state of Somaliland’s elections and the solution to the LasAnod War

“There must be an immediate and unconditional cessation of hostilities and separation of forces to agreed locations.” the joint statement >”Similar messages have been passed to other parties of the conflict from the Partners.” the statement from international partners #Araweelo_News_Network.

Sudan: General Al-Burhaan Oo sheegay La Weeraray Gurigiisa

Dagaal Ka Qarxay Suudaan Millateriga Oo Xukunka Isku Haysta #Araweelo_News_Network.   Khartoum (ANN)- Dagaal ka qarxay dalka Suudaan ayaa sababay dhimashada ugu yaraan Ilaa 11 qof oo rayid ah, kuwaas oo lagu dilay guud ahaan Suudaan kaddib markii ay isku

Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Kaga Jawaabay Soo Jeedinta Dublamaasiyiinta Beesha Caalamka Ee Xalka Dagaalka Laascaanood Iyo Arrimaha Doorashooyinka

Laascaanood: Arrimaha Xaasaasiga Ah Ee La Hordhigay Madaxweyne Biixi iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadashay waxyaabo ay isla qaateen dublamaasiyiinta shisheeye ee danaynaya arrimaha amaanka Somaliland ee xaaladda colaadda Laascaanood iyo arrimaha doorashooyinka

Ergayga Madaxweynaha Somalia U Magcaabay Arrimaha Somaliland Muxuu Ka Aamisanyahay Qadiyada Madaxbanaanida?

#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia, (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhowaan u mgacaabay Siyaasiga Cabdikariim Guuleed inuu noqdo Ergayga gaarka ah ee arrimaha Somaliland. Ergayga, ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana magcaabistiisa xilligan

Djibouti Madaxweyne Geelle Maxay Ka Wadahadleen Wefdi Ka Socda Dalka Ethiopia

#Araweelo_News_Network.     Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socda dawladda Ethiopia.   Wefdigaa oo uu hoggaaminayo Aadan Faarax oo ah Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo-sooranka ee Ethiopia iyo masuuliyiin

Somaliland Go’aamo Xukuumaddu Ku Muujisay Ahmiyada Ay Leedahay In Laascaanood Laga Sifeeyo Puntland Iyo Kooxaha Aragagixisada

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si cad u muujisay ahmiyada ay leedahay in magaalada Laascaanood laga sifeeyo maleeshiyada maamulka Puntland iyo kooxo ay sheegtay inay Argagixisada ka dagaalamay halkaa.   Balse Go’aamada kasoo baxay shirkii gollaha wasiirrada Somaliland ee

Taliyaha Difaaca Safka Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Faysal Bootaan Oo Ka Hadlay Xaaladda Dagaalka Laascaanood

#Araweelo_News_Netwprk. Laascaanood(ANN)-Taliyaha safka hore ee difaaca Ciidanka Qaranka ee Tukaraq, Sareeye Guuto Faysal Cabdi Bootaan, ayaa ka hadlay xaaladda maanta Axad ah Magaalada laascaanood iyo khasaaraha dagaalkii shalay ay gaadhsiiyeen ciidmada Puntland, maleeshiyada iyo argagixisada huwanta ah. Sareeye Guuto, Muj.