Category: Sudan/ south Sudan Jubba
#Somaliland Oo Xukun Dheer Ku Riday Nin Lagu Eeddeeyay Al-shaabab
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Ciidamadda ee Somaliland, ayaa maanta xukun ku riday Nin lagu eeddeeyay inuu xidhiidh la lahaa Al-shabaab, isla markaana ahaa wakiil u jooga Somaliland. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland oo ku taariikhaysan 11 Jun 2023, ayaa
# Weerane: Taariikhda Markhaatiga U Ah Halyeeyga Qoraaga Buugga Maxamed Baaruud
Somaliland: Madashii Loo Golleeyay Bandhiga Buugga #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madal si ballaadhan loo golleeyay, ayaa lagu soo bandhigay Buug si weyn loo sugayay oo uu qoray Halgamaa Maxamed Baaruud Cali oo ka mid ah Haldoorkii iyo aqoonyahankii ibafuray halgankii lagu waajahay
#Somaliland: Dacwadda Guddoomiyaha Gollaha Wakiilladda Oo Asqaysay Saaxadda Siyaasadda
Doodda Guddoomiye Ku Xigeenka Cali Xaamud Jibriil Iyo Kulankii Lagu Naaqishay Arrinta Guddoomiye Khaliif Oo Ku Dhammaaday Natiijo La’aan #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku mashuuqlsan xiisadda ka dhalatay dacwadda Xeer-ilaalinta Qaranku kasoo gudbisay Guddoomiyaha gollaha wakiillada Somaliland,
Buugga Ay Qortay oo Manfac Weyn u Leh Bulshada Ayaa Gubtay Daabacaadii Koobaad Ka Hor intii aannay soo Bandhigin
“Waxa Gubtay daabacaadii u horaysay oo ahayd 394, “Habeddelin Haybaddaada “marnaba kama niyadjabayo inaan Bulshadayda usoo bandhigo natiijadda Buugga aan ku tabcay muddada sanaddaha baddan ah” ayay tidhi, Naciima Cabdiraxmaan Shire Qoraaga Buugga #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Naciima Cabdiraxmaan Shire, waa gabadh
“The statement issued by the UN Security Council in LasAnod does not seem to reflect reality: “The Ministry of Foreign Affairs of Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeisa)ANN)-The government of Somaliland expressed its concern today about a statement issued by the United Nations Security Council on the situation in Lasaanood on Wednesday, but the Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland described as a
#Somaliland: Qaadlayaasha Oo Qaaday Dagaal Dhaqaale Oo Dhabar-jab Ku Ah Qaranka
Hargeysa(ANN)-Shirkaddaha ka ganacsada Qaadka iyo Diglayaasha, ayaa bilaabay qorshe ay ku dhabar-jebinayaan dhaqaalaha qaranka xilli uu qaranku ku jiro dagaalka Laascaanood ee sida weyn u taabtay dhaqaalaha dalka iyo dakhliga dawladda. Qaadku wuxuu ka mid yahay ilaha dhaqaalaha ugu
#Somaliland: Xeer-ilaalinta Qaranka Oo Dacwad Ku Ooggay Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif
Maxkamadda Sare Maxay Ka Tidhi Arjiga Dacwadda Guddoomiye Khaliif #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Xeer-ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gudbisay dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha gollaha wakiilladda Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif oo muddooyinkii u danbeeyay ku mashquulsanaa arrinta dagaalka Laascaanood. Guddoomiye
Dr Sada Mire is a Swedish Somali Woman from Somaliland who has won an Award
the second woman from Somaliland to win an award this year #Araweelo_News_Network. Dr. Sada Mire’s newly named National Geographic Explorers represent the next generation of influential leaders, communicators, and innovators. Dr. Sada is a Swedish Somali woman of Somaliland origin,
Puntland: Madaxweyne Deni Oo Ganafka Ku Dhuftay Qorshaha Cusub Ee Dawladda Federaalka
#Araweelo_News_Network. Garoowe(ANN)-Madaxweynaha Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ganafka ku dhuftay go’aamada kasoo baxay Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee ku shiray Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni, wuxuu si weyn u daadafeeyay in aannay maamulka Puntland waxba
“Siyaasaddu Waa Hadhkaa Labadiisa Gelin, Mar Waa Kufiso, Marna Waa Kibriso”Maxamuud Xaashi
Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi, Doorashada Turkiga Iyo Guusha Erdogan ? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay doorashada dalka Turkiga ee shalay lagu kala calaf qaaday, kaddib tartan addag oo