Category: Sudan/ south Sudan Jubba
#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Burco Kula Kulmay Arrin Murraga Ah
#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo iyo Jimcihii ku sugnaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa la kulmay arrin murrugo ah. Madaxweyne iyo masuuliyiinta la sicota oo maalinta beri ka qaybgelaya shirka gollaha dhexe ee xisbiga KULMIYE,
The Somaliland Government and the cultural Leaders of Las Anod have spoken in different ways about the death of poet Jama Kediye.
#Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)-The government of the Republic of Somaliland has expressed sadness over the death of the great Somali poet Jama Kediye after it was confirmed last night that he passed away in Las Anod, the capital of the Sool
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Qaabka Uu Doonayo In Lagu Xaliyo Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aan la dafiri karin khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, balse wuxuu xusay in aannay khilaafaadku noqon kuwa qaranka ka leexiya jidkii iyo qorshihii horumarkii ay ku soconay. “Khilaafaadka
Trafigura: Investments in Somaliland and the Ivory Coast scandals that are affecting the company
The president of Somaliland inaugurated the expansion of oil tanks with the investment of Trafigura #Araweelo_News_Network. Berbera(ANN)- The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Muse Behi Abdi, has today officially launched a project to expand the fuel
Gollaha Guurtida Mudanayaasha Oo Ku Shoobareeyay Guddoomiye Saleebaan
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Fadhigii gollaha Guurtida ee saaka oo Sabti ah, ayaa mar keliya weedho qalacaad ah iyo dhawaaqyo cannaan ah oo u muuqday shoobarayn kala horyimi Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan. Xildhibanaada madasha fadhiga kasoo xaadiray, ayaa dhawaaqyo cannaan ah ku yidhi,
“Annigu Weligay Dagaal Sokeeye Kama Qaybqaadan, Kursiga Dhiig Kuma Fuulayo” Cabdiraxmaan Cirro
#Araweelo_News_Network. Boorama (ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay dhacdooyinkii u danbeeyay ee ka dhacay deegaanka Go’ada ee Buurta Gacan-Libaax oo ku beegan dulleedka Bari ee Hargeysa, halkaas oo dagaal saaka ku dhexmaray Ciidamada Booliska gaarka ah ee
Jaamacadda Garadag Oo Xadhiga Laga Jaray
Waxa Loogu Magacadaray Halyaygii Aasaasay #Araweelo_News_Network. Garadag (ANN)-Munaasibad si weyn loo abaabulay ayaa xadhiga lagaga jaray Jaamacadda Degmada Garadag ee galbeedka gobolka Sanaag oo ka mid ah degmooyinka ugu caansan Somaliland ee ugu facaweyn. Munaasibada lagu daahfuray Jaamacadda Garadag oo
#Somaliland: Labada Xisbi Ee Mucaaradka Oo Ku Gacansaydhay Martiqaadka Madaxweynaha
Maxay Ka YidhaahdeenDablayda Qafaalatay Gaadiid Ay Leedahay Hay’adda Hello Trust #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay go’aansadeen labada Xisbi WADDANI iyo UCID aannay aqbalin dalabka Madaxweyne Biixi ee ahaa
#Somaliland: Dablayda Gacan-libaax Oo Qafaalatay Gaadiid Ay Leedahay Hay’adda Hello Trust
Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Dhacdada Afduubka #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Dablayda ku sugan Buurta Gacan-libaax ee galbeedka Magaalada Hargeysa, gaar ahaan deegaanka Cadaadley ayaa saaka weerartay tuulada Daba-gorayaale oo ka tirsan deegaanka dhinaca hawdka ee u dhow xadka Somaliland iyo dawlad
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururada Siyaasada
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda kulan kula yeeshay nadaxda Ururada Siyaasadda ee doonaya inay ka qayb qaataan tartanka doorashooyinka. Kulankaa oo aannay saxaafadu goob joog ka ahaynm ayaa lagaga hadlay arrimaha tartanka doorashooyinka Ururada