Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Al-shabaab Oo Shaacisay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Weerar Qarax Oo Lala Beegsaday Saraakiil
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Weerarrada Al-shabaab iyo qaraxyada lala beegsanyo goobo muhiim ah, ayaa si xidhiidh ah ugu soo laabtay Soomaaliya, waxaana weerarkii ugu danbeeyay oo shalay gelinkii danbe ka dhacay Miiska saraakiisha ee kasoo horjeedka xarunta wasaarada gaashaandhiga ee dawladda Federaalka ee
Mid Ka Mida Haldoorka Saxaafadda Somaliland Marxuum Madar Cabdi Oo Loo Sagootiyay Hoygiisa Rasmiga Ahaa
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Boqlaal qof, ayaa ka qaybgalay Aaska Marxuum Suxufi Madar Cabdi Axmed oo maanta 12 July 2023, lagu aasay xabaalaha Baqiic ee duleedka waqooyi ee Magaalada Hargeysa, masuuliyiin ka socday dawladda Somaliland, bahda Saxaafadda iyo Dadweyne tiro baddan.
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Murranka Doorashooyinka Iyo Arrimo Xaasaasi Ah
Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimaha khilaafaadka siyaasadeed ee kusoo noq noqda saaxadda siyaasadda Somaliland, murranka dhinacyada ku loolama hoggaaminta dalka iyo doorka Jaamacaddaha Dalka. Muuqaalkan Ka Daawo Madaxweyne Biixi oo ka hadlaya arrimahaa
Somaliland: Guddoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbiga WADDANI Ee Doorashada Iyo Dagaalka Laascaanood
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooda ee arrimaha doorashooyinka murrankoodu soo laabtay, wuxuuna sheegay in Xisbi ahaan aannay ka hodhayn doorashada oo ay sugayaan jawaabta Maxkamadda Sarre. Sidoo kale, Guddoomiye
Somaliland: Xilliga La Qorsheeyay Doorashada Oo Madaxweyne Biixi Shaaciyay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in loo diyaargaroobo doorashada wixii ka danbeeya bisha July 2023. Madaxweyne Biixi, wuxuu arrintaa ka sheegay mar uu dhagax-dhigay dhismaha Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa Sabtidii, isagoo ka hadlay dhibaatooyinka murranka
Dabka Galaalafay Suuqa Ugu Weyn Ee Jigjiga Oo Dhaliyay Dareen Shaki Gelinaya Xidhiidhka Ka Dhexeeya Gubashada Suuqyada Ganacsiga Soomaalida
#Araweelo_ News_Network. Jigjiga(ANN)-Suuqa ugu weynaa ganasiga Magaaladda Jigjiga ee xarunta is maamulka Soomaalida Ethiopia ee loo yaqaanay Taiwan oo xalay saqadii dhexe ku shuf-beelay dab xooggan oo kacay ayaa ugu damnbayntii maanta lagu guulaystay in la bakhtiiyo. Dabka, ayaa
The Ministry of Defense of Somaliland presented a difficult situation in Las Anod
#Araweelo_News_Network. Hargeisa(ANN)- The Ministry of Defense of Somaliland presented a difficult situation in the city of Las Anod, where since the beginning of this year 2023, there has been a conflict that has caused a war between the Somaliland
Sir Williamson A British MP’s mission Bill to recognize Somaliland from Somalia
#Araweelo_News_Network. London(ANN)-The lives of millions of people could be transformed overnight if the UK Government recognises Somaliland as an independent nation, Sir Gavin Williamson has said. The Tory former cabinet minister will seek to table his Republic of Somaliland
Dalalka Eritrea iyo Ethiopia,Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Dhexmaro
Ra’iisal Wasaare Abiy Oo Guuldaro Kala Soo Laabtay Midawga Yurub #Araweelo_News_Network. Brussels (ANN)- Dalalka Eritrea iyo Ethiopia, ayaa la filayaa inuu dhexmaro dagaal qadhaadh, taas soo ifbaxday kaddib booqashadii Ra’iisal wassaaraha Ethiopia Abiy Axmed dhowaan safar ku